Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Warar iyo Ogeysiis News and Notices: Archive (Before mar. 3, 2001): SomaliNet's Second Phase
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Management

Unrecorded Date
Walaalayaal:

Waxaan u gudbeynaa wajigii labaad ee SomaliNet kaasoo ah in ilaa iyo May 2000 aan ku mashquulsanaan doono sidii aan Internet-ka ugu soo dari lahayn waxyaabo badan oo Soomaalida u khaas ah sida taariikhda waddanka, dadka Soomaalida ah oo sida wanaagsan bulshada wax u taray, taariikhda iyo joqrafiga Soomaaliya, sheekooyin gaagaaban iyo kuwo kalaba.

Sidaa daraadeed waxaan idinka codsanaynaa inaad figradihiina iyo waxyaabaha aad isleedihiin waa loo baahanyahay in lagu daro Somalinet noo soo gudbiya si'aan intii awoodeena ah wax uga qabano.

Sanadka hore ee SomaliNet waxaan ku masquulsaneen sidii aan usoo aruurin lahayn meelaha Somalia iyo dadkeeda ku saabsan ee Internet-ka. Arintaa waan ku guuleysanay waxaana uruurinay kumanaan ciwaan oo kusaabsan Somalia. SomaliNet maanta waa meesha ugu weyn marka laga hadlayo wax Soomaaliya ku saabsan. Mahadaa waxaa leh dadka na soo booqda sidaadoo kale naguna dhiiri galiya arimaha aan hayno. Talooyinka iyo waxyaabaha aad isleedahay Soomaalidu waa ubaahanyihiin noogu soo dir info@somalinet.com

Wajiga labaadi waa sidii aan uga qayb qaadan lahayn aruurinta waxyaabaha ku saabsan Somalia. Waxaan rajaynaynaa inaan arintana ku guuleysan doono Insha Allah.

Mahadsanid


[English]

Dear member:

SomaliNet is entering its second phase in which we will create a huge diverse Internet content, including short stories, Somalia history and geography, news, analysis, and reviews from Somali national figures.

We are also working on creating localized SomaliNet pages where people will have the opportunity to interact with their local Somali sisters and brothers. These localized areas will have everything from local news to classified ads. You can take part of this great initiative by sending us your ideas and what you think Somali Internet community is missing and need to be addressed. send your feedback to info@somalinet.com

We focused on locating Somalia related Internet content in our first year. We successfully located, indexed and made available thousands of Somalia related web-sites and pages. That success made SomaliNet the largest Somalia specific web-site on the Net! Thanks to our visitors like you, the site’s traffic and size made SomaliNet well into the mid sized Internet sites category.

Thank you.

SomaliNet Management.