Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Warar iyo Ogeysiis News and Notices: Archive (Before mar. 3, 2001): TACSI
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
WAXAA LOO TACSIYEYNAYA QOYSKII IYO EHELADII UU KA GEERIYOODAY MARXUUM OMAR ALI OO KU GEERIYOODAY SHIL BAABUUR

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Somali

Unrecorded Date
war omar ali muxuu ahaa xageese ku geeriyooday allah iyo yarxama raaximiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Haaruun

Unrecorded Date
Tacsi waxaan tacsi udirayaa qoskii iyo eheladii uu ka geeriyooday xaaji abdullaahi qorrexeey oo wakhti eega bil laga joogo ku geeriyooday magaalada kismaayo ee wadanka somalia waxaan leenahay qoyskii iyo eheladii uu ka geeriyooday inuu samir iyo iimaan ka siiyo isgana janadii fardawsa ahayd haka waraabiyo