Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Warar iyo Ogeysiis News and Notices: Archive (Before mar. 3, 2001): AROOS WACAN BUFFALO,NY & WASHINGTON,SEATLE
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Zaki

Unrecorded Date
Waxaan dhamaan Soomaalida degan New York STATE gaar ahaan Buffalo New York iyo agagaarkeeda tahniyad iyo bogaadin u direynaa Suleymaan Mohamed Abdalla iyo Maandeeq Mohamed Geelle oo dhowaan ku aqalgalay Washington,Seatle.

Waxaanu leenahay guurkiina ha noqdo kuwii isku waara ubad kheyr qabana kala hela Aamiin Aamiin.

Suleymaan iyo Maandeeq waxaanu idin leenahay Awguuriyo anagoo kala ah.

Dalmar Mohamed,Sheekh Saalim,Sheekh Abdulqaadir,Mohamed Abdulaahi,Abdulaahi Haji,Mohamed Abdalla,Amiin Baslawe,Shariif Saalim,Zakariya Mumin,Buube Caafimaad,Cabdirizaaq,Shamso Ali,Ciisediin,Nasrudiin,Faduma Hassan,Lul,
Ahmed,Amina,Barka,Zahra Abdukadir,Muxubo,
Khadro Ahmed,Abdulqaadir Haji,Luul Sheekh,
Aay Sahraay,Khaalid,Sayid,Saciid,Haliima,
Khadiijo,Naani,Ijaabo,Nasteexo,Ahmadey,
Abdulkadir Mohamed,Sabaax,Saadaq,Sulub,Fardowsa,
Mohamed Muse,Zakaria Mohamed,Abdalla Mohamed,
Zeynab,iyo Salah Shuka.

Walaalayaal guurkiina ha noqdo mid aanu ku faraxno dhamaanteen, Aamiin Aamiin Aamiin.

By Zaki.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

qamar

Unrecorded Date
hambalyo iyo tahniyeeyn iga hanta caruuska iyo caruusada ku aqal galay magaalada seattle ee gobolka washington lakiin waxaan idin weydiiyay wiilka ku jira dadka hambalyada u diraya caruusda iyo caruuska ee la yiraaho muumin zakariya matahay kaan garanaayo oo la yiraaho muumin maxamed cali oo ku nool magaalada seattle hadii aad tahay fadlan ila soo socod sii kadib markaas ayaan wada hadli doona waxaan ku noolahay magaalada nashville waana ku garanya adna waad i garaneysa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mahad

Unrecorded Date
To Qamar.
Qamar walaal wiilashan waxaa la kala yiraahdaa Zakaria Mumin iyo Zakaria Mohamed labadaba waxay ku nool yihiin New York hada, Marka waxaan u maleynayaa inaad mid kale sheegeyso.
Thanks for that.
Mahad at New York City.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

S,M,J

Unrecorded Date
TO,ZAKI..
Aboowe waxaan aad iyo aad kaaga mahadcelinaayaa,,sida qurxoon oo sharafta badan ee aad ugu hambalyeeysay walaasheey maandeeq iyo dumaashigeey qaaliga ah saleebaan,waxaa kale oo hambalyo ah inuu wiil ugu dhashey magaalada seattle wa, waxaan ilaah ugu baryaayaa inuu ka dhigo kii diintiisa iyo dadkiisaba, anfaca "AMIN"

BYE,S,M,J

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

zaki

Thursday, June 15, 2000 - 08:08 pm
To S,M,J;
Thnx aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay
sida wanaagsan ee aad iigu soo jawaabtay
Wiilkaasna waxan ILAAHAY ha ka dhigo mid dadkiisa,dadkiisa,dalkiisa,iyo Diintiisaba anfaca Aamiin, Thnx again S,M,J.