Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Warar iyo Ogeysiis News and Notices: Warar iyo Ogeysiis News and Notices (Current): Ciid-wanaagsan Muslimiinta Soomaaliyeed oo Dhan????
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, March 06, 2001 - 11:02 am
aniga oo maanta ciida u labistay oo aad iyo aad u faraxsan ayaan waxaan go,aan saday dadkayga kale ee soomaaliyeed meel kastaba ha joogaanee in aan ku wada dhaho CIID-WANAAGSAN .....Ka dib intaas ka bacdi ciida ma ahan farxad kaliya oo ku saabsan in aad waxaad rabtid samaysid ma ahan ciida waa farxad ku saabsan 1-farxad 2-ka fogaanshaha wixii xun oo aad u dhawaatid wixii fiican 3-ciidid