Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Warar iyo Ogeysiis News and Notices: Archive (Before mar. 3, 2001): Yaa ka nool ciyaal waaberi gaar ahaan leybeeriya iyo beerta afisyooni
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdikadir mudey

Friday, December 15, 2000 - 04:00 am
Waxa aan ka mid ahey dadkii ka soo bara kacey dagaaladii waxa aan raadinayaa waxii ka nool reer waaberi gaar ahaan ciyaaal via leybeeriya ciyaal beer [afisyoni] iyo ciyaal buur Anigoo ah cabdiqadir mudey igala soo xiriir mude20@zonnet.nl ama aboowe@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

unknow

Tuesday, December 19, 2000 - 03:33 pm
SALAAMA CALAYKUM WARAXMATULAAHI WABARAKAATU. Cabduqaadir muuday aboowe ma dhigan jirtay dugsigamacalin xasan.hadaad dhigan jirtay ila soo xiriir.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ubbo

Monday, January 08, 2001 - 05:10 pm
muudeey waa salaamantahay aniga ciyaal maajo ayaan ahay lakiin kuma aqaan isu key sheeg, waxaa laga yaabaa inaad iga yar tahay oo aan walaalahaa aqaanno. fadlan let us know each other.


to unknown waxaan u maleynayaa inaada reer waaberi aheyn . just checking

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, February 27, 2001 - 09:13 am
cabduqaadir muudey,sifiican ayaan kuu gartey,oo waxaad degeneyd meel u dhow,tookiyo,waxaad wedi jirtey,xaaji khamsiin,waxaad dagaalkii sokeeye,gaan dheri u aheyd dahabley,cali mahdi,saaxiib waan lagu kasey,ee intee ku dambeesey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mudey

Wednesday, February 28, 2001 - 03:08 am
to:-anonymous
Waxaan u maleynayaa inaadan i aqoon aad ayaana uga xumahey inaa gaandhari igu sheegto laakiin hadey runtaa tahey maxaad isku qarineysaa.Waxba ku dhihi maayo aqligaaga ayaa intaas ah.
mudey