Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Warar iyo Ogeysiis News and Notices: Archive (Before mar. 3, 2001): Alaah arllada( dhulka) wuu qaybiyey
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mukhtar_guled

Unrecorded Date
Allaah arllada wuu qaybiyey, haddaba soomaaliyeey adiga kaagii meeyey?!
Haddaad dooneyso inaad aragto aayadda qur'aanka ah ee laga hadllay akhrri suuradda layi dhaaho "XAJ" rubuc xizibka ugu dambeeya.
Waxaad moodaa, bidaari sibiq ayey kugu gashaay, in aan is dhigannay waddammada shisheeyaha ah inagoon kafekerin dhibaatooyin badan oo hadda qof waliba intuu xooga leeyahay aanu arkayn waxaan anigu umalaynayaa inay ninkii aqoon is bidaya ee dhiig leh ay lagudboontahay talo.
waan dhameeyey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
waad mahadsantahay walaalka qoray warqadaan

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mohamed

Tuesday, October 10, 2000 - 03:51 am
TO. muqtar guled
aqiifilaah waxaan ilaaha awooda leh kaaga
baryayaa xasuusinta aadna xasuusisay
inuu kaa abaalmariyo waxaana kaarajeynayaa
inaad waxbad oo somalida intabadan ilowsanyihiin
aad xasuusindoonto
asalaamu caleykum