We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, January 16, 2001 - 01:37 am Aqristayaal waxaa yaab leh kadib markii ey umada baabiyeen qaranimadi dalka burburiyeen ayey hadan rabaan iney soomali dagaal u kaashadaan si loo halmaamo tan ey dadka gaarsiiyen guryaha umada iyo dhismihi qarankana xaqdarada ku heysto taas awgeed waxaan hubaa in maanta uu jirin qof soomali ah oo lagu beerlaxawsan karo cadawga Ethiopia inuu jirin Iyo ninkan Somalinetka maalin walbo kusoo qoraayo banaanbax ba yurub kadhici doona sas waaye waryaa beenta ka daa umada wax jiro malahan Ethiopian qaxootioga ey heyso iyo inta ey natartey Ca/qabaaye, ceydiid Iyo Galyr midna nama gaarsiin. EE ku dadaal inaad beeraha umada ka baxadaan hadi kale waqtigi baa iman sida yuhuuda oo kale ged walibo idiin sheegi doono. You can reach me Dhusomarebkunoqo@hotmail.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, January 16, 2001 - 01:39 am I' l mail bro intaa waxasii dheer inuu dharki ciidanka booliska ee dalka loo gu deeqey uu siiyey Ceyr kaliya si uu u siiyo ogolaasho ey kulaayeen inta kahartey masaakinta ey dul dagan yihiin walina uu sii hubeeyo kooxaha gardarada ku heesto magaalda kismayo, ninki waxgarada waa ghran saaxiib inuu ninkaas aheyn nin dowlad ah. Byyyyyyyyyyyyyyyyy
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, January 20, 2001 - 09:18 am ku: dable saaxib weligaa hanoqan haya reec meeshii loo jeediyana u jeesta isticmaal aqli uu ilaah ku siiyay xaqiiqdii hadaad o gaan laheedeen sidaa uma hadasheen hasa ahaatee rux dharagsan kama naxo ruux baahan haduu adinka ilaah idin nimceeyaya dada baahan oo ilaah mooyee aan cidkale dibada u joogin ayaa maanta u baahan dawlad yahuudba ha ahaadee marka ragiinaan ceerta kadhigtay wadan iska aamusa oo la imaada wax macquul ah haduu garaad kiina idin siiyaya inuusan wadanka yeelan dawlad ileen waa idin danee sow idinka kadarnidiin kuwa aad tilmaameesaan. Ma ogtihiin kuwa degen guri eysan laheen iney og yihiin ineysan ku waareen dawlad un ey kaxigto markey dhalatana ey tahay lama huraan iney kabaxaan ileen waxey sheegaan maheystaanee waana lawada ogsoon yahay iney aasi tahey hanti mu guuraan aadan ku waareen eyagan wey hubaan laakin uma jeedaan ruuxdaacadwata taa ayaa u suura gelisey iney ikaga ilma dhalaan laakin isha alaah dawladaan inoo bilatay ilaah ha inoo meel marayi wax inoo dhaamo maheynaalabadiinaan dabalna iska aamusa waxaanoo kalena ha soo qorina .
|