Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Warar iyo Ogeysiis News and Notices: Warar iyo Ogeysiis News and Notices (Current): Somalinimadu maxay ii tari maxase iag dumin???
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mahad saed

Monday, March 05, 2001 - 06:22 am
Waa sua aale mays waydiisay weli somalinamada in ay tahay sida magcaaga oo kale wax mas' uuliyadi kaa saaran tahay, hadii uu halaabana aad dhibaatadeeda adigu gaar ahaan u dareemaysid.
Tusaale
Dhowaan ayaa waxaa dalka FINLAN wiil yar oo somali ahi ku diley gabadh wadanka finland u dhalatay, waxaa dhacday in dadka somalida ah ee finland ku nool aanay 3 maalmood guryahoodii yabixin. Taas waxay ku dareen sin kartaa in qofwalba oo soomaaliya waxa uu sameeya ay adi ku taaban karaan ma aha xumaan oo keliya ,laakiin waxay noqon kartaa wanaag uu sameeyey qof somaliya oo aadan aqoon
mahad Saed haji HOLLAND

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

anon

Monday, March 05, 2001 - 10:55 am
maxaa ugu wacanaa inuu gabadha dilo?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Somali

Monday, March 05, 2001 - 01:04 pm
Bismilahi,ACRW

Walaalayaal marka hore ciid wanaagsan dhamaantiin meel aad joogtaanba.

Walaal mahad Saciid wax faahfaahin ah ma ka haysaa Wiilka Somaliga ah sida uu u dilay iyo sababta uu u dilay gabadha finishka ah?

Ciid wanaagsan
Somali