    Management (Admin) | Saturday, March 03, 2001 - 04:54 pm FARXAD FARXAD FARXAD Dhamaan shaqaalaha SomaliNet waxay u dirayaan dhamaan ummada Muslimka ah gaar ahaan Soomaalida adduunka ku kala baahsan hanbalyo iyo bogaadin kusaabsan Ciiddan barakaysan. Somalinet's global staff and volunteers wish to extend a warm holiday greeting to all of our visitors. We wish all Muslims a very happy and pleasant Eid-Fitri. Aamiin. Somalinet Management. |
    zamzam | Saturday, March 03, 2001 - 05:15 pm Happy Eid to all Muslims around the world and also same happy new year!!!! |
    ALI | Saturday, March 03, 2001 - 05:34 pm WE STILL HAVE ONE MORE DAY TO CELEBRATE SO DON'T RUSH BORTHER TO DAY IS SATURDAY AND THE EID IS MONDAY,ANY WAY I HOPE NICE EAD TO ALL SOMALINS IN ALL OVER THE WORD,EVERY YEAR AND WE THE SAME PLEASURE,THATNK |
    SAACID | Saturday, March 03, 2001 - 06:44 pm HAPPY CIID EVERYONE VERY HAPPY ONE |
    Anonymous | Saturday, March 03, 2001 - 08:07 pm Happy eid everyone and happy new year!!!!!!!!!!! To all the muslims in the world. |
    MUKHTAR | Saturday, March 03, 2001 - 10:57 pm TO SOMNET STAFF HAPPY EID BROTHERS,AND SISTERS, THEN ALL SOMALIS AROUND THE WORLD HAPPY EID EACH ONE OF U,,PEACE AND UNITY AND STRONG FAITH ALWAYS AND EVERY WHERE!!!!!!!!!THIS IS U FRIEND,MUKHTAR AT SEATTLE,WA I LOVE U ALL 4 REAL PPL.. |
    NoToRiouS_Koshin | Saturday, March 03, 2001 - 11:04 pm Happy Eid (in advance) to all muslims around the world. |
    abdirahman barow | Sunday, March 04, 2001 - 12:57 am Asalaamu caleykum WW, dhamaan moslimiinta waxaan leeyahay ciid wanaagsan ,ilaaheey waxaan kabaryayaa inuu inooga dhigo hadaan nahay moslimiinta tii aan kaga bixi laheyn dhibaatada iyo colaadaha asiibay wadamadeena, Asalaamu caleykum; |
    HODAN | Sunday, March 04, 2001 - 01:15 am CIID WANAAGSAN CIID WANAAGSAN DHAMAAN UMADA SOMALIYEED EE MUSLINIINTA AH MEEL KASTO OODJOOGAANBA WAXAAN IDIN LEEYAHAY KU IIDA BARWAAQO IYO BASHA BASH DHAMAANTIIN ILAAHAYNA WAXAAN KA BARYAYAA IN UU WADANKEENA NOO HAGAAJIYO WAAYO DADKEENAN WADAMADA GAALADA JOOGA WAXAAD MOODAA IN UU KA SII BAABA,AY DAREENKII IYO FARXADII AAY CIIDU LAHAAYD |
    happyman | Sunday, March 04, 2001 - 04:10 am s w w dhamaan. Happppppppppy Eiiiiiiid to all maryooley |
    abdifatah yasin abdirahman | Sunday, March 04, 2001 - 05:26 am asalaama alaykum dhamaan umadda soomaaliyeed meel walba ay joogto waxaan idin lee yahay ku ciida ciid wanaagsan oo ay farxadi ku dheehan tahay, waxaan kale oo aan illaah ka baryayaa inuu tan teeda nabad inagu gaarsiiyo aamiin aamiin aamiin |
    Xaali | Sunday, March 04, 2001 - 08:13 am CIIDA CIIDA CIIDA! CIID WANAAGSAN CIIDA CAAFIMAAD KU CIIDA SACAB IYO CAYAAR KU CIIDA CADALOOL IYO CAWEYS WACAN KU CIIDA CUDUDAHA IYO CIDHBAHABA DAASHA CIID WANAAGSAN, CIID MUBAARAK! |
    yuusuf | Sunday, March 04, 2001 - 09:39 am ciid wanagsan somali meel walba ee jogtawaxaa leeyahay ciid qeer wadata ilaaheey hanoga dhigotii naba aa ku heli laheen rabi hanooga dhiga aamiin somaaliyeey ciid wanagsan CIID MUBARAK CIID MUBARAK |
