We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
| | Unrecorded Date ANIOO RUSH ADAN HASSAN KUNA NOOL MAGAALADA SEATTLE EE DALKA MAREEKANKA AYAAN WAXAA IDAACADA BBC DA KA SII DAAYAY GABAYGAN AA U DIRAYO QOFWALBA OO KANAXAAYA AMA DANAYNAAYA WALAALA HEENA SOOMALIYEED EE KU DHIMANAYA XAQDARADA EE NIMANKA QAB QABLAYAASHA WADANKA KA AHI AY DANA HOODA KU FUSHANAYAAN IYAGOO KALA JACLAYN WAXA DHIMANAYA MAXAA YEELAY ILMAHOODII BARI HORE AYAY KASOO FOGAYSTEEN DAGAALADA WAXA MEESHA LAGU DILAYAANA WAA MASAAKIINTII OON AQOON IYO MEELAY U CARARAAN , HADABA TAASAA KALIFTAY INAAN QORO GABAYGAN LAMAGAC BAXAY, MASIDANAA INOO DAN AH SOOMALIYAY, LASOCO WALAALAYAA GABAYGII, caawoon dalshishe iyo dunidheer kunoolahay caawoon dareen iyo fakar daabacoon qoray hadii aanba dulucdaan maansadaan daboolee dusha aanka xiray bari waxyaroo dar daarana dareen iyo xasuus mudan dadkaygaba usoo xulo ma dareemi ka rayaan ujeedada dahsoonee dalkii soomali oo idil looba dumiyay waa hore balse aan daliilsho hadalkee dadkaygoow ogsoonow 0-------0-----0----0----0- war diricyadiyo geesiyaashii da yartiyo dhalaankii duqaydiyo caruurtii culimadeeni diinka iyo xaqainoo dulmari jiray doorkii aqoon yahan fanankii dalkeeniyo calankii dahsoonaa idinkaaba dilayoo madfac iyo dabaabado duhur dheer kulaayaye soomaalaay dadnimo iyo dareen iyo wadani nimo miyaydaan dugsanahayn war miyaydaan ka diir nixin kuwa dilay dhalaankii dooxay haweenka uurka leh ee calankii dalkeenana doolar intuu ku iibsaday ubadkiisi dibadaha waa hore usoo diray oo aan danaynin kuwo kale 0----------0------0----0------0---- dada kale hadaan maro dalka aan ku noola doorashiyo codaybaa siyaasi uu daneeyaa dagaal iyo colaadana waa horaa la dabar jaray ubadku wuu dareeraa dugsiyadaa la aadaa caafimaad dahsoon iyo daryeel iyo xanaanay haweenku ay dareemaan kuweeniina dulinimo macaluul dilootee qayrkoodi daba mare waxaan hadal ku daayaa ruuxii dad nimo iyo diin iyo xishood loow ma sidanaa inoo dana inaan nolol ku doonaa, 0-0--0-0--0-0--0--0--0--0--0--0--0--0--0 FADLAN DHALINTA SOOMAALIYEED HADII AAD WAX QALDAN KU ARAGTAAN AMA CEEBLEH KARAALI AHAADI WAXII FIGRAD AH EED HAYSAANA FADLAN KUQORA SIAAN WAX UGU QABANAO UMA DEENA IGALA SOO XIRIIRA EMAIL RUSHHD@HOTMAIL.COM NABAD GALIYO DHAMAANTIIN siyaasi uu daneeya
|
| | Unrecorded Date To: Rush Aad baad ugu mahadsan tahay gabaygan qiimaha leh, Waxaana rajeynayaa inaan haddaan soomaali nahay wax ku qaadanno. Mahadsanid
|
| | Unrecorded Date To: Rush Salaamu Caleykum. Walaal aad iyo aad ayaad ugu mahadsan tahay gabaygan qiimaha leh,waana mid kuligeen ina taabanaya. Balse su,aashu waxay tahay xageenu wax ka bilaabnaa, fadlan walaal rush hadii aad garaneyso wax aanu ku dhaqaaqno inoo sheeg. Walaalayaal wixii aan ku gafay ka raali ahaada. Salaamu Caleykum.
|
| | Unrecorded Date zaki walal aad baad umad san tahay sida fiican eed iigu dhiiri galisay lakiin waxaan kajeclaan lahaa hadii aad ila soo xiriirto si aan umidowno una soo wada bandhigno dhalinyarada si aan ugu tashano waxaan wax ka qaban ragno eleen rag baanu wadan dhan unahaye fadlan ila soo xirii
|
| | Unrecorded Date to ruush walaal waxaad tahay nin wadani ah adigoo kale somali kuma badna marka halkaa ka sii wad nin caaqil baad tahaye
|
| | Unrecorded Date TO BUURYO SXB AAD BAAD UMAD SAN TAHAY SIDAD IIGU DHIIRI GALISAY LAKIIN WAA SU AALE SAAXIIBAYAAL ADUUNKA MALUGU HAYAA DAL DADKOODII TOBAN SANO DUUGAY OO ILMAHII XILIGAA DHASHAY HADA AY YAHIIN KUWO AAN AQOON LAHAYN QORI IYO DAGAAL MOOYEEE WAXII KU QORA HALKAAN WAXII GUUBAABO AAD SOOMALIDA UHAYSAAN IDIN KUNA NABADEEY
|
| | Unrecorded Date wan idin wada salamey dhamantiin laya dhamaan inta 50ton kor u dhafay ee somaliya kunool ahda xalka somaliyeed iyo bad badad kuwa masakiinta ah ee somaliyo lagu lenayo
|
| | Thursday, June 15, 2000 - 08:15 am WARYAA RUSH MAWAXAASAAD BBC-DA U DIRTAY OO HADEER GABYAABAAD ISKU HAYSATAA?LOSER WAAXID,GABAYGU MAAHAN UUN INAAD XARAF KA WADA KICISO SIDA AAD KAAGAN SIRXAN U QORTAY EE (D)UGA BILOWDAY.MAR DANBE HA SUU QORIN WAXAA SOO KALE.
|
| | Thursday, June 15, 2000 - 08:34 pm Walaal nin dadaalayaad tahay arrintanna inaad ku soo hawshootay waa caddahay laakiin waa siduu Runloow sheegaye gabagakanu mid lala shir tago maaha oo xarafka deelka ahuun baad isla eegatay. Hadduu gabaygu sidaa yahay nimanka qaamuusyada qoraa gabayaa ugu horayn lahaa. Gabayguse dhowr meelaad baa tayadiisa laga qiyaasaa. Waxaan ku soo gunaanadayaa inaad si fiican u deristo maansoolayaashii hore iyo hadalkay ka tageen oo markaa adoo carbisan deris dheerna soo qaatay aad markaa guda gasho halabuurka maansada. Intaad daraasada ku jirtana dhalinta iyo asxaabtaada ku maaweeli kuwakan aad hadda hayso marka laysugu yimaado Donut Shopka.
|