Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Warar iyo Ogeysiis News and Notices: Archive (Before mar. 3, 2001): Xuquuqdarada ka jirta wadamada yurub siiba wadanka Norwey
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdiasis

Unrecorded Date
anigoo soo galay wadankan noorwey dhamaadkii 1997 ayaan waxaan kulakulmay waxyaabo aad u kala duwen wadankan oo ah wadankii iigu horeeyey yurub,waxyaabaha aan kula kulmey waa waxyaaba qofka damiirka lihi ka jidhidhicyoodo kana baxsan xuquuqul insaanka taasoo dhalinyarada soo koreysa ku qasba iney diintooda baraan kana dhigaan inay sida dumarka u isticmaalaan iyagoo adeegsanaya daraagis uu qofka aan feejigneyn ay ku dabi karaan isla markaana aan u ogolayn waxbarasho ama shaqo uu qofku noloshiisa si fiican wax uga qabsankaro taasoon lagu arkin wadamada dariska la ah ulana dhaqmaan sida xayawaanka iyagoo qaar kood odhanaayiin afrikaanku sida diirkiisu umadowyahay ayuu caqligiisuna u madowyahay
cay wax tarimaysee caaqib xumada ay dhaxalsiinayaan dhalinyarada sookoreysa mustaqbalka ayaa ka daran taasoo aysan jirin soomaali isku duuban oo codleh waxayna badanaa sheekooyinkaan ka dhacaan woqooyiga iyo badhtamaha iyo magaalooyinka u dhaw caasimada taasoo qofku uu san raali ka ahayn si bilaa dareena loo ciqaabo .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdiasis

Unrecorded Date
Waxaana arimahaa ka caawiya dad soomali ah oo ku
oo wareysi la yeesha dhalinyarada weydiiyana waxay ubaahan yihiin lana socda xaaladu kolba halka ay marayso dadkaa soo soomaalida kale iska ilaaliya meelaha ay ku badan yihiin haday yimaadaana ina hebel ayuu ku soo galayaa oo luuq luuq ah waxayna ukala gooshaan yurub iyo afrika ragooda iyo dumarkooduma sidii tabliiqiga camal

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hassan

Unrecorded Date
to all
haddii somaliya aan isku dilnay qabiil owgees haddii aynaan is arki karin oo aan
is neceb nahay sabab qabiil owgeed haddii meel kasta aan qabiil u kala deganahay
miyaanay kuu cadeynay sida jirkeenu u madow yahay in qalbigeenu u madow yahay?
qofkii somalida sidaa xun ula dhaqmaa hise muxuu dhibay?
iyaga ayaa is badan
waana is taahilaan