We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Aslamu Caleekum Dhamaan: Waxaa maamulayaasha forum-ka nooga imaatay dacwo kusaabsan in dad kamida isticmaalayaasha forum-ku ay dagaal joogta ah ku hayaan dad kamida ummadda Soomaaliyeed ama diinta islaamka. Markii dadkaa loo sheegey inay waxaa joojiyaana si cad ayey dagaalkii u sii balaariyeen ayagoo xataa la dagaalaya maamulka forumka. Waxaan aad iyo aad u mahadinaynaa Soomaalida adduunka kala jooga oo sida wanaagsan igugu kaalmeeya forumkan. Sidoo kale waxaan mahad u direynaa dhamaan dadka sida asluubta leh ugu sheekeysta meesha. Meeshan halka wax oo loo sameeyey waa inay Soomaalidu isku dhaafsadaan waxyaabo muhiim ah sida baafinta wararka iyo talooyinka ayagoo aan haba yaraatee qarash ka bixin. Waxaa jirta inay jiraan dad aad u yar oo wanaagii loo sameeyaba xumaan u badala. Waxaa jirtey inaan wax badan u dulqaadanay dad qabiilo Soomaali caynaya iyo kuwo dad kale caynaya sababtoo ah way ka figrad duwanyihiin. Ma rabno in meeshan aan u samaynay wanaaga ummadda Soomaaliyeed ay noqoto meel la isku caayo ama diinta Islaamka lagu caayo. Waxaa jira dhowr qof oo markii caydii ay dadka caynayeen laga titiro forum-ka dhan ka buuxiya qoraalo aan munaasib ahayn. Hadda ka hor waxaan samayn jirney inaan u digno kaliya. Laakiin hadda waxaan go'aan ku gaarnay in qofkii marar badan dhibaato dadka kale u geysta isla markaana qoraaladoodu ayan xumaan iyo isku dir Soomaali maahine aan wax kale wadan inaan u digno hadii uu maqli maqli waayana waqti yar ka mamnuucno imaatinka meeshan. Dadka laga mamnuuco forum-ka ama qayb kale oo SomaliNet kamida waxay weli awood u leeyihiin inay SomaliNet inteeda kale isticmaalaan. Freedom of expression: Dadku waxay isku khaldaan xoriyada hadalka iyo ku xadgububka dadka kale. Waxay lamid tahay adoo gurigaada intuu qof sigaar cabo yimaada aad ku tiraahdo gurigeyga sigaar laguma cabo ee intaa ka dhamaysanayso banaanka la istaag oo uu kuugu jawaabo xoriyaddii ayaa naga qaaday. Ama adoo library jooga oo lagu yiri codka hoos u dhig kadibna aad tiri xoriyadii ayaa iga qaaday. Haddaba SomaliNet forum-keeda waxaa loo sameeyey wanaaga ummadda Soomaaliyeed wax walba oo dad Soomaali ah ku xadgudbaya waa ka mamnuuc. Somalinet laguma cayn karo dad kale ama qabiil Soomaaliyeed. Somalinet laguma cayn karo diinta islaamka. Haddii aad rabtid inaa dad kale la caytantid waxaa jira meelo badan oo Internet-ka kamida oo la isku caayo. Haddii aadan intaa awoodin fadlan ha dhibin dadk Soomaaliyeed ee meesha ku kala faa'iideysanaya. Mamnuucida: Qofkii computer-kiisa laga mamnuucay qayb kamida SomaliNet waxaa usoo baxaysa window cusub oo u sheegeysa inuu qaybtaasi jirin AMA laga mamnuucay. Qofkaasi wuxuu taaban kraa link-hga meesha ku qoran oo geynaya booga hore ee SomaliNet ama wuxuu e-mail u diri karaa webmaster-ka SomaliNet si looga saaro liiska mamnuuca. Wixii faafaahin ah oo forum-ka ku saabsan la xiriir: forum@somalinet.com Wixii kale oo kusaabsan dhinaca techni-kada la xiriir: webmaster@somalinet.com SomaliNet member
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Dear Somalinet: For your info, your site is the only place I feel home when I come. Please keep up the good work you are doing for Somali people. There's clan talk in every other place you go - All other sites, coffee shops, our living rooms, even mosques! I am proud of you - Please have a know that there are thousands and thousnads of Somalis who appreciate what you are doing for Somali community. I like your approach to clan talks and Somali factions - You will have a great success as long as you keep this disease away from your site. To me SomaliNet is a role model to reckon with! Mohamed, Toronto, Canada.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Nabad iyo Naxariis Ilaahay Korkiina Ha Ahaato Xoriyadda hadalku ma aha in la iska dhawaaqo ama wixii la doono lagu hadlo. Haddii rayi ama aragti la isku diido ma aha in nac iyo xumaan lagu bedelo ee waa in la is qanciyo. Dadka Ilaahay baa xoriyad u siiyay in ay labo wadan kay doonaan kala doortaan. Xoriyaddaas kuma jirto in qof aqalkiisa la soo galo isagoon ka raali ahayn. Haddii laguu fasaxo aad soo gashana waan in aad u hoggaan sanaataa xeerka u yaal dadka aqalkaa ku nool ama aad dibadda uga baxdaa. Meel aan anigu la yaabay baa aabe iyo isir lagu caayaa ciil mooyee caqli uusan kaaga kor dhayn. Hadaba Maamulka SomaliNet anigu kolay mahad iyo abaal mooyee wax kale uma hayo. Inta ay iyagu noo hayaan golahan waxaa laga yaabaa in wax uun aan ka kororsanno. Waan u hoggaansami xeerka golahan anoo isku dayi doona Haddii Ilaahay Idmo in aan "walaalow" iyo hadal san aragtiday ku sheegto. Maamulka SomaliNet walaalayaal MAHADSANIDIN xilka aad qaadeen iyo hawsha aad ummadda Soomaaliyeed u haysaan. Ilaahayow Noo Naxariiso
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Salama....... When we--at in any time--mention a word whereabout pertain Somali nor a fellow folk named only a name of "Somali" intends we have an evoke to HOMAGE a great Mother Land. Let me--as i guess i can't reckon--how deeply I appreciate the general admistration who in some way really keep information, the substantial information to all as a Somali Community or as a novice who know not his precious culture but knew it only a word from artificials' mouth. SomaliNet: As i already account that i can't really tell how appreciate as appreciative i am to all its contributors and admistrations as a apperant volunteers, who NOT only give up a time, but a time itself gives them up. Somalinet, once in again more, I am in my regard concern appreciate as including the ineffable and much unccountable "thank from the entire GLOBE". Without your (this site), Somali,in a real seen, wouldn't stand the way they stand and posited themselves at this time in cyper-age. Your supporters (including I myself) NOT only glad and polite to see or share their opinions, but their obvious-seen participations makes here to take its affect and innovation to our community (from the Dust of Australia to the Dawn of North America, and of course everything between). Viva De La'SomaliNet.......Your Momentus or may i say Monument stands upon a prominent site to all of us...and we in as proud as we were greatly supporting THEE ALONE. P.S....Define the Word "Community" to one much cogitation that then is so equivalent to one word....then its attribute you will realize how important SOMALINET brings us together.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date I add a standing ovation to the above comments. We need to learn to exchange opionions while respecting each other.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Asalaamu calaykum somaliyee Somalinet waan kugu racsanhay 100% rule-ka aad so jedisay. Waana ku faraxsanahay in aad dheyreyneysaan cudurkii na babi iyay. Waxaana idin leyahay, umada somali yeed wherever they are in the world good job ayaad u sameynaysaan, Allena ha idiila garab galo (Amiin). Runtii waa hoygaa ugu wanaagsan somali ku leydahay internetka and thank to u brothers and sisters. waa iga intaas wacalaykumu salaam.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Asalaama Caleylum dhammaam. MAAMULKA SOMALINET WAAD KU MAHADSANTIHIIN SHAQADA WANAAGSAN EE AAD U QABATEEN UMADA SOOMAALIYEED JASAAKUMALA-KHEYR MSaid Nabadgelyo
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Reminder to all forum users. Please abide by the guidelines. Somalinet will not tolerate abusive language or personal attacks againt other forum users. Somalinet reserves the right to delete all offensive postings/articles without prior notice. Your cooperation in this matter is highly appreciated. Thank you
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Waxaan mar kale idin ogeysiineeynaa in luqadaha loo isticmaali karo somalinet ee yihiin Soomali iyo English. Fadlan isticmaal labadaan luqo. Somalinet waxaay ka cudur daaraneeysaa iyaado ananan awood waqtiga xadirka ah ee uu laheen in ay tix gelin siiso luqaddo kale Mahadsanidiin -------------------- We are reminding all forum memebers that the languages to be used at this forum are Somali and English. Please use these two languages. Somalinet is at present unable to accomodate other languages. Thank you
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date i think everyone knows this forum is only somalia people and it is prohibit area for all the other people . i am very appreciate all of you what the marvellous job you have done it and keep it doing the good job. Each time i log on surface after i check my email, i always check somalinet, there are alot of important information and always find very intersting subjects and i think without all your energy and time we will not have changes to exchange our opinions and differences. I am advice all my other bro and sis to give their own time and fortune to become good society and i am praying and always do allah to united us .
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date i think everyone knows this forum is only somalia people and it is prohibit area for all the other people . i am very appreciate all of you what the marvellous job you have done it and keep it doing the good job. Each time i log on surface after i check my email, i always check somalinet, there are alot of important information and always find very intersting subjects and i think without all your energy and time we will not have changes to exchange our opinions and differences. I am advice all my other bro and sis to give their own time and fortune to become good society and i am praying and always do allah to united us and it is our responsiblity each us to take part how we going correct our mistakes and to build our own land.may allah accept our prays
|