Skip to main content

.

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Warar iyo Ogeysiis News and Notices: Warar iyo Ogeysiis News and Notices (Current): Monday= Park Royal @ Saturday= Rav.
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Dega

Monday, March 05, 2001 - 01:58 am
Yo happy eid to all of you Im i gonna hav da best eid couse monday girl like me is going to Park Royal with my girls. Saturday im going raving with my crew in east london. come along.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NIVEACREAM

Tuesday, March 06, 2001 - 05:54 am
Deqa!
salaamu Calaykum horta
Deqa walaahi adigoo kale ayaa soomalidii magaca ka xumeenaayo maxaa yeeley meel dadka aad iyo aad salaanta fiican ee maalinta ugu qayrka badan isugu diraayaan oo dadwayne badan soo wada galaan oo sharaf badan leh ayaad intaad soo gashey xitaa bisinka ma aadan soo qabsanin aad tiriri "yo Happy Eid to all of you", ma'aadan ku joojinin halkaas oo waxaad sii dhaafsatey>>>>>>>>>> "Im i gonna hav da best eid couse monday girl like me is going to Park Royal with my girls. Saturday im going raving with my crew in east london. come along.

Deqa abaayo sharafta waa mid adiga aad sameesatid ma'ahan mid reerkaada hoo ku dhihi karaan balse anaa kula talin markale oo meelahan aad soo gasho afka soomaliga ku hadal:(. Afkaada hooyo intaad diidey ayaad English ka doorsatey hase ahaatee Englishkaada lama af garanaayo ee ESL class ma soo qaadatey intaadan massege meel publick ku post gareenin. Abaayo aniga walaaltinimo ayey iga tahey ee xumaan ha umalaynin! mida kale hadaad club aado iyo hadaad motel seexataba anaga marabno in aan ogaano businesskaada oo si isku dhaan. Walee meel waxaa loo wada socdaa dadka lagu kala sooci doono,,,, ee kabaha high heelka oo 3"inch intaad iska siibto Nike shoes soo qaado iyo dirac ooooooh fasaleetina dhab isku soo sii ooo laabtaadana naga qarso dooni mayno in aan aragno.

Aqyaarta kale anigoo inan soomali ah oo dalka USA joogo waxaan idin leeyahay Ciid Wanaagsan ilaahey cimri dheer ha inawada siiyo dhamaan iyo ilaahey dalkeena oo nabad ah ha inagu celiyo :)sababtoo ah Deqa oo kale ayaa dadkii qaribtey intii dibada loo soo direy oo ticket cidkale laga gatey ayey maalintii ciida leedahey oooh yo im i going to the park,,, <<<girl pls wake up and smell the coffee:( 000h I wonder if Deqa could spell MISSISSIPPI oops I did it again.

Deqa pick a number don't say it out loud>>double it>>add 8>>>divide by 2>>>subtract the original number that u picked >>>>>>>>hmmmmmm is the answer
<<<<:O4) I thought so.
Waxaan fiirinaayaa in aad caqliley tahey iyo in aad back up gareenaysid what ur mama gave u in the club.:(

Deqa keep ur head up<<<<<seya next lifetime in Meca.

Nabadeey soomaliyeey ciidwanaagsan

P.S. xalwada iyo buskutka yaaleyska badinin qaxwo oo sonkor laheen caba.:)

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

NIVEACREAM

Tuesday, March 06, 2001 - 05:58 am
Deqa!
salaamu Calaykum

farxaan

Tuesday, March 06, 2001 - 03:51 pm
TO; niveacream
aboo booh booh aboooh ayow yoow saaxiib sida wax looqoroba adigay kugu dhaamaatay kawaran taasna
waxaa laga fahmikaraa sida aad gabadhan yar ee
waalan ula hadashay runtiina sifiican ayaad ugu
jawaabtay waao ayadaa isu keentay, bal dabaal
nimadeeda ciid masaajid,qaraabo,saaxiibo iyo meelo
kharleh la'aado ayaa la arkijirey ee ciid CLUB
la'aado xagee lagu arkay?anyway ciid mubaarak
walaalayaal waxaana rajaynayaa in uu ilaaheey
soo hanuuniyo walaalaheeyga aduunka ku kala
firirsan.