Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Warar iyo Ogeysiis News and Notices: Archive (Before mar. 3, 2001): MAADADEE UGU FIICANIN IN LA BARTO" BARASHADDA CILMIGA COMPUTERKA" (XAGGA SHAQO-HELINTA)
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Deeq

Sunday, December 03, 2000 - 01:13 am
Ahlam wasahlan Soomaliyeey.

Ramadaam Kariim kabib hadaan u soo daadago
Su'aasheyda ku saabsaneyd maadadee ugu haboon in
laga barto Barashadda Cilmiga Computerka (program).

Anigu waxaan ahay wiil hadeer yimi dalkaan USA
rabana inuu barto cilmigaa aan kor ku xusey.
Hadaba hadaad igu caawimi kadhaan wax aqoontiina ah ama waayo aragnimo waan u baahney walaahi

Waad wada mahadsantihiin.