Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Warar iyo Ogeysiis News and Notices: Warar iyo Ogeysiis News and Notices (Current): CIIDAN CIIDEEDA KALE INSHA ALLAAH WAXAAYNU KU CIIDI DALKEENII!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muslima13

Tuesday, March 06, 2001 - 03:09 am
Asalaamu aleikum
Ciid mubaarak walaalahaaygii soomaaliyeedee anuunyada ku firdhadayoow
Insha Allaahu ciidan ciideeda kale Soomaaaliya iyo dalkeenii beeynu ku ciidi Iyo qorraxdii,ciidii id gooneeyd, Xoolihii laqal qalan jiray ee dariska iyo masaakiimaduba ka dhargi jireen......waan ku farax sanahay.
Walaal hadaan ka waramo magaalada aan joogo oo ladhaho Odense ciid wanaagsan beey ciideen iyada oo muslimiintii halkaas ku noolaa eey ku soo wada tukadeen masjidka weeynee Odense. Taas oo runtii aad u farxad badneeyd.....TAAS OO KALANA ILLAAHAY BAA LAGA HELAA.
Waxba Yaanan warka sii badininee
CIID WANAAGSAN::::::::KULUCAAM WAANTUM BIKHEEYR
asalamu aleikum