Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Warar iyo Ogeysiis News and Notices: Warar iyo Ogeysiis News and Notices (Current): Ma laga yaabaa in soomaali si niyad sami ah ku ciidaan .
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sulayman mussa

Sunday, March 04, 2001 - 06:36 am
asalamu-calaykum warahmatulahi wabarakatuhu.waxaan wada ogsoonahay xumaanta iyo kala aaminbaxa ku dhacay bulsha wayta soomaaliyeed hadaba iyada oo ay mudo ka soo wareegtay soomaalidii wanaagsanaydna ay caado u ahaan jirtay calool fayow,micnaha ay iloobi jireen wax kasta oo khalad laga galay, malaga yaabaa in la duugo xumaantii lakala galay laguna ciido caafimaad,mise munaafaqad ayaan ku ciidnaa,ayada oo allaah quluubteena daalacanayo,ugu dambayn waxaan walaalada soomaaliyeed ka codsan meel kasta oo ay joogaanba in niyada la bedelo laguna bedelo jacayl soomaalinimo iyo muslinimo.wabilahi towfiq.