We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
| | Unrecorded Date The current sociopolitcal situation of Somalia is extremely warsening. I have some new approaches which will reconcle between the tribe and modern political institutions based somali values.
|
| | Unrecorded Date What are your new ways. We'd like to hear them.
|
| | Unrecorded Date Anonymous, what do you have in mind? If it's just an idea, post it in General. If news keep it here. That's how SomaliNet set it all.
|
| | Unrecorded Date The best idea to solve Somalia Problem is The building Blocks which means to create Regional States and have a very lose confederal adminstraion like United Arab Emiraties .
|
| | Unrecorded Date Let me correct my previous suggestion , I mean loose which is mild .
|
| | Unrecorded Date jaallayaal. Maxaa idiin diiday inaad afkii hooyo aad umadda wax ugu sheegtaan, haddii aad xal haysaan. waxayse ila tahay, inaad idinka u baahan tihiin dhaqan celis.
|
| | Unrecorded Date Aniga ugu horreyn Xassan ayaan kuraacsanahay in dadka afka hooyo wax loogu sheego,qiimqna looyeelo. Xalka Kamaal uu keenay waxaa laga yaabaa in uuyahay mid fiican,waxaa kaloo jiri kara nidaamyo, kale oo kasii fiican,balse,suaashu waxay tahay:Yaa hawshaas awood uleh in uu fuliyo? Mahaysataa dad wadaniyiin ah oo daacad u ah waddan kooda oo aan kahormarineyn danta iyo daacadnimada qabiilka?.
|
| | Unrecorded Date by Mustafa Dahir dhibaatada ay leedahay afka soomaliga qoridiisa waxay tahay dadku sifiican uqori kari maayana afsoomaliga mida kale soomaligu ma ah luqad qani ah oo wax walba sidii larabay u qeexaya. aniga waxaan aad ujeclahay luquda af carbaiga marka ay timaado akhris iyo qorid. in muda ahna afsoomaliga wax kumaqorin marka way ku adagtahay jiilka cusub ee qurbaha in ay af somaliga ku dabaqaan noloshooda. waa mahadsantihiin nabad gelyo
|
| | Unrecorded Date waad salaamantihiin dhamaan. wakhti dheer ayaynu dhibaato ku jiray hadana dadkeenii weli ma garan wadanku qiimuhuu leeyahay dhib iyo qurbe ka daalee wuxuun aynu samayno waxayse ila tahay in dadka wax bartay bedelaan fekradaha qabiilka ee ina burburiyey. dhalinyaradana la baro jacaylka wadanka.
|
| | Unrecorded Date Qabiil..... Qabiil..... Qabiil..... I am proud of my qabiil I am proud to be one of my Qabiil I am proud that my Qabiil Exists I hate violence I hate ignorannce I hate selfiness Violence, ignorance, selfishness are a foreign behaviour introduced in to Somalis. They have to, they must clean our qabiil of these Foreign dirt. I must clean my Qabiil I am going to clean my Qabiil I will always clean my Qabiil How about yours?
|
| | Unrecorded Date idinka oo aanan ka saarin qabiilka meesha, bal keena xal kale. Qabiilku waa wax la isku garto laakiinse waxaa khaldan jaahilnimada ay u isticmaalaan Soomalidu. Dadkiinan ku soo qoraya inaad ku qortaan afqalaad wax walba oo sheegaysaan, majiro qof jooga oo aanan luuqad qalaad aqoon ee wax isku fala. Ilaah ha idin nabadyeelo dhamaantiin...
|
| | Unrecorded Date Salam alaykum Loverboy. I like your style! Even though it is idealistic. Somali brother
|
| | Unrecorded Date ahmed kismaio. salaamu caleykum, in the meantime i would like another dictator to come back and teach somalis a good lesson. qabiil is not the point, only the warlords used as a platform. qabiil exists every where not only in somalia. your idea is good, and i like it. but not now, after we get another dictator to show us how to live.in this world. now we just came out from the hinter land,to urban west most of us, strange isnt it. we are beggers,in my point of view. we dont know how to stand on our feet. didnt you see the somalis in the west. oooo GOD. you will ask you self who gave him a passport? those were not suppose to come out from somalia. my e mail. dimoh@usa.net
|
| | Unrecorded Date salaaman dhamaan . wax yar aan ku daro bal ana . warka la qorey in uusan qeyr laheyn waxaa iga cad afka qalaad ee lagu qorey !! bal hadi uu somali u dan yahay maa lagu dhigo afkeeni !! dibadahaan joogi jiroo afkii ma aqaano ma ah xaal . aniga, anoo yar oo 5 jir ah ayaa ka soo tagay dalkii oo east africa ayaan deganeyn kadidna bakistan ayan in badan joogay , carabahana xoogaa ayan joogay , hadan mudo dhan 9 sano ayaan yurub joga afkeygiina waan aqaan wali . walaalayal wax soconayo noo soo ban dhiga ,afkeniina ku wanaajiya waxad qoreysaan. salaaman
|