Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Warar iyo Ogeysiis News and Notices: Warar iyo Ogeysiis News and Notices (Current): CIID WANAAGSAN DHAMAAN INTA AQRISATO SOMALINETKA
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdurahman Gabane

Monday, March 05, 2001 - 10:17 am
Aslaamu Caleykum

Anigoo ah abdurahman omar gabane oo ku nool wadanka mareykanka waxaan jeclahay in aan halkaan tahniyada uga diro maalinta ciida awgeyd dhamaan bahda somalinetka iyo inta aqrisato.
Waxaan kaloo jeclahay in aan halkaan ka dhaho ccida wanaagsan Aabe Omar Gabane, Hooyo Fadumo Hasan Aboowe Ali Omar, Aboowe Abdiqadir Omar, Aboowe Axmed Sulymaan, Aboowe Feyasal Hasan, Aboowe Abdismat Noor, Abaayo Ayaan Omar, Abaayo Shuri, Abaayo Farhiyo Omar, Abaayo Fartuun, Abaayo Nimco, Oo dhamaantood ku kala nool wadamada Egland, Kenya, U.S.A, Canada, iyo Somalia.