Skip to main content

.

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Warar iyo Ogeysiis News and Notices: Archive (Before mar. 3, 2001): Magacee ugu Fiican magacyada wiilasha marka laga reebo (MOHAMMED).
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Fatima

Sunday, November 19, 2000 - 11:10 am
Asalamu caleeykum kuligiin
waxaan rabaa in aan helo magac wiil oo fiican wiilal badan aan leeyahay marka magacii aa ii gooyey bal maxaad ka dhihi laheeyd arintan ama magac bixi magacii ku guuleystana waan soo sheegi doonaa.
thanks.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QOSLAAYE

Wednesday, November 22, 2000 - 03:24 am
waxaa kuugu fiican magac ahaan ismaaciil

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

anon

Wednesday, November 22, 2000 - 04:49 am
waxa ugu fiican ooyaaye!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, November 22, 2000 - 08:07 am
To:- Fatima

Fatima ani waxaan ku oran lahaa
waxaa ugu wanaagsan ""Ismaaciil""sababtoo aniga
ayaa la i dhahaa magacaas, sidoo kale wiilasha
magacaas loo bixiyaa.....They are so Sweet......
So nice.......So Romantic, and Respected poeple;
and that is my Opinion.

bye, now

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, November 22, 2000 - 09:35 am
ana waxaan u bixi ku odhan laa muraad waaya waxaan u arkaa inaad aad u rabto magac fiican inaad u bixiso inankaa ga . maga caygu waa mustafa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xirsi

Saturday, November 25, 2000 - 02:21 pm
xirsi u bixi

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fatima

Sunday, November 26, 2000 - 10:33 am
ka warama Zakaria magacaas ayaan soo heleye hadana.
Fatima.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yusuf

Tuesday, November 28, 2000 - 01:33 am
duqa dad ka kani sheekadooda ka bax
waxaad u bixisaa yuusuf maxaa yeelay waa aniga yuusuf ahhhh ah aha ah ah ah aaaaaaaaaaaaaaaahhhhhhhhhh

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, December 03, 2000 - 10:55 am
zakeria is a nice name it the name of my son i loved zakeria or jamal

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

falxad

Monday, December 04, 2000 - 09:41 am
waxaan ku oran lahaa u bixi walaal ZAKERIYE ama CALI sababtoo ah waa ah waa laba magac oo ah magacyadii asxaabta magacaygana waa CALI ha hilmaamin cali bin abii daalin
salaama alaykum your brother ali falxad

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wanaagsane

Monday, December 04, 2000 - 11:54 pm
Fatima:

U bixi magacyadaan:

QAXE
GEEDI
DIBADOW
DUUROW
CARARE
FARINJILA NOOL
FAKAD
TARAX

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jamaaal4

Tuesday, December 05, 2000 - 12:41 am
doqonyahay u bixi jamaaal hadaad rabto inuu wiilkaaga quruxloow noqdo markuu weynaado..lol

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Amaal

Tuesday, December 05, 2000 - 12:41 am
Ku dhamaan dadka halkan wax ku so qoray:
walaalayaal salaan intaa ka dib ma magacaantinaa idin cajabiyay waa yaabe mid walba magaciisii uuun buu soo xayaysiiyay.
mise fatima ayaa nugu ciyaarasa oo aan run u jeedin bal Fatima abaayo ii soo sheeg inay kaa dhab tahay adigpp iga raali ah anigaa magacaan fiicfiican hayee.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Fatima

Tuesday, December 05, 2000 - 11:12 am
to Amaal.
walaal maalin kasta meeshaan ayaan fiiriyaa waana koobiyeeyee waxii natiija ah anaa soo sheegi doona.

waad mahadsan tihiin dhamaan wali fari kama qodna bale winnerka ama winnerta waxaey ku guuleysan doontaa abaal marin.

your sister Fatima.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ilham

Wednesday, December 06, 2000 - 02:40 am
ubixi Hanad zakariye, hashim, fayzal

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

TOWFIIQ

Wednesday, December 06, 2000 - 06:41 am
MAGACYADAN MIDKOOD-;

-KHAALID-ASXAABI GEESI AH
-XAMZA- ASXAABI LAGU NAANEESO SEYFULLAH
-BUKHAARI- ISLAMIC SCHOLAR
-TARMADI-ISLAMIC SCHOLAR
-SUDEYSA -QAARI, IMAAM AL-KABBA
-ABUUHUREYRE-ASXAABI
-MUJAAHID-FIGHTING IN THE CAUSE OF ALLAH,THIS IS HOLY NAME AND WHAT IS MUCH BETTER TO FIGHT FOR UR GREATER, SUSTAINER
ALLAH KNOWS BEST, HE WILL BE NAMED WHAT IS WRITTEN IS LOOX MAXFUUD, INSHA ALLAH.
ALLAH BLESS HIM.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gabaryaaban

