Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Warar iyo Ogeysiis News and Notices: Archive (Before mar. 3, 2001): Tacsi
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

lul aden

Friday, December 22, 2000 - 08:28 pm
Waxaanu idinla socodsiineynaa in shalay oo ay taariikhdu ahayd jimco(bisha ramadaan)22/12/2000
ay magaalada Paris (France) ku geeriyoote Ayan Mohamed Cali loo yaqaaney Ayaan Qulaan.
Waxaanu Ilaahey uga baryeeyna inuu Jannadii ka warabiyo ; inta ay ka dhimatayna sabar ka siiyo. Amiin
Eheladii Paris iyo Safaaradda somaaliyeed ee Paris
luladen@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Saida

Saturday, December 23, 2000 - 06:40 am
Allah naxdiin badanaa!Ina Lilaahi wa inaa ilaahi raajaacuun. Ilaahay haa uu naxaariisto marxuumaadda, Eheelka iyo qoyskeeykay ka geeriyootana sabiir iyo emaan Ilaahay ha siiyo. Aamiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cabdirashiid

Saturday, March 03, 2001 - 09:29 am
Illaahow adaa naxariis badane ah, qofkaad doonto u naxariista, kaad doontona caddiba adigoon wax xad gudub ah samaynaynin. Illaahow muslimiinta u naxariiso, kooda nool iyo kooda geeriyooday...dadkii ay tageenna Allow samir iyo iimaan ka sii. Annaga noolna Allow ha na cadaabin, allow camalka aan janadaada ku tegeyno na solansii.
aammiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, March 03, 2001 - 04:08 pm
Allah ha u naxariisto walaasheen Ayaan.. Aamiin.