Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Warar iyo Ogeysiis News and Notices: Warar iyo Ogeysiis News and Notices (Current): Ogaysiis
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, March 04, 2001 - 08:53 pm
waad salaaman tihiin walaalaha somaliyeed meel kasta oo ay joo gaan waxaan ilaah kabar ya yaa in aan kuwada ciid no ciid wanaag san dhamaan waxaan walaalaha kacud sanayaa in aan af keena ka ilaalino waxaan eednay oo ah qabyaalada gaar ahaan waxaan walaalaha dadayar ka cud sanayaa in ay iska daa yaan qabyaa lada ilaah ilaah kale majiro adiga mooyee mas kaxdayada kamasax qab yaa lada aamiin aamiin aamiin yaa rabi waa walaal kiin saciid yare

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jama

Tuesday, March 06, 2001 - 09:10 pm
Saciid yare waad ku mahaadsan tahay wanadaada saasna ku sii wad oo ha quusaniin Ilaahayna baryadaada ha kaa aqbalo.
nabadgelyo