Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Warar iyo Ogeysiis News and Notices: Archive (Before mar. 3, 2001): Waxaa i caawini kara reer minnesota iyo seattle wa.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xasan weli

Sunday, February 18, 2001 - 03:47 pm
Assalamualaikum Walaalayaal waxaan ku noolahay colorado talo iga siiya collegeyada labadaa state minnesota iyo seattle wa oo aan jeclahay in midkood aan u soo guuro insha,Allah habka ay aradada u qaataan iyo dhaqaalaha la siiyo qofka xaaska ah oo saddex carruur leh oo wax ka baranaya collegeyadaas,miyaan ku qasbanaanayaa in aan shaqeeyo mise dhaqaalaheenna ayaa nagu filnaanaya,waxaan rajaynayaa in waalidiinta ay jawaab fiican i siin doonaan tan dhallinyartana waan soo dhoweynayaa. mahadsanidiin.