We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date anagoo ah dhamaan qoysaskii iyo asxaabtii idil abdulaahi, iyo yuusuf abdi bayid waxaan tahniyad udiraynaaa labadaa caruus oo aroos koodu ka dhacay magaalada toronto ee dalka canada . waxaan arooskaa ugu baryaynaa wiil &caano gabar iyocaan
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Hi Ruush this is yours long time friend Ainanshe,aniguna sidoo kale ayaan ugu hambalyeyneynaa Yusuf iyo Idil. Saaxiib xagee martay hala helo warkaaga. Ainanshe
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Hi Ruush Thanks , aniguna sidoo kale hambalyo my dear cousins Idil and yusuf,Sidoo kale wiil iyo caano gabar iyo caano. In the other where about you this days, please give me a shot and say hi to me my brother. Thanks Ainanshe
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date hi aynanshe ii waran inaadeer maba kaa filaynine meeshee iiga waran dumaashiday iyo caruurtii sidoo kale adiga waa edaysan tahay saxiib oo dadka lama sopo xiriirtid waxaa tahay qaraaba goys, sida kale xaladeenu waa caadi halkii baan wali magaaladii xamaalkeedii haynaa waryaa adeer igala soo xiriir emailka rushbbc@yahoo.com
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Rush. sxb waan u hambalyeyneynaa Idil iyo Yusuf Ilaahey haka dhigo kuwii is aamina wiilal iyo gabdho saalixiina kala hela aamiin aamin. Rush hassan how is everything bro hope you doing good Zak at New York.
|