Friday, December 08, 2000 - 12:46 am
asalaamu alekum

aniga waxeey ila tahay in magac magac ka fiican uusan jirin laakin wxaaan jecalahay magacyada like Yaxye.. Idriis..Ayuub...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Bile

Sunday, December 10, 2000 - 02:20 am
waxaan la yaabanahay wiil cusbitaalka ilaa iyo hada lagu hayo oo aan wali magac loo bixin

Bile

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Amaal

Monday, December 11, 2000 - 12:05 am
ku:FAtima magacaanta aan anigu ku hayo waxaa ka mid ah
HANAD
AYAANLE
DEEQ
MAHAD
BILE
iyo kuwa kale oo kadaran ok fatima

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Fatima

Monday, December 11, 2000 - 10:35 am
Ilham & Towfiiq I copy your post thanks a lot.
Fatima.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hassan

Tuesday, December 12, 2000 - 09:14 am
Wiilkaaga inuu fiicnaado hadaad rabto ubixi magacaan ah (Xasan, haddaan mid hore laguu oran jirin, ama aan aabbihiis la oran.

Ogoow waa wiilkii faadumo Rasuul, adiguna waxaad tahay Faadumo, in dadka fiican la isku shabahana waa nala faray. Hadaba Hassan waa kii Nabigu jeclaa, Waxuuna yiri "wiilkaygaan waa Sayid" waxaana Ilaahay ku heshiisiin doona sabatiisa laba
kooxood oo Umada kamid, sidiibayna noqatay, Macne ahaana waa wanaag oo tafaa'ul fiican baa ku jira wayna u bataan dadka magacaas layiraado inay fiicnaadaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Said

Tuesday, December 12, 2000 - 10:14 am
Anigu waxaan ku raac sahay qolada tiri Ismail waayo waagac dadka oo dhami jecelyihiin sidaas aw geed magacaasi aad ayuu u wanaanyahay.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Daandureey

Tuesday, December 12, 2000 - 01:48 pm
Aniga waxaan ku dhihi lahaay wiilkaada
u bixi magacyadaan hadeey la soo gudboonaato
marxaladahaan:

1-Rooble= haduu dhasho ayadoo roob da'yo
2-Guure= haduu dhasho ayadoo aad wadan kale u
guureeysiin.
3-Waasuge= haduu dhasho ayadoo waagu dhalan rabo.
4-Fiidoow= haduu dhasho cawadii fiidkii
5-Duqoow= haduu dhasho asagoo aabihii waayeel noqdey.
6-Odeywaay= haduu dhasho asagoo aabihii dhawaan geeriyoodey
7- Habarwaa= hadaad umul raacato
8- Janaxoow= haduu ku dhax dhasho geedo janax ah
9- Barqadle= haduu dhasho barqadii
10-Canshuur= haduu dhasho ayadoo barwaaqo la galey
11- Cawaale= haduu Xawaadle yahay
12- Iidle= haduu dhasho ayadoo la faraxsan yahay
13- Cosoble= haduu dhasho ayadoo dhulku Cosob yahay.

14-Xareed= haduu dhasho ayadoo caradu wada xareed tahay.
15- Dhicisoow= haduu dhicis ku dhasho
16- Baraxoow= haduu barwaaqo dhasho oo caano la
wada dhamaa.

Ama hadii kale u bixi magacyadaan oo ah
wiilashii Asxaabihii.

Wiilasha:
1-Mohamed,Mohammedul-Amiin,Mohammedul-akbar,
xassan,Xuseen,Muxzin,Cabaas,Jacfar,C/aahi,Cismaan
Yaxye,Cawn,maxamedul-Asqar,Maxamadul-Awsadh.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

baxar

Wednesday, January 17, 2001 - 10:00 am
u bixi wiilka magacyadan

1-keerow
2-deerow
3-madeer
4-kuusow
5-madey
5-hamud
6-hasey
7-erdaal
8-ibirow
9-kosaar

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shugri

Wednesday, January 17, 2001 - 10:13 am
Abaayo fatima aniga waxaan kusoo xulay magacyadan mid ka dooro:

Samatar
Saciid
Zakariye
Khalid
Suleman
Sadiq
Saciid
Saacid
anwar
Liibaan.

hadaad ka hesho ila socod sii!!!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ATOORE

Thursday, January 18, 2001 - 12:06 pm
ANIGU WAXAAN KU ORAN LAHAA U BIXI:
MURSAL. RUNTII WAA MAGAC AAD U WANAAGSAN HADAAD DIIDANA U BIXI MAGACYADAN

CARAAYE AMA OOYAAYE: HADII UU OOYIN BADAN YAHAY.
UKUROW: HADII UUSAN QURUX BADNEYN.
KUUSOW: HADII LABADA WAALID MIDKOOD GAABAN YAHAY.

