Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Warar iyo Ogeysiis News and Notices: Archive (Before mar. 3, 2001): Hanbalyo.aroos nuur ciise cajami oo ku aqal galay magaalada milaano ee dalka talyaaniga
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

yusuf nero

Friday, November 24, 2000 - 06:16 am
waxaan han balyo iyo bogaadin hawada u marinayaa saaxibkey nuur ciise cajami oo dhawaan ku aqal galay milano itali waxaan leeyahay wiil iyo caano gabar iyo caano

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

rukiya

Sunday, January 21, 2001 - 09:07 pm
HAMBALYO DHALASHO AH
WAXAAN HAMABALYO U DIREYNAAA ANIGA IYO CARUURTEYDA
OO AH IDIL ABDI XASAN IYO ABDIASIIS CALI BIIXI,
BADRI ABDI XASAN ASHARAF ABDI XASAN XABIIB,NAWAL
XASAN XASAN IYO HOOYO RUQIYA SACIID MAHOMED
OO DHAMAANTOOD KALA JOOGA AMERICA IYO CANADA
WAXAY HAMBALYO BALLAARAN U DIRAYAAN CAWIL XAASHI
MAHAMUUD IYO SAHRA AHMED CILMI OO DHOWAAN UGU DHASHEY WIIL MAGAALADA TORONTO LOO BIXIYEY
ABDALLE HA NOQDO KII WADANKIISA IYO DIINTIISA ANFACA
AAMIIN AYAAN LEENAHAY