    Luqman & Ahmed | Sunday, March 04, 2001 - 09:48 am CIID MUBAARAK!!! Ciid wacan oo wanaagsan dhamaan umada soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan, waxaanan Eebe uga rajaynaynaa in ciidan ciideeda ku gaaraan farxad, rayn-rayn iyo damaashaad!! |
    Aaisha | Sunday, March 04, 2001 - 10:22 am Somali melkasta oo ay jogan walalayal ciid wanagsan,sanadkan sanadkisana Ilahay waxan noga barya sanadkan kisa kale in uu qeer nagu garsiyo. Insha Allah. Salama Calekum. |
    KHADIJA SULEIMAN | Sunday, March 04, 2001 - 10:50 am HAPPY EID TO ALL MOSLEM BROTHERS AND SISTERS AROUND THE WORLD, MAY ALLAH WATCH OVER YOU THROUGHOUT THE YEAR, MAY YOUR LIFES BE FILLED WITH JOY, LOVE, PEACE AND UNITY. AMEN |
    zamzam | Sunday, March 04, 2001 - 01:35 pm Asallumu allkum. Ciid wanaagsan dhamaan muslimiinta meelkasta ooy joogto, markale ciid wanaagsan dhamaan umada soomliyeed meelkasta ooy joogan ku ciida ciid wangaasan, ciida ciideeda cimiri dheer iyo cibaado suuban. |
    gababe | Sunday, March 04, 2001 - 01:45 pm IID MUBARAK to all Soamlis everywhere. Brothers and sisters let us hope and contribute positively to peace among all Soamlis. Let us hope and work towards reconciliation based on equality and mutual benifit to all of us. It is time to stop quarelling and to begin positive thinking. Let us look far ahead across the cal lines to a better future of peace and prosperity. |
    gababe | Sunday, March 04, 2001 - 01:49 pm IID MUBARAK to all Soamlis everywhere. Brothers and sisters let us hope and contribute positively to peace among all Soamlis. Let us hope and work towards reconciliation based on equality and mutual benifit to all of us. It is time to stop quarelling and to begin positive thinking. Let us look far ahead across the clan lines to a better future of peace and prosperity. |
    Berlula | Sunday, March 04, 2001 - 02:28 pm Ciid wanaagsan dhamaan ummdda Soomaaliyeed meel kastoo ay joogaan..Aniga all ready waa soo tukaday.Ciid Mubaarak 2 all. |
    nasra | Sunday, March 04, 2001 - 02:29 pm IID WANAAGSAN DHAMAAN TIIN WALAALA MUSLIMIINTA AHOW MEEL KASTA OOD KU NOOSHIHIIN, |
    ANONYMOUS | Sunday, March 04, 2001 - 06:46 pm ASALAAMU CALAYKA WARAXAMATULAAHI WABARAKAATU DHAMAANTIIN WALAALAHA SOMALI WAXAANA IDINLEEYAHAY EIDWANAAGSAN KU EID SANADKAAN KIISAKALE NABAD IYOCAFIMAAD AMIIN ALHAYOW NAGA AQABAL AMIIN,AMIIN |
    ateye | Monday, March 05, 2001 - 02:10 am salaamucalaykum all my hert ciid waccan oo wanaagsan maanta iyo salaamaha'telphonka,emailka ,radiyaha yaan la ilaawin anakuna ciidnay idinkuna ciida . CIIIIIIIIIIIIIIIID WANAAAAAAAAAAAAAAGSAN |
    ABUKAR | Monday, March 05, 2001 - 06:14 am SALAAN KADIB WAXAAN IDIN LEEYAHAY DHAMAANTIIN IYO UMMADA ISLAAMKA DHAN CIID WANAAGSAN. SOMALINET CIID WANAAGSAN MAHADSANIDIN. |
    Anonymous | Monday, March 05, 2001 - 06:47 am waan idinsalaamay slaan kadib waxaan idin leeyahay ciid wanaagsan |
    Anonymous | Monday, March 05, 2001 - 06:55 am soomaali melkasta ayjoogto waxaan leeyhay ciidwanaagsan |