THANX FATIMA

HADII INTAAS MAGAC AADAN JECLAYSAN IILA SOO XIRIIR MAGACYO BADAN AYAAN KUU HAYAA ATARIISHO.
BYE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, January 19, 2001 - 09:30 pm
As Salamu Calaykum Faadumo,
Sida aad su'aasha u wayddiisay waxaa ku haboon "Abuukar ama AbuBakar" in aad u bixisid. Maaddaaman aad tiri "Maxammad" haddi laga reebo. Waxaa kalood subin kartaa in kitaab aad furtid oo waxii kaaga soo baxa........... Haddii Samad, Raxmaan... kaaga soo baxaan, Cabdi ka hor mari.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dameer

Monday, January 22, 2001 - 10:37 pm
jab-muufo
daacun
qolaaye
efatsum
caloosha lakaaqabay
doofaar
goomo
shumiye
tafxigle
garbo tabaan
dayac waa haduu qurux badanyahay

xasan

Thursday, February 01, 2001 - 10:20 am
to;fatima,walaal salaanta islaamka iga guddoon salaan kadib uma malaynayo inay su'aashani run kaa tahay,haddayse runkaa tahay waxaan arkaa in qof walba jecel yahay inaad magiciisa wiilkaaga u bixiso dad yar marka laga reebo,maku qancaysaa haddaan ku dhaho su'aashaas nebi maxamed"scw"ayaa la waydiiyey wuxuuna ku jawaabay magacyada waxaa ugu khayr badan,c/raxmaan iyo c/laahi,ogow midna la'ima dhaho ee magacaygu waa xasan.wasalaama calaykun w,w. NB;I DON'T NEED TO GET REWARD FROM YOU,THAT JUST ADVISE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MR.B

Tuesday, February 06, 2001 - 09:36 am
waxaa ku dhihilahaa wiil kaada u bixi magacfiican sida

mustafa
adan
soomane
cali.dhuux
magacyadaan aan halkaan kuugu qornay waa magacyada aniga iyo saaxiibadeey afarta nin aan hal kaan ku fadhino.anigoo ah mustafa oo ku magacdheer .B.B waa lasoo gaab shay.by by miss fatima.mahadsanid

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ruweyda

Tuesday, February 06, 2001 - 10:11 am
waxaa ugu fiican cabdulaahi iyo cabdirixmaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cayni

Friday, February 16, 2001 - 01:47 pm
u bixi
hanad
mustafa
saciid
waa magacyada aan u bixin lahaa caruurtayda

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Idman

Wednesday, February 21, 2001 - 03:08 am
To: Fatima walaal kawaran hadaad kuwaan u bixiso
Luqman, Cadnaan C/laahi, C/raxman, Suhayb,Cabaas
Cumar, Cali, Cismaan c/jaliil,Zaki, Shucaub,yusuf,
yaxye, laakiin magacyada uu ilaah ugu jeclyahay waa C/laahi iyo C/raxman.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, February 21, 2001 - 04:26 pm
HELLO..FATIMA!!
THIS IS YOU LAST STOP SIS,PICK 1 HERE THEY ARE!!
1)JUNEEDI
2)ALI
THEY ARE VERY SMART AND LOVING.ALSO VERY HANDSOME!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QAXOOTI

Thursday, February 22, 2001 - 09:44 am
WAXAA U BIXISAA QAXOOTI.
SABABTA OO AH ASOO QAXOOTI AH AYUU DHASHAY
QAXOOTI.

HADAA MAGAC FIICAN RABTID UBIXI AADAM . MAXAA YEELay WAA MAGACA UGU WAYN ADUUNKA!!!!!!
ASALAAMU CALAYKUM W.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, February 24, 2001 - 09:55 pm
ABAAYO WAXAAN FILAYAA INAAD KU WAREERAYSO SIDAN, ANIGU WAXAAN KU ODHAN LAHAA MAGACAAD SHEEGTAY U BIXI OO AHAA ZACKARIA, WAA MAGAC FIICAN WIILKAYGANA WAA LA YIRAAHDAA GOOD LUCK.