Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Warar iyo Ogeysiis News and Notices: Warar iyo Ogeysiis News and Notices (Current): Sannad wanaagsan
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Tuesday, March 27, 2001 - 07:01 am
Salaama calaykum warahmatulaahi.
Walaalayan dhamaantiin sannadwanaagsan meelkasta aad joogtaan. Waxaa lagayaabaa in qaarkiin yidhaahdaan waa maxay sannadka wanagsan ee maanta. Waakii Islam ama hijriyada qofba siduu u yaqaan.
Waxaan Illaah idiinka rajaynayaa inaad kuwaartaan
caafimaad iyo cibaado suuban.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

faliey

Wednesday, March 28, 2001 - 12:53 am
wanaagsan walale kulu caam wantum bilkheyr inha allahu kuligeen nabadgaliyadi illah baan rajeyneyna happy new yaer! bye falisey