Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Warar iyo Ogeysiis News and Notices: Archive (Before mar. 3, 2001): OGAADEENYA HA XOROWDO!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

SOMALI

Unrecorded Date
TO WHOM IT MAY CONCERN:

I BELIEVE THAT THE LAND OGADENYA SHOULD BE FREED FROM THE HEARTLESS TIGRIS WHO ARE SLAVIN AND SLAUGHTERIN THE SOMALI PEOPLE OF OGADENYA. THIS HAS BEEN GOING ON FOR YEARS AND IT HAS TO COME TO STOP. MANY OF YOU MIGHT AGREE, BUT THOSE WHO DONT, I WOULD LIKE YOU TO THINK OF YOUR MUSLIM BROTHERS AND SISTAS WHO SHARE THE SAME NATIONALITY WITH YOU WHO ARE SUFFERIN THEIR EVERYDAY LIFE. AND THEN LOOK AT YOUR SELF IN THE MIRROR AND SAY YOU DONT CARE. IF YOU DO , MAY GOD HELP YOU.. AS FOR THE REST OF YOU SYMPATHY WITH OUT ACTION IS A BIG NOTHING...SO PLEASE AT LEAST IF YOU ARE NOT HELPIN TELL SOME ONE ABOUT IT... THANK YOU

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Somali

Unrecorded Date
somali - Walahu macak,If You are talking for ogaden clan. However, if you want to attract somalis you should get rid of this false name and call the land somali galbeed. My point is that you count on me if it is somali Galbeed, but if it is ogaden land, we somalis have enough problems and we don't need to brace another clan based land, therefore you must deal with the ethopians for good or for bad.

somalia = I am in
land = i am out.

somalia with lowercase

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

5somalia

Unrecorded Date
TO Somali Crying for Ogaden,
Please understand that what you call ogadania is SOMALI GALBEED one of the five Somalia. If you are here to call your clan to claim part of Somalia in clan's name, know that you are not better than the occupying Ethiopains. Remember that the Somalis have gotten rid of the region called "Majeertainia" years ago. Tribal mentality is some kind of disease and will have enemies forever.
somalia(five) is for the SOMALIS

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kurikoon

Unrecorded Date
waar maxaa oo ogaadeenya wax u qabanaa labadii guri ee aynu ingiriis iyo talyaani ka xayuubinay baanu qaati kajoognaa ee miyuu waalan yahay ninku?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Marka ay isdilaan dadkaa gumeysga ku hoos jira,I wonder who is going to be responsible oo aan makamad dadweyne soo joojin doonaa....Taariikhdu waxba ma ilowdo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

LamaArag

Unrecorded Date
To Dadweeynaha.


Ogadenia ma aha qabiil ee waa dhul ee kala saarlabada eray ogaden and ogadenia ok.

mida labaad haddii aad caawineeysaana idinkeey indin jirtaa haddii kale iska aamus.

mida sadexaad ogaden qabiilka la dhaho qabiil uu ka badan yahay (for example) they are every where in the worl ethiopia, kenya, somali and i don't know why.


Intaad oran eray ka fiirso.

by, LamaArag

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

IIMEEY KING

Unrecorded Date
waryaada dhulku waa soomaali galbeed ee ogaadeenow caqli yarada qarsada awalbaa la,idinku xaman jiraye, wallee soomaali been ma sheegin marki ay tiri`` Ogaadeen iyo weylo lo,aadba waxaa iska leh ninkii wax siiya``
dhulku waa dhul soomaaliyeed ee barasha wanaagsan,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MissShilabo

Unrecorded Date
IImeey king

walaal cayda waxba ma tarto ee jooji aflagada.

dhamaan dhalinyarada qiimaha badan waxaan idin leeyayhay ha wal walina Ogadenia malin unbay xorobi doontaa hadana si fiican ayeey u dhismaysaa ee aanu see wadno dadaalkena dhalinyoro anaka ayaa isku filan nina waxba kama rabno hadiiba dadkeeni u batay maangaab ka fakaryo meel dhaw.

wali dhulka waxaa la yiraahdaa Ogadenia dadka dagana waa somali.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

IIMEEY-KING

Unrecorded Date
Ogaadeenow ma waxaad rabtaan inaad goosataan qeybta aad ka degtaan somali galbeed sida isaaqi
taasi soconmeyso soomaali galbeedna kalama go,do
marka haddii shiiqaashu tiraa waxaan goosaneynaa qeybtayada CIISAHA iyo karanle-hawiyana yiraahdaan annagana qeybtayaga ayaanu goosaneynaa
taasi caqli maaha ee dhulka hallagu mideeyo soomaali galbeed sidaas ayuu sharaf ku yeelanayaaye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MissShilabo

Unrecorded Date
To IImay

walaal meesha wax lakala gooyo ma yaalaan dhulkan waxa uu ka maqan yahay waa somali adiga iyo aniga marka ma aha in lays jiijiito oo meel dhaw laga fakoro, gumaystaha nama kala jeclo aniga iyo adiga isku mid baan u nahay marka ma aha in aan kala xigsano shisheeye loona arko in uu dhulka ka maqan yahay Ogaden kaliya!!! waxaan hubaa qeeraadka ku jiro dhulkaas in uu ku wada filan yahay amaba ka badan yahay soomida oo idil.

IImay
shaydanka iskanaar dadkada wax u qabo ama hadii kale ka daa aflagaadada dadka wax u qabanayo, waa inoo intaa maanta.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

IIMEEY-KING

Unrecorded Date
TO:miss-shilabo
miss-shilaabo waad ku mahadsantahay waanadaada anigoon tixgelineyn ula jeedadaada ayaan hadana u qaadanayaa dhanka wanaagsan, sidoo kale anigana waxaa igu waajib ah inaan kaa waaniyo waxa aad ku qaldantahay waxaana kuga waaninayaa inaad iska hilmaanto waxa layiraa ogaadeen-ogaadeen hana u qaadan aflagaaddo laakiin waa arrinta keliya ee looga bixi karo gumeysiga, marka walaal haddii karanle yiraa dhankeyga ayaan xornimo u raadsanayaa ogaadeenna yiraa dhankeyga ayaan xornimo u raadsanayaa kolley Ciise dowlad buu leeyahaye oo qola kasta goonideeda xornimo u raadsato waa caqli yari iyo figrado ay dani ugu jirto gumeystaha, waxaana iga yaabiyey markaan arkay ciwaanka ah ogaadeniya ha xorowdo balse waxaa ka sii daray kuwa ku taageeray caqli yaridaas, waxaana la yiri"doqontu waxay leedahay 12 indhood kow iyo tobbanna waxay ku aragtaa cadowgeeda inta kalana walaalkeed, haddaba waxaa xornimo lagu gaari karaa in maskaxda la dhiso cududda la mideeyo marka ugu horreysana laga xoroobo reer hebel iyo reer hebel
haddii ay tani suuro gasho dhanka kalana waxaa suura gelaya xornimo iyo midnimo taam ah
inshaa Allaah

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MissShilabo

Unrecorded Date
doqoni indho mabalaha ileen waa doqonee CALAA KULE XAAL danteen aynu garano.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

IIMEEY-KING

Unrecorded Date
TO:mis shilaabo

walaal warkaadu ma cadda mana garanayo inaad figraddeyda igu raacsantahay waxaana isaga key qaldamay inuu warkaadu yahay caraadis ama cay
waxaana la yiri qofcaytamay laga badi haddii ay arrintu sidaas ahaynna iga raalli noqo maadaama warkaadu uusan u dhisneyn qaab wanaagsan oo macna sameynaya,oo lagu farxi karo lagana caroon karo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Caga gaab

Unrecorded Date
iga daaya Ogaadeenka cagaha dheer waa doqomee, horaa loo yiri doqonka adoonsiguu ku fiican yahay.
inteey xabashi iska celin lahaayeen beey maanta dhulkii somaliyeed wax ka sheegteen, ahahahahaha walee waa wax la yaab leh.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MissShilabo

Unrecorded Date
Midnimo

IImay

walaal maan caroon mana caytamin, balse waan ka soo horjedaa fikradaada ah dhulka ha laga badalo magaca Ogadenia, taasi macnaheda ma aha in aan leyahay magaca ha loo dhafo waxuu u yara dhawyahay magaca qabiilka la yiraahdo Ogadeen!!ee waxay iga tahay ma arko wax sababayo in la badalo mana u malaynayo in uu hor istagan yahay isku duubnideena.
walaa SOMALI magacii la dhihi jiray ayaa isku keen xiri waayay ee waa maxay qiimaha uu samenayo magaca SOMALI-GALBEED??

hadii uu dhulkaas kaa maqan yahay aynu wada raadsano aysan aheen fadlan yaa laysku soo xad gudbin.

Caga Gaab

waa iga qoslisay lakiin walaal hadii aad fariid tahay bal cayda yara jooji ee waxii fikrad ah dhiibo adiga oo aan CagDheer wax ka sheegin.

Till next time

Shilabo Power

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shabeelnaagood

Unrecorded Date
...Magaca Ogandenia halaga badalo??...iyo maxaa looga badalin maba arko waxa keenaya arintaas?.........

Ummad kasto oo gumaysi soo martay waxaa waajib ku noqotay inay iska tuurto magac, naynaas, iyo wax kasta oo la halmaala gumaystahaas?....Tusaale waxaan naqaan Malcolm X...oo ka tagay gaalkuu ku abtirsan jiray...waxaan kaloo naqaan Gandhi...markay Ingiriisku xirteen "neck-tie" asagu muxuu dhahay..."back-tie"...gadaalbuu kasoo xaytay go'ii.....
...Magaca Ogadenia yaa bixiyey?...Ingiriis sax?
...Xeelada dagaalka waxaa ka mid ah wax walba ood ku helaysid caawimaad oon waxba kaa dhimayn inaad samayso....Sida adigoo ubadala magaca Ogadenia ee Gaalku bixiyey Soomaali Galbeed...Markii hore waxaad haysatay dad badan oo Ogaden ah kaliya...Markii dambena waxaad heshay soomaali oo dhan oo intaas ka badan kana awood badan....

Salaama...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

IIMEEY-KING

Unrecorded Date
TO:miss shilaabo
walaal waa marka ugu horreysa,e iga guddoon salaan igana raalli noqo haddii aan kugu xad gudbay tan labaad haddii aan kuu yara taabto micnaha uu sameynayo magaca soomaali galbeed.

magacu waa magac jamcinaya soomaalida deggan gobalka oo dhan haddii run lasheegana ogaadeniya waa magac ogaadeen hana u qaadan inaan ogaadeen ka soo hor jeedo bal waa dad walaalahay ah oo cudud iyo cilmi la kaashan karo leh waxayna kaalin muhiim ah ka geli karaan halganka gobonnima doonka ah ee lagula jiro gumeystaha laakiin waa maxay faa,iidada ay leedahay kala qoqobnaasho iyo in qabiil kasta figrad qaldan ku dhego sida in ogaadeenku deegaankiisa ku magacaabo ogaadeeniya Ciisana dhulkiisa ku magaacabo ciisa-land karanlana dhulkiisa ku magacaabo karanle-land walaal ha u malayn inaan kaftamayo laakiin arrimaahaan qaar ayaa la arkay sida ogaadeeniya kuwa kalana waa suura gal,
intaas keddib haddii aynu nahay mujtamaca walaalaha ah ee soomaali galbeed waxaa nala gudboon inaynu ka xorowno figradaha ku salaysan qabiilka dhulkana lagu mideeyo halmagac oo dadku wadaagi karaan si loo helo cudud iyo isku duubnaasho,
kolley waxaan qiyaasayaa in figradeydu tahay mid uu u riyaaqo qof kasta ee maslaxada jecel,
aragtidiisuna ka sarreyso qabiil IWM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

M Zubeer

Unrecorded Date
Caga gaab, Adigu ma waxaad tahay kuwaan lahaan jirnay, ee eega doonaya in is xoreeyaan, dhul baa laga hadlayey la gumaysto, oo soomali oo dhan ka maqan ee lagama hadlayn qabiil. Haddiise aad door biday inaad qabiil ka hadasho, runto waxay tahay , in wax walba ay asal u noqonayaan, ee ha isku kay dirin.
OGAADEEN HADDAAN AHAY RAG WAA U AMAR SAREEYAA.

M Zubeer

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MissShilabo

Unrecorded Date
zubeer

ka joog adiga ma ahee fadlan ha ku dayan dadka xun.

iimay
waad ku mahadsantahay sida qiimaha badan ee aad iila hadashay gadaal ayaan ka soo dhiiban fikradeeda hada waan yara dagdagsanahay.

Shilabo power

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

damal muuse

Unrecorded Date
REER MAX'D SUBEER,

Walaalayaal ma run mise been HADAY XAAJADIINU AWRKACSI XALAAL AH AYSAN AHAYN, soomaali ayadaa isku mashquulsanoo teedii laciiraysee bal inta idin ladegta un kasoo badiya!!!!hadii kalese waxaad noqondoontaan dawacadii teedii ka tagtay tiikalana gaarin ee marka hore isbahaysi la samaysta adinka iyo h/yoonis,karanle hiwiye,sheeqal,akishe,gudabiirsi,jaarso,ajuuraan oo la imaada charter hagid.hadii kalese zinaawi aada oo ha idin yiraah ugaasyo beenaad baad wada tihiin sidii xayle selaase oo kale!

salaamu calaykum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Caga gaab

Unrecorded Date
MZubeer
Doqomada cagaha dheer lama caaytamo iyakaaba dilan. Xabashi iska celi ha u soo hanqal taagin dhulka xorta ah ee somaliyeed. Eritrea weey xorowday adiga maxaa meesha ku dhigay doqonyahoow cagaha dheer. DOQONIMO waa cudur aan daawo lahayn.
OGAADEEN HADAA TAHAY RAG WAAD UGU LIIDATAA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MissShilabo

Unrecorded Date
caga gaab

Ragu ma caytamaan walaal ee dhiibo fikradaada adoon caytamin, sababta oo ah cayda waxba kuuma faaidaynayso dadka aad caynaysana waxba u dhimi mayso sidaas daraadeed iska daa cayda waa jaahilnemee.

Shilabo Power

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Baam Baam

Unrecorded Date
Ogaadeen Soomaaloo dhan baa kor saaran,Itoobiyana ugu darsantay.markaas ogaadeeniya waa wadan kale ee soomaalaay joojiya waxaad wadaan waa gardaro.

Gooriyo cag dheeroow.hunguri gabiyo kaa tur

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mohamed

Unrecorded Date
Hey you talking about Ogaadeen.where is the somaliya . yaa u maqan somaaliya. haddii somaaliya isku soo noqoto may be waanu ka fekeri doonaa sidii aan ku soo celin lahayn Ogaadeeniya. mida kale sorry dadka qaarkii suaashaada waxay u qaateen in aad ka hadlaysid Qabiil.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Awqudub

Unrecorded Date
ilaahey waxaan ooga baryeeynaa dhamaan dhulalka soomalida ah ee gumeeysigu haysto inuu gumeeysiga ka qaado ama Ogaadenia ha ahaado ama mid kalaba tan kale waxaan walaalaha soomaaliyeed ussoo jeedinayaa in aaney wanaagsaneeyn in qabiil wax laga sheego,waa waxa halkaa ina dhigey maantee
ilaahey waxaan inooga wada baryayaa soomaaloo dhan ineey midoowdo aamiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Oday Cabdulle

Unrecorded Date
War intaad Soomali kala qebinteed waqtiga isaga dhumineysaan waqtigiinna ka faa'ideysta yaanu bilaa macne idinkaga dhumine. Midda kale sidaad dareensan tihiin guri salka ayuu ka aas-aasmaa. Soomaali meel kasta oo ay degan tahayba waxaa saldhig u ahaa Somali Republic oo maanta gacanta u galay kuwo dad cunayaal ah oo ay reer galbeedku u bixiyeen ''WARLORDS''

Fadlan hal ku dhiggeennu ha noqdo dalka ha ka xoroobo ''Warlordska''

Markeynu Saldhigeennu hagaajisanno ayaynu inta hartayna gumeystaha ka xoreyn karnaa.

Mrakaaysunu dhihi doonnaa sidii aan dhihi jirnay
'Qalaafana aney iska leh, Qabri Daharana aney iska leh.

Haddii kale sidaa ku wada oo dalkeennuu awal 5 baaba loo qeybiyay eh hadda ha loo qeybiyo boqol qeybood oo hor leh.

Yours brother

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

falis

Unrecorded Date
waxaan rajanayaa in ay ogaadenya xorowda oo dhamaan somalia is raacdo si fiicana u fahano hadafka gumaytaha taas oo ah in uu dhixdeena ku abuuro cadaawad aan dhamaan laheen.

somali oo idil waa isku hal uma arko in uu wanaag ku jiro is kala saar saarkeena

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdul

Unrecorded Date
Ogadeen waa qabiil somali ah dhulka aad shegeysid
waxaa la dhahaa somali galbed sidaas ayuna ku wanagsayahay hadii kale magacaas waxey dadka u
arkan mid macnihisa tahay in dhulka ogaden kaliya
daganyahay magaca somali galbed marka la yirahdo
kan aan wiligiis somalaiya arkin xitaa wuxuu
aminsanyahay in wadankisa yahay waxan ka hadlayaa
midnimada hadii dad dan gaar kaleh jiraan magaca
ogaden waa mid yaga u gooni ah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
waxaan filayaa inaanu jirin dhul layiraa ogaadeen dadka qaarkiina waxaa iskaga qasan ogaadeen iyo Ogaadeniya waana dhul soomaaliyeed qabaailo fara badana waa ay degaan,markaa waxaa haboon inaan la isku mashquulinin magac mandiqad sidii lugu badali lahaa ee halagu fakaro sidii cadowga islaamka iyo kan soomaalida laisaga kaashan lahaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

gabadh

Unrecorded Date
ogaadeniya ha x.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
BY.Soomaali
Hal waxaan oran lahaa dadka ogaadeenka ah iyo inta soo raacda ee magacaas aaminsan hala waxaan oranayaa dadka diidan waxaan ku horeeynayaa dadka magaca ku dhagan,waxaa haboon hadii aad xornimo ku heleeysaan midnimo umadoo dhan inaad magacan aad ku dhagantihiin iska deeysaan hadaad rabtaan qansax labaxa midnimada ayaa wax walba ka mihiimsan,dadka diidan waxaan idin leeyahay war nimankan waxeey sheeganayaan ineeysan jirin wax diyaar u ah in cadowga itoobiya lal dagaalamo aysan jirin markii hala wada hadlo layiraahdana sheekada laga bilaabayo magaca badala,runtiina waxa soomaali hadeeynu nahay aynu maqalaa waa la laayaa ama weey dagaalamaan waa uun iyagaas ee si aad u midoowdaan ama nimankan weey baa be eene xabada ka qeeyb gal ama af bilaash ah meesha la taagnaada,markaa magacoodaa ha iska wataan,qofka waxaad la gorgortami kartaa markaad sidiisa guntato ee guntadaan idinleeyahay markaa magac aad udhantihiin la baxa,mahadsanidiin walaalkiin Soomaali

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MissShilabo

Unrecorded Date
Anonymous

walaal afkaada caano iyo waliba malab lagu qabay.

aniga run ahaantii ma aaminsani in magaca laga badalo dhulkaas ILAA aan ka arakno wax is badal ah dad badan oo dagan shulkaas YACNI in ay u halgamaan sida ay ugu halgamaan dadka ogal magaca.

waa la yaab waa sida aad araktaan marka laga hadalo xuriyada dhulkaas waxay bilaw iyo dhamaadba ku wareeg sadaan MAGACA, MAGACA MAGACA MAGACAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAAA

till next time
Shilabo Power

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

amiiradii harer

Unrecorded Date
labo mid kala saara horta , hada ogadeen iyo ogadenia ha ii kale saarina , marka hore ma jiro wax la dhaho ogadeenia lakiin waxaa jira ogadeen.
taas waa clear baan filayaa , hadaad dacad tihiin dadkiina ogadeenia ku doodayoo , magac meesha kuma habone ka badala oo mid loo siman yahay keena sida somali galbeed , hadaadan dano gar ah wadataan waa gooni.
magacaas tariikhdiisa wax uu baxay xiligii afweyne ee dagaalkii 77 , kahore waxaa jiray somaligalbeed .
sorry idinkaa imika bilaawaya tafraaruqa sidee baan bari u gadhanaa xornimo,
marka hore ee qof uu maqlo magacaas waxaa kusoo dhacaya reerkiiayada ahaa , sida la og yahay dhulk ay k adegan jihiin gobolkaas waa in yar oo xadidan , marka ma garn ma intaas baad gar gaar udooni mise dhamaan . hadalkaagu mugdi baa ku jira.
kan yaree leh dadkaan lahan jirnay ,mid yar aan kuu raciyo xageed ku aragtay somali somali lahaan jiray in aad sidaa u hadashaa waa caaq nimee
xishoo adaan kalmo kuu dooneynaaye.
ilaahey qery ha keeno hana xoreyo somali galbeed..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Haagi

Unrecorded Date
Maxay dadku Ogaadeenka "doqon" Ugu yeeraan!!!!

Waxaan la yaabay dad badan oo marka ogaadeenka la soo qaado dhaha waa "doqomo" ayaga oo aan hayn wax daliil ah. hadaba iga soo Jaahil bixiya sababta ay doqomo ku noqdeen, qabiilada kalena Ay san ku noqon

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MissShilabo

Unrecorded Date
amiirada harar
walaal waan ku salamay salaan ka dib hadalkaada in badan ayaan garaysanyaa ina waan ka soo horjeda marka hore TAARIIKHDA MAGAC BIHINTA WAY KAA YARA KHALDAN TAHAY , MARKA XIGTA MAXAAD ULA JEEDAA "" ADAAN KALMO KUU DOONEYNAA ""!!??

dhulka ma dad gooni ah ayuu ka maqan yahay???

kuma raacsni sida uu hadlay ninka dhahay waxbaan lahaan jirnay.

Haagi
Sababta waxay ila tahay in ay u badan yahiin ama u badnaan jireen dad DAACAD ah, waqtiga hada lagu jirana daacadnimada waxaaa loo yaqaa DOQONIMO!!

hadaba waan sii socanayaa ee nabad galyo.

Shilabo Power

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AMAAL

Unrecorded Date
MissShilabo

keep being DAACAD that is good for your health and remember there is alot of people in this world who can't be DAACAD!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
war adigu yaa tahay? kollay laangaab xun oon lahan jirnay yaad tahay ee ogow Ogaaden waa nin ••••••• ismail ah ee ha khaldamain midgaan yahow

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
war adigu yaa tahay? kollay laangaab xun oon lahan jirnay yaad tahay ee ogow Ogaaden waa nin ••••••• ismail ah ee ha khaldamain midgaan yahow

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
to all Laangaab.
the minorities who live in ogaden region they only can talk Ogaden guys, what about you?, ogadens are raedy to share everything the right government but not the Tigray who were slaves during the Hayle.Second, all minority in Ogaden would be punished when Ogaden wariors get a right time and right place.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HAMDI

Unrecorded Date
ASALAAMU CALAYKUM
WAAN IDIN SALAAMAY DHAMAAN DHALINTA SOO BOOQATA BOGAN. WALAALAYAAL WAX LAYSKU DAALIYAA BADAN WAQTIGA WAA SEEF AMA WAX MICNO KU HADLA AMA ISKA AMUSA. DAD WALAALAHIIN SOOMAALIYEED BAA CODSI IDIIN SOO JEEDIYAY MARKAAS BAAD CARATAN IYO QABIIL LA GASHEEN IDINKOO OGAYN U LAJEEDADIINA IYO WAXAAD KA HADLAYSIIN.WALAALAHIIN GUMAYSIGA KU JIRA WAX U QABTA AMA KA AAMUSA HA CAYNINEE DULBAAD TAHIINE.MIDA KALE MA WADA JAAHIL BAAD TAHIIN WAA IDINKA DHAHAAYO OGAADENYA HA LABADALO SOO QARIIDADA ADUUNKA KUMA QORNA MA WAX LA BADALI KARAA ILAA AY XOROWDO OO AY QABSATO SHANTA SOOMAALIYA YAA YAQAAN SOOMAALI GALBEED.WAXAAN CUNTAMAYNIN HA KU DAALINA HANA IS DHAHINA HAL QABIIL BAA DAGAN WAA LA WADA DAGAA OGADEENYA MA AHA QABIIL CINDIGIINA GALIYA SIDAAS IYO NABAD GALYO WAA WALASHIIN HAMDI

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Hello all Minorities in Ogaden Region

you guys what do you think, if ogaden became one of the great somalia one day?. second, ogaden tribe is willing to get independence from the cheap Tigray government and you minorities are thinking to get out the domination of ogaden people. you will be forever under ogaden people wherevere you are. get over it.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
dadku waxay ogaden doqon ugu yeereen waxaa weeye masayr ka haya taariikhda dheer ee ogaden leeyahay.
ma jirtaa qabiil leh sida Sayid maxamed oo kale?. Raage,Mohamed omar dage.bal adigu fakir ee ii soo jawaab

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MissShilabo

Unrecorded Date
waa idin salaamay

fadlan yaanay hilmaamin u jeedadeena taas oo ah sidee u xoraysanaa dhulkeena???????????????


CAY, FAAN , CARO intaba waxba ma faaideeyaaaaaaaaaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Free Galaadi

Unrecorded Date
Somaliyeey ogaada inta aan leenahay "my way or no way" guul gaari mayno....Tan kale, waxaa xaqiiq ah in aanan dhulkeena xorayn karin illaa aan midayno cududeena iyo caqligeena. Waxaa kaloo xaqiiq ah in aanan dadkeena ku midayn karin magacan ogaadeenya.

So, use another name to unite our people whether it be somaliGalbed or x or y.

SOMALI GALBEED HA XOROWDO!!!!; ALLAHU AKBAR!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FREE GALAADI

Unrecorded Date
MissShilabo: I admire you alot..You are the kind ladies we need if we are to liberate our occuppied lands. I'm proud of you sister!.


SOMALI GALBEED WAY XOROOBIN--INSHA'ALLAAH.

SALAAM.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
to all ogaaden haters'.

no matter if you like or not the name of Ogaden will never go away, unless there is Ogaden man on the earth. so if it's obligation to accept this name regardless you tribe or personality.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
somaligalbeed

magaca ogaaden ma aha qabiil ee waa magaca la bixiyey. tan kale hal geel ah hadey kaa dhunto oo ay summad leedahay, summadeeda ayaa lagu raadiyaa ee somaliyey meel walba iyo buug walba ogaden baa ku qoron ee ma ogaadeen baa ku qoray.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

AFGOOYE

Unrecorded Date
To miss shilaabo your smartgirl but rest of your Brothers are really Idiots just read what they wrote before you attack me.

No wonder they said Ogaden are the people who but sugar into moving River.

We are talking about how to free their Land
and look what they wrote.(Minorities you will be forever under Ogaden people wherever you are)

As long as you have this attitude of Ogadenia, Sorry sister ( otherIdiots) you will not atain FREEDOM.

Another matter why Omer jees wasting his Time in Kismayo and Baydhabo while his poeple are being oppressed or he is geting batter pay working for AIDEED?!

What is this? Ogaadeen ha ii dirin waa duul Amxaaree? did they help Sayidka to free Them?!!

DON'T GET ME WRONG I AM CONFUSED. I AM NOT FROM KISMAYO/BAYDHABO NOR INTRESTED. JUST FACT.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

aLI aBDALE

Friday, July 14, 2000 - 01:59 pm
Oogaadeenya maxay xoroobi idinkaaba loosers ah e.

Meel aad HAYSATAAN BAA ISKA YARR

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

KOSHIN

Thursday, October 12, 2000 - 06:25 pm
I believer that we are entitled to make mistakes, but what is more important is our wiliness to
learn from those mistakes. I am taking by what started to be even exchange is developing into
full-scale discussion. I can't thank you enough for all of you whom are participant of this topic.
It is important for all of us to really explore our feelings toward each other. It seems to me that some of you had made an excellent argument on why you don't feel part of the name OGADENIA,
some of you based on this relatively understandable and logical barrier that this name con not be distinguished from the OGADEN tribe. You are absolutely right on this, the second argument which is well received is the name was giving by emperor Haile Salaize. The bottom line on this two argument is you don't feel part of this name infect it isolates you from being member of given territory. My follow peers let me assure you that as a member of the Ogaden clan we do
understand this. There have being numerous intellectual exchanges between the Ogaden clan
regarding this name. We by no means intend to isolate the same people whom we are trying to
defend them from barbaric colonial. By any means this name is well recognized throughout the
world. The name brand is well recognized through out the world, and it is important for our
people's struggle. For example, Somali republic has recognized territorial put forth by the United
Nations, and for Ogadenia to call western Somalia would violated that agreement. Secondly,
Human rights violations are constantly taking place in this area, and for the world to recognize
that this is taking place in Ogadenia rather than in Somali. If you like another out of the blues
example, do you know why Hussein Adiid inherited his father's role? One of the think that I could
think of is they wanted a recognizable name can keep his father's activities. I have no intentions
to move our discuss into Somali plat form, nor did I not find a better example to give to you. The bottom line is we are aware of this name is cousins a lot of our brothers and sisters a lot pain. For time being please bare with us, this name is only being used to reach our ultimate goal of freedom. We will insha'allah join Somali weyn soon after.
Thank you.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, October 19, 2000 - 01:52 am
waad salaamantihiin dhamaantiin.
saxiibayaal dhamaanteen waxaa jirta mid aan isku raacsanahay, waa inaan nahay soomaali meesha aad kamurmaysaana waxaa loo yagaanaa(( gobolka soomaalida ee ay haysato itoobiya))
dadka dagaana waa soomaali aan cid kale tarixin ilaa dad xoog kusoo dagaymooyee.
markaan daacad ucadalno taasoo kafo qiiro qabiil waa inaa dib uraacnaa magacya majeerteenya ogaadeen iyo wixii lamid ah anigu runtii qabiil ahaan labadaa magac midkood yaa kasoo jeedaa dhibaatana uma arko hadii aan isku raacno mid kamid ah inaa meel ula baxno ama aan jid ugu magacdarno lakiin magacjada meelaha hada loojaqaan ma,aha magacjo aj soomaalidu ula bexeen eemagacyada waxaa loo yaqaan qabiilo waawy oo soomaalia caan ka ah.

micnihii kadenbeeyayna wuxuu ahaa soomaalidoo waagaa hal qof ahayd in dhexdooda ladhigo shixnada ah hebal waa maynoorati iyo hebal waa mayjoorati si loo kala fageeyo oo markaa kadib looga faa iidaysto awoodoodana loobaabi,iyo,
sababtoo ah qabiilkii meesha loogu magacdaro wuxuu isu arkayaa inuu dadka kale kaxigo oo aanay wax xaq ah ku lahayn umadaha kale oo soomaaliyeed ooaanay haba yaraatee waxba ku kala gadisnayn, ahaydna aniya arimahooda meel uga soo wada jeestaan.
marka saaxiibayaal marka aan ku fakirno caqli saliim aan kafogaano wax kasta oo loo arko inay umada soomaaliyeed oo cadawgeedu batay sii kala fogaynayso meesahana hanoo ahaato keeskii afaraad ee soomaaliya hana loo duceeyo sidii ilaahay gumaysiga xabashida uga soo furfuri lahaa.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nuradiin

Monday, October 30, 2000 - 01:58 pm
waxaan layaabanahay dadka markay arkaan Ogaden xanaaqaya.
waxaa allah mahadiis ah in aan laidinkala tashanaynin magacan dhibwalba oo sogadha Ogaden waa dhib ay ugaysatay Somalia mawaxaan manta kala tashan magaca nin markaan somagan galay gacanta ii galiyay axmarada ayna naga dhaxaysay dagaal xun
walaalayaal hakatalaabsanina xaqiiqada

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Inan-karanle

Thursday, November 23, 2000 - 11:01 pm
Ogaadeen lagama xanaaqsana wixii necebna ilaahey ha jecleysiiyo illeen waa qabiil soomaaliyeed oo ka mid ah qabaa,illada dega soomaali galbeede haddaba waalaalayaal yaa bixiyey magacaan lagu murunsanyahay maxayse ahayd ula jeeddooyinkii ka dambeeyey, kolley ninkii wax garad ahi wuu garan, wariyo dhamaantiis gobalku waa soomaali galbeed ogaadeenna dhanbuu ka degganyahay intaasi waxay afxidh u tahay murankan dheeraaday ee bal hallaga hadlo sidii ay soomaali-galbeed u xoroobi lahayd

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Friday, November 24, 2000 - 03:56 pm
War ogaadeen ama cag dheer hadaan ugu waco waa dad cawaan ah waana dad aad u dad nimo xun maxaa yeelay amxaaro xun baa 2 boqoloo sano ku dul kaa dinayday wax ay qabanayaa majiro waa iga talo ama raga is ku dhiiba ama rag la dagaalama noqda rag
wax is ka dhiciya maa shaasaad ee ga ku haysaan dee dawlad amxaarada ka mid noqda ama is xoreeya oo somali ku soo dar sama somali waa idiin baa ba day waadna ogayseen dagaal kii xamashida dad kii la shaqaynayay amxaarada ingoo daraa diin u dhamaanayna adinka bay ahaayeen. ee waxuushyahay wax matarayaal baa tuihii ne amxaartan xumee injirtabadan meesha ka kacee xaniinyo is ka baa ree geelana ka soo tagee dagaalama africa hadal wax kama qabtee
intaan ka badan way idin naagay sanayaane

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mr ogaden

Tuesday, November 28, 2000 - 08:17 pm
Ku-dhamaan


Walaalayaal waxaan marka hore idiinsheegayaa
in magaca ogaadeenya yahay magac gumeeysi bixiyay
laakiin dhibaatadu waxaytahay,in hadaan dhahno soomaali-galbeed caalmkoodhan uqaadayo inaan ka hadleeyno mudug ama galguduud waayo iyaga ayuu caalamku u yaqaana soomaali-galbeed,dadka magaca dabada kawada ujeedadoodu maha magac jaceyl ee waxa weeye inuusa halgankoodu jihowareerin.

takale walaalayaalow dadka gobolka kunool ee
magaca ka didaya maxey intey magaca ay jecelyihiin qaataan ugu halgamiwaayeen,inta ay lasoo taaganyihiin magaca badala,war horta ila dagaalan oon dhulka xoreyno,waxaad rabto ku dagaalgale.
hadaadse adigu gumeysi dooratey maxaad iga rabtaa hadaan laftaan ahay gudagaalgalo,walaalkeybaa tahaye igu taageer ama amaan isii.
dadka magaca ogaadeenya taageersan ma aha dad duulaan ku ah dhul walaalahood soomaaliyeed degenyihiin,dhulka ogaadeenya waa dhulka keliya ee maanta soomaali nabad ugu wada nooshahay,waana wax illaahay lagu mahadiyo,waana waxa soomaalidu qabiilka ogaadeenka uguyeeraan doqon waayo waa wadani daacad ah,jecelsoomaali oo dhan,marka kuwa doqon ugu yeeraya waxey ku ceynayaan, sidey u xasdeyaan,unecebyihhin,isna u jecelyahay qofwalba
oo walaalkiisa.walaalkeyga isaaq,ama daarood ama hawiye ama dir haduu magaca qabiilkiisa ku dirirayo ooy cadow is hayaan waxaa igu waajib ah wax walba oon isku diidanahay inaan garabkiisa istaago.

waxa looga baahan yahay qofwalba oo soomaali ahna maanta waa inuu walaalahooda halgamya garab istaago,ama xasdiga kadaba shaqeyta,naca uu u qabo dad walaalihiisa oo jecel iska dhaafo,

taas ayay danteenoo dhan ku jirtaa,walaalaha soomaaliyeed gobolka ku nool ee maga dhibsanayoow,walaalayaalow
magacaad rabtiin qaatoo isoo garab istaaga hadaadse gumeysi doorataan waxaan rabo aan ku dagaalamee idaaya.

(haduu liito waw hiilisaa doqonwalaalkeede)

waan ku dheeraadey: ramadan kariim

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, November 29, 2000 - 07:08 am
wakhtiga hadalka lama joogo soomaaliyee ee waxaa loo baahanyahay wax tar
soomaalida kale hady xabashi raacday
OGAADEENYA RAGII LAHAA AYAA XOREEYNAAYA ,iyo soomaalida kale ee sharafta leh ,ama nin calooshii ushaqeeysta,ah waligii guul ma keenin maxaa yeelay markii SAYID MAHAMED CABDULLE HASAN uu soomaali xoreeynaayay,waxay lahaayeen kuwagumeeysiga daba dhilifka u ah war wadaadka OGAADEN ee waalan yaa naga qabta , markii somaliya xoroowdayna taalo wayn bay udhiseeyn isga oo waliba faras fuushan ,hadana waxay leeyihiin ONLF tan waalan yaa naga qabta laakiin markii ay OGADEENYA xoreeyaan yeey taalooyin udhisi doonaan .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dalal

Wednesday, November 29, 2000 - 11:40 pm
oagdeenya ha xororr .
guul ONLF

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XOREEYE

Thursday, November 30, 2000 - 07:01 am
ODADENYA WAY XOROOBI RABINA WUU CAAWIN INSHA ALAHU ,IN GALBEED XOROOBI LAHELI DUNIDA GAARSIIYA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, December 02, 2000 - 04:11 pm
Hi! to y,ll

i wonder if you guys all stop insults,complaints
and join me fight to end evil tigrays,whom treat us the same?


viva somalia,viva ogadenia,viva djebouti,
vive to y,all.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Nuradiin

Tuesday, December 05, 2000 - 03:59 pm
Ogadenyaa way xoroobi, insha alleh, markaad fiiriso adunkan umaduba maalin ayay kadulkacday gumaysigii, waxaad modaa manta in ayso carfayso iska qadidii ay iska dulqadi lahaayeen gumaysiga ,
sidaana waxaa daliil u ah shabaabkii Ogadenya ee hada kahor maskaxda laga khalday ee difaacayay Somalia ayaa wax fahmay una dagaalamaya wadankoodii hoyo.

waxay udirirayaana waa xaq oo kooda dhintana kumuusan dhimanin isgoo kujira mujahidin kusheega ree hebaloowe ee gaal ayuu ladirirayaa.

ee haka fogaanin axaqiiqada

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WIIL WAREEGLE

Sunday, January 14, 2001 - 02:21 pm
SHEEKADA INTAAD SOO GAABISAAN WAX OGAADEENYA LA YIRAAHDO MA JIRAAN HADDA. OGAADEENNA WUU OGYAHAY KUWO AAN LA SOCON AYAA ILAA IYO HADDA WADWADA WAX ALLA WAX FAAIDO UGU JIRTANA MALAHA. MARKEY LA YIMAADEEN WAAN GOