Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Warar iyo Ogeysiis News and Notices: Archive (Before mar. 3, 2001): Ma la dhigan karaa collegeyada minneapolis adoo shaqa la,aan ah.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xasan weli

Sunday, February 18, 2001 - 08:15 am
Assalamualaikum Walaalayaal. Waxaan ahay aabbe saddex carruur iyo xaas leh deggan colorado oo ku tala jira in uu u soo guuro halki loo badnaa iyo minnesota,marka walaalayaal waxaan rabaa in aan college ka billaabo minneapolis marka iiga soo warrama sida loo helo collegeyada halkaa iyo dhaqaalaha la siiyo qofki wax baranaya oo xaas iyo 3 carruur ah wata,wax ma barankaraa anigoo shaqo la,aan ah, waxaa si fiican ooga jawaabi kara su,aashan aabbeyaasha collegeyada dhigta jawaabta dhallinta iyo hooyooyinkaba waan soo dhoweynayaa .waad mahadsantihiin.Wassalamualaikum.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

farah

Tuesday, February 27, 2001 - 12:05 pm
walaal waxbarashada mareykanka sidaa uma dhib badna oo adoo shaqo la,aan ah wax waad barankartaa waayo waxaa la helaa wax la yiraahdo financial aid. mahadsanid