Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Warar iyo Ogeysiis News and Notices: Warar iyo Ogeysiis News and Notices (Current): Dhamaan ciid wanaagsan dadka muslimka ah ee aduunka daafihiisa ku kala nool .
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mohamed

Monday, March 05, 2001 - 07:08 am
waxaan halkan ka salaamayaa dhamaan walaalaha muslimiinta ah ee ku nool aduunka firiqyadiisa kuwa horay u ciiday iyo ku hada ciidayaba waxaan leeyahay ku ciida nabad iyo barwaaqo iyo bash bash

waxaan marlabaad tahniyad iyo bogaadin u dirayaa dadka soomaalida ah meelkasta ooy joogaanba ciid wanaagsan ku ciida wadankeenana ilaahay sidan si ka khayr baddan haka yeelo ciideeda kale

AAMIN, AAMIN, AAMIN.