We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
| | Unrecorded Date Waxaan ahay gabadh soomaliyeed oo ay nin si meher sadeen oo aanay wali is calfan oo wali gabar bikro ah markaa soo maaliyeey bal ii sheega maxaan isku tiriyaa ma gabar mise garoob kee baan ahay qof waloowba fikradaada ka dhiibo
|
| | Unrecorded Date ANIGA SHAQSIYAN WAXAAN KA SOO HORJEEDA ERAYGA BIKRO WAA ERAY QALAD AH MICNO UU LEEYAHAY MA JIRO SABABTANA WAXEEY TAHAY MAR HADDAAD MEHERSATAY AANA AQAL GALIN KOLLEYBA WAXAAD TAHAY GAROOB. WALAALEY WAXAAN KU SIIN LAHAA HAL TALO HA ISKU MASHQUULIN GABADH IYO GAROOB MIDKAAD CALAF ISKU LEEDIHIN OO KU QALMA WAAD HELI DOONTA INSHALLAH ISKANA ILLOW SHEEKADA BIKRADA WAA NOTHING NIN HADDU KU JECELYAHAY MA FIIRINAAYO HOOSTAADA EE WUXUU FIRINAAYA QALBIGAADA MICNAHA INAAD JECESHAHAY OO KELIYA. WAA RA'IGEYGA OO SHAQSI AH IGANA RAALI NOQO HADDI AAN KUU GAFAY.
|
| | Unrecorded Date hadaad kala tagteen iyo haduu dhintayba gabar baad tahay meherna muma lihid ahduu ku furi oo aydaan aqalgelin sidaas ayaana gabar kaa dhigtay
|
| | Unrecorded Date ALTAWAKAL@HOTMAIL.COM WAXAAN KUU SHEEGAYAA WALAALEY HADII AAD SU'AASHAA AAD SOO DHEXDHIGTAY WALAALAHA SOOMAALIYEED WAXAA KU DHEX JIRA QOFWALBA LAA KIIN SU'AASHAA WAXAA ISKA LEH CULUMADA OO WAXAA KUU HABOON IN AAD WAYDIISID CIDA AAD ISLEEDAHAY AYAGAA GARANAAYA SU;AASHAA, LAAKIIN WAXAAN KUU SHEEGAYAA GABAR GABARNIMADEEDA WAXAY KU WAYDAA IN AY IS ARKAAN NIN EE HADII AYDAAN IS ARKIN WALI NIN WAXAAD TAHAY GABAR EE HA ISKU MUSHQUULIN ERAYGA NIKAAXA.
|
| | Unrecorded Date Asalaamu calaykum Waxaan ku racsanahay Anonymous (2) Walaalay gabar ayaad tahay, madaama aadan wali aqalgalin oona lagaa jabin bigradaada. Waayo, hadii gabar bikro ku taal waa gabar oo garoob ma'aha waayo, wali xaajiga lamataaban, ma ifahantay? Taas wax garad uma baahna waayo qofka ayaa is og isna shaygi karo, ee use your best tools in your brain. Gabar waxey garoob noqotaa markii ay aqal gasho oo xajiga la taabto.
|
| | Unrecorded Date to gabadha walaal haddii aan lagu dilaacin oo alaabtii kuu dhantahay waxaad tahay gabar waxaadna ogaata beryahan waxa la qiimayaa waa bikraas ee yaan laga ciyaarin gabar xiran adiga ayaa ka soo haray in in aad u yar nasiib ayaad leedahay TO NIN QUUSTAY waryaa sii daa gabadha garoob ma ahee adigu meelkasta miyaad xooran tahay sheeko kastana miyaad dhex boodeysaa
|
| | Unrecorded Date to gabdhaha. sister waad ku mahadsan tahay fikradaada laakiin waxaad ogaataa inaad gabadh tahay. taasna cidna ha ka wareysan waayo waad is ogtahay. laakiin waxaa muhiimah inaad ninkaada u tagto si aad u raaxeesato ileyn garanmeysid gooraad dhimaneyso. thnx all somalis 4 sharing ideas..bye
|
| | Unrecorded Date waan ka xumahay ee EEbbo ha kuu miciino naabaaday. waaxaan umalaayn ,saad u haadlaasid iyo ereyada aad isticmaalaysid inaad nin tahay, noo sheeg gabadhee wax garada oo isticmaasha ereyga , waxaan ahay bikro aan la isticmaalin, ma walax baa tahay mise gabar isku kalsoon oo shaqsiyad leh . gabar waxgarada saas uma haddasho, siday ila tahay, nabaday. jyni
|
| | Unrecorded Date Somalidu waa dad walaala ah oo isku luqad iyo diin ba ah, lakiin waxaa jirta in dhaqamo, lagu kala duwan yahay... Taas oo aan aheen wax aan anigu dhihi karo ka lo duwan naasho dheeraad ah baa jira... Waxaan taas ka soo wadaa, waxaa jirta dhaqan aay dad badani wadaagaan xaga dumarka ka soo sal kii su yahay diinta Islam ka.. iyo kuwa jiri jirey Islam ka ka hor... Hada guud ahaan Somalida hadii kabar iyo wiil isguur sanayaa, ila isma weey diiyo Bigro iyo shuquladaa.. Sabab too ah nin kastaa waa og soon yahay in waa yaha haan fara ka cayaarku iska baden yahay.. Marka walaa shiis hadeey run tahay, oo aah Bigro tahay, waxaan ku lee yahay, xaga qibrada wax baa kaa maqan..xaga kalena haduu noqdo nin ka aad calaf ka isku yiilan doontaa uu ka yimid meesha aan ka imid(Reer Burco) waad ka nabad galeey saa in reer kii su(Hab la ha la dhashey) hoos taada fir shaan... Garab kaa alaha galo...
|
| | Unrecorded Date waan rabaa in aan hadal kairaahdo arinta bigrada aad ka hadalaysaan sababtoo ah waaiska dhamaatay waqtigaan lajoogo oo gabadhii rabta in ay bigro iska dhigto waxay samayn kartaa intay dhakhtar utagto ayey bigro iska dhigi kartaa si fudud xataa hadii ay shan caruur lee dahay marka hadii gabadhu ay daacad tahay ooay bigro run ah tahay way kaxishoon lahayd ooninkeeda ayey lasugi lahayd in uujawaabtaa kabaxsho jawaab sax ah marka qoftu waa qof istoshay ama ninba aha by nin caqli leh
|
| | Unrecorded Date TO CAQLI saxib gabdhaha been ha u sheegin bikradi la tolan jiray waa la isku ogaaday oo leynkaasi waa QARXAY bikradu ma aha xagga kore ee waa tan hoose oo aan cidina toli karin marka gabdhaha KHARASH waxaana kuu sheegaya bikro naag laguma raaco ee waxaa lagu raaca dadnimo karti iyo hufnaan iyo in ay daacad kuu tahay oo ay ku jeceshahay
|
| | Unrecorded Date nayaa sharmuuto miyaad tahay sideed waxaas wiilasha u weydiin kartaa qore qoorleex
|
| | Unrecorded Date mida aad tahay Rabina waa ku og ayahay adiguna waa is og tahay gacaliso meesha hanagu wareerin haddii aad rabtid ofaygu ku mehersaday in aad yeega u ragtidna anigu kugu lama taliyeen ee waqqtigaaga sug ayan ku oran lahaa
|
| | Unrecorded Date WAXAD TAHAY LAMAGARAN KARO WAXAD UTAGTAA DAD AQOONTAAS LOOGU TALAGALAY AMAMBA CILMI ULEH NOCAAS HADABA INTAAYOOKALIYAH AYAN KULA SOCOD SIIYAY
|
| | Unrecorded Date salamu calaykum somaliyey waxaad modaa in aysan wali miisanayn xaga maskaxda ee bixin karta jawaab uu ku qanci karo qofka su aa sha dhiib tay iyo kan dhagaysanaya si loo helo xal wax ku ool ah waxaan la hadlayaa dadka jawaabta kulul u jee diyay inanta walaa shood ah oo jeclaysatay in looga jawaa bo arintan murugada ku hayso..,, walashis waxaad tahay gabar xafidan siduu ale kaa dhigay ee isu kalsoo naw magacan garoob ee murugada kugu hayso malaayiin dumar ah ayaa noq day aniga jawaabtayda waxaad tahay wali inan ugub ah sida darteed ha u bixin arimaha noo can ah ...,,,,,, wixii dhliil ah gac mo furan by by
|
| | Unrecorded Date Annon! Sister ofcourse waxaad tahay gabar.....You don't have to ask that to anyone......because only you know the truth......hadii aan wali lagu guri geysan then sis......you are still in the girlhood! You haven't left there! Marka sis...don't let anyone tell you are garoob....Laakiin maalinkii aad aqal gashid......ooo adiga iyo wadaadkaaga aad is calfataan......then sis......you join the garoob society!!!!!!!!! Till then sis......stay as you are.......Untill you find your mr right!
|
| | Unrecorded Date aslaamu.caleykum walaal.shar waxaa.kuugu.filan in cidkastoo naac tiraahdaba ay adiga ku falanqayso allaahna ka cabso cid aad arinkaa uga baahan tahay ma jirto bal nafsadaada dib ugu noqo oo nacas waliba ama doqon kastaa yuunan arintaada falanqaynin ee arinkaa iska ilow gabadh baadna tahay aslaamu caleykum
|
| | Unrecorded Date To. ninquustay. Wallal waxaan ku leeyahay magacaaga iyo fikradaadu waa isku mid markaa dadka maskaxda ha kaga XAARIN so sorri
|
| | Unrecorded Date To. Gabadha soomaaliyeed. Wallal aad ayaad ugu mahadsantahay fikradaada fiican balse waxaan jeclaan lahaa inaad wadaada U bandhigto su,aashaana culimada waydiiso TUSEN TAKK
|
| | Unrecorded Date Waxaa tahay gabar hadii aan wali lagu guri geysan abaayo
|
| | Unrecorded Date TO GABAR SOOMAALIYEED ABAAYO WAXAA KU SALAAMAYA MARKA HORE MARKA LABAADA WAXAA TAHAY GABAR AAN GAROOB AHEEN ABAAYO HADII AAD MARNA GURI GALIN WAXAAD TAHAY GABAR. MAHADSANID ABAAYO. (( WAXAA TAHAY GABAR))
|
| | Unrecorded Date to. Gabadha soomaaliyeed, abaayo waxaan ku oran lahaa is ka dhagooleysid dadka sida khaldan u had lay, waxaan waydiisay su'aal balse sida foosha xun kuu aflagaadeeyay dadka qaardood wax garad maahan, waan kaa raali galiyey taas. Midda kale soomlidu badan keedu gabdhaha way liidaan sidii in ay bini aadanka in ay ka hooseeyaan oo kale. Fikradayda ahaan waxaan qabaa inaad tahat gabir NOT... garoob. faraqa u dhexeeya gabar iyo qaroob waa in aad nin isu tag taan macnaha galmo. Yaysan ku walwalin gabar ama garoob nafsadaada ku kalsoonow. by Osman...
|
| | Unrecorded Date walaal waan kaxxumahay dhibaatadaada waayo soomaalidu waxay kumaah maahdaa ri,walba shililkay is dhigto baa lagu qalaa taas micnaheedu waa sharciga islaam ku maqabo waxaad kasheekaynayso sikastab a ha ahaatowarkaas waxaa kafiicnaan lahayd adoo isku kasoonaada
|
| | Unrecorded Date mushtaq nayaa sharmuuto waad is ceybaysay ee is xishood, dadnimada aqoonso sidi dumar xishoodo!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!
|
| | Unrecorded Date walaal waan kaxumahay dhibaatadaada, waayo soomaalidu waxey kumaah maahdaa ri,walba shililkay is dhigto baa lagu qallaa taas micnaheedu waa sharciga islaam ku maqabo waxaad kasheekaynayso sikastaba ha ahatowarkaas waxaa kafiicnaan lahayd adoo isku kasoonaada.
|
| | Unrecorded Date walaal waan kaxumahay dhibaatadaada, waayo soomaalidu waxey kumaah maahdaa ri,walba shililkay is dhigto baa lagu qallaa taas micnaheedu waa sharciga islaam ku maqabo waxaad kasheekaynayso sikastaba ha ahatowarkaas waxaa kafiicnaan lahayd adoo isku kasoonaada.
|
| | Unrecorded Date walaal waxaan kuu sheegi laaha figradayda kusaabsan arinta aad soo bandhigtay dadka soomaliyeed
|
| | Unrecorded Date walaal waxaan aad uga xumaaday arinta aad usooban dhigtay dadka soomaliyeed oo dhan oo aan aniga ilahaboonayn in aad usoo bandhigto umad intaa far le,eg waayo waxaad tahay gabar sidaa darteed waxaay ahayd hadii lakulantay arintaas in aad waydiiso dadka saaxiibadaa marka haday kaa caawin waayan in aad ugudto dhanka wadaada oo sharci ahaan aytahay in loola tago marba wuxu haday yihiin arin ubaahan cilmi diineed haadiikale ood kaftan kaatahay waxaay aniga ilatahay marba hadii meher kugu dhacay waxaad tahay garoob bigro ah
|
| | Unrecorded Date Asalaamu Aleekum: Abaayo taas su'aal ma ahee Gabar ayaad tahaye garoob nagta guri la geesto ayaa la dhah hadii aad ba ninka aad arkin ama riyo ku arkin gabar aayad tahay taas ma i weydiis. Niyad ha iska dilin gabar ayaad tahay.
|
| | Unrecorded Date NAA GABADH YAHAY MAXAA KUGU HAWLAY BIGRADDA WAXAAGII SOWKUUMA DHAMMA . MA WAXBUU KAALA TEGAY FAATAX XEJISO NIN KHEYR QABA IN ILAAH KULA GARAB QABTO K U DUCAYSO .SHEEKADU XIRAN.
|
| | Unrecorded Date haye!!! taasad kentay miya innaan yahaay i dhageeyso yaaney dadkanu ku waline waxaad tahaay GAROOB!!!!!!LAKIIN MA TIHIID GAROOB KA MODAYSIID WAXAAD TAHAAY MID KA YAR CASRISAAN!!! ANYWAY BE YOURSELF!!!!!!!!!!!!!!!!!!
|
| | Unrecorded Date hadii lasoo taabtay oo lasoo alxamay oo alxanka ku kala go'ay tasi waa bikro iyo badh
|
| | Unrecorded Date bismilaahi raxmaani raxiim walaalayaal waxaan idinku salaamayaa salaanta muslimka ASALAAMU CALAYKUM WARAXMATULAAHI WABARAKAATUH,HADAAN INTAAS KU DHAAFO SALAANTII OO AAN U SOO JEEDSADO SU'AASHAY NA WAYDIISAY WALAASHAYO OO AHAYD INAY NIN AY ISKU AQALGALIN AY KALA TAGEEN RUNTII TAAS WAXAAN JECLAHAY INAAN KA DHIIBTO FIGRADAYDA MARKA HORE GABADHU MA WAXAY KA HADLAYSAA GUDNIINKII FIRCOONIGA AHAA OO SOOMAALIDU ISTICMAALI JIREEN MISE KAN DUNIDA KALE EE GAALO IYO MUSLIMKA KALE AY U GUDAAN GABDHOHOODA? TAASI WAYGA SU'AAL XAGEEDA AH HADAAN UGA JAWAABO GABARNIMADEEDA ANIGOO RAACAYA GUDNIINKA SOOMAALIDA DHALINYARO BADAN OO FIGRIGOODA KA DHIIBTAY AYAAN INTA BADAN KULA RAACSANAHAY RUNTIINA GAROOB MA NOQOTO HADAAN GABADHA UU NINKU GURI GAYSAN GUDNIINKUNA MAAHAN IN "LABIA MAJOR IYO LABIA MINORKA "LAYSKU XIRO OO GABDHA LAGA XIRO KAADIA IYO CAADADA KA IMAANAYSA BIGRADUNA TAAS MAAHAN EE WAXAA LADHAHAA XUUB RABAANIYA OO ILAAHAY USAMEEYEY LOONA YAQAANO "HIGHMEN"GABDHA MARKUU KAASI DILAACO AYAA LA ORANKARAA BIGRO MAAHAN IYO WAY TAHAY INTAAS AYAAN UGA BAXAYAA FIGRADAYDII
|
| | Unrecorded Date to. gabadha soomaaliyeed walaal adiga oo is daalin waxa weeye su,aasho ma isku tagteen haa iyo maya hadey tahay haa waxaad tahay garoob hadey tahay mayana waxaad tahay gabadh waxaadse ogaataa garoobta naftirkeedu ma ahan ceeb . dhamaantiin si baad uga carareysaan erega garoob, iyadba ilaahey ayaa abuurey mana ceebeysna ee ku dara fikradihiina iyo talooyinkiina .mahadsanidin
|
| | Unrecorded Date War waa HEBEL: walaahi forumka kolkaan soo galo aan magacaaga arko waan akhristaa xataa anoo topica dan ka lahayn. waad iga qosolsiisa runtii. Alxanka xagee ka yimid? See ku noqotay bikro iyo badh. Adoo kale haduu i qabi lahaa walee qosol iyo raaxo baan heli lahaa ee xagee kuu soo maraa? :-)
|
| | Unrecorded Date walaaleey halkan macmacaani@aol.com Ala tii qalbigeeda igu qaadaay waad qaboobiye qunyar soo soco.
|
| | Unrecorded Date nayaa nayaa dhilo mataasaad keentay maantana maxaad wax yahay aan waxba isku faleyn aad uga sheekeenay saa kaaga mise waxaad is leedahay raga soomaaliyeed ka soo rid hunguriga oo waxaa diley kacsi naa waxaad ogaataa in aancidna kacsi dilin ee ceebtaada asturo. salaama.
|
| | Unrecorded Date To:GABADHA. Marka ugu horeysa,waxa haboon in la is waydiiyo,waxa ay bikro tahay?,sidaa daraadeed bikro,waa xuub rabbaani ah oo ku dahaaran,gudaha gabar kasta,waxana uu ka hooseeyaa meesha ay soomaalida iyo,dadbadan oo caalamka ka mid ahi ay toltolaan,inkastooy toliinka aanu macno weyn ku soo kordhinayn,gabarnimada,in uu dhib u keena maahee,waxana ay ila tahay intii aanan hadalka ku dheeraan,in ay gabadhani meher kastaa ha ku dhacee in ay tahay gabar. wasalaama caleykum.
|
| | Monday, July 10, 2000 - 04:26 am walaahi waayaab somaliyeey badankiin faaido malahidiin sababtoo ah qof qof wax usaa idinaayo ayaa is kayar ee meesha nagu kalawada gabadha somaliyeedna waxaan leeyahay hadey runtahay arinkaaga gabar ayaad tahay ogoow laakiin kumaxirna taas kaliyee shaqsiyad fiican matahay meel hanooga dhicin hadaan nahay gabdhaha somali weyn waayo waxaadtahay adigaa is og sis by by
|
| | Unrecorded Date marka hore waad salaaman tahay marka labaad anuiga waxaa ay ila tahay mar hadii meher uu kugu dhacay waxaa imaan kara wax yaabo siyaabo kale oo aan wax yeelo gaarsiinahayn bikradaada laakiin jirtaabasho ayaa imaan karta markaa waxa aan kawadaa bikradu wax adag maaha mana wax yee layn karaan calafkaaga markaa ilaahay isku xir oo iska ilow wax yaabo haas thax
|
| | Sunday, August 13, 2000 - 01:28 pm """""""SALAAMU CALEYKUM""""""""" Salaan kadib waxaan rabaa in aan gabadhan walaasheen ah aan uga jawaabo su`aasha aay qabto. Abaayo waxaan umalaynayaa arintaada in ay adag tahay wax lagu sheego laakiin waxaa ka muhiimsan waxa aad adiga aaminsantahay, hadii aad aaminsantahay "gabar" waad tahay waayo weli laguma isticmaalin hadii aad aaminsantahay "garoob" waad aheed sababtoo ah meher ayaa kuugu dhacay Marka abaayo haku wareerin gabar& garoob labaduba ceeb maleh oo waxaa ka muhiimsan adiga & qofka aad iscafandoontaan in aad is jeceshihiin
|
| | Monday, August 14, 2000 - 08:28 am Waad Salaamantihiin.. Intaas kadib aniga waxay ila tahay in gabadha walaashayna la, shaki bixiyo sababta oo ah waxay tire waa la,i mahersaday mana lay bikra jebin, Abaayo do not worry hada ayaa lagu bikra jebinkaraa ma,aha too late.. Marka iska guurso nin xoogwayna ah then u will be unvirgin right a way easy.. Ma, aha in aad tiraahdo ma garoobaan ahay mase geber.............. Hadii aad qabto su, aal sax ah waydii culimada diinta taqaan not bogaan. Hadiise aad iska ciyaarayso bikro is nothing in this world, anigu waxaan filayaa in aad tahay nin bogaan isaga ciyaaraaya, whoever u r that is it..
|
| | Monday, August 14, 2000 - 11:01 pm WALAAL GABADH AYAAD TAHAY HADDII AAD U MALANAYSO IN LAGU GUURSAN ANIGAA KUU DIYAARA; MAHASANID
|
| | Monday, August 21, 2000 - 01:53 am aABAAYO DHIB WAXAA KUUGU FILAN MAANTA OO DHAN IN SIILKAAGA LAGA SHEEKEEYO ISKU XISHOOD BIKRADA AAD DOONAYSIDNA QAADO WAXAASNA HA KU HADLIN KII SOO GALABA SIILKAAGUU TILMAAMAYAA
|
| | Monday, August 21, 2000 - 02:03 am WARYAAYA amigaa gabadha daawadeeda helay abaayo waxaad sheegtay ninku in uu san ku isticmaalin waa runtaa laa kiinwuxuu kaa isticmaalay futada sideebuu kuu daayey nin aad ku mehersanays maanta biyihii baad naga daadisay maxaa yeelay bikro ayaad nooga sheekaynaysaa naa ninku maku bikrad jabin waayey ii imow aniga abaayo macaan anigaa cashar ku sii nayee WAAR YAAYA DEE GABADHU ITAAS AYEY RABTAY EE MAAD U SHEEGTAAN II SOO JAWAAB SAAXIIBTEY
|
| | Wednesday, September 06, 2000 - 08:37 am walaal abaayo waan ka xumahay inaad su aashas aad waydiiso aadamaha ugu horeeyntii aniga wax micna ah ima sameeynayso bikrada qalad ayana ka fahmeen ragga soomaaliyeed anigoon isku wada darayn waayo waxaa jirta in badan oon kala jeclayn gabadhaha iyo ragga labadaba ilaahay ayaa isu abuuray soon or later gabadhana nin ayay la kulmaysaa haday is calfan waayana mid kale ayay hadana guursan kartaa waana arin xun in gabdhaha lagu niyad jabiyo heblo waa garoob nabigii ilaahay ayaguu u jeclaa taasi waa taas mar kaan u soo noqdo gabadha su aasheedi macaan hadaadan wada seexan ninkaas asaga ah uma baahnid inaad fiir fiiriso dadka waxay kaa aaminsanyihiin taaso ah gabar la mehersaday lama cafin. waxaana jira ragg badan iyo gabdho soomaaliyeed oo is suga ilaa ay ka aqal galaan haday is calafsadaan waa qayr hadii kalana way ku kala dhaqaajiyaan waxaa jira ragg badan oo soomaaliyeed ilaahay qayr ha siiye oo leh maskax kaamila aana u fiir ffirsan waxa ay maan gaabyadu fiir fiiriyaan muhimada waxaaan oran karaa waa is fahanka iyo jacaylka ka dhexeeya labada qof
|
| | Friday, September 08, 2000 - 08:04 am to. anonymous walashiis waxaan ku weeydiinaa ma waxaad leedahay nin ka ema gacma gacmeen hadaa leedahay isma calfan waxaa kugu dhacay meher garoob waxba ma dhantid garoop taa xoogaa xaga raga kaaga ilbaxsan oo la guursan karaa wali adoo gabar ah gabdha hal far aa dheer tahay waxa suaal ah hadaa qabto/waxaan ahay inalibaaxsankataabte walaakiis?
|
| | Tuesday, November 21, 2000 - 10:10 pm to kuligiin maxey tahay "isticmaalka" aad sheegeysaan mawaxaad kahadleysaan dad mase alaab biniaadamka isma isticmaalo. waa salaamantihiin.
|
| | Friday, December 01, 2000 - 03:24 am Hold up why are you all saying this girl is a "gabar"? Ereyga garoob micnihiisa horta mataqaaniin? it means qof meher ku dhacay oo haddana la furay. It has nothing to do wether she's been sexually active with that particular partner of hers.Hadey nin guursatay oo dabadeedna la soo furay it means she is a "garoob" maadaama uu meher ku dhacay.
|
| | Saturday, March 03, 2001 - 08:43 am Salaamu caleykum Anna bal aan intayda sheego anigoo ku bilaabaya qeexidda erayga bikro.Waxa jira xuub ku yaala gudaha farjiga gabadha kaasoo kala xira daakhilka hoose iyo dibada sare. xuubkaasi meel yar ayuu ka dillaacsan yahay ama ka daloolaa (dalool yar), meeshaasoo Alle ugu tala galay iney caadadu soo marto. Xuubkaas ayaa la yiraahdaa "xuubka bikrada"............. Intaas waxaan kaga baxayaa qeexidda erayga. Haddaan marka u soo jeensado jawaabta suaasha ka timid gabadhan walaasheen ah waxaan oranayaa sidan: Haddii walaal uu weli xuubkaasi kuu nabadqabo weli bikro ayaad tahay, taasoo kaa dhigaysa gabar aan weli loo tegin. taasna meeshaas aan kaga haro. Waad salaaman tihiin. Wax is weydiintuna ma xuma. Ninkii jawaab hayaana jawaaba...kii kalow arrinka dhinacna ha u riixin. nabadey
|