Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Warar iyo Ogeysiis News and Notices: Archive (Before mar. 3, 2001): Congratulations!!! Jama Farah & Faduma C/casiis
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Zaki

Unrecorded Date
Waxaan halkan hambalyo iyo bogaadin ugu dirayaa Jaamac Faarax iyo Faadumo Cabdulcasiis oo dhowaan Gabar ugu dhalatay magaalada Toronto ee dalka Canada,gabadhaasina waxaa loo bixiyey {Aisha}.

Jaama & Faaduma gabadhaasi Ilaaheey ha idin kaga dhigo mid dadkeeda iyo dalkeeda iyo diinteedaba anfacda aamiin aamiin.

By Zaki, at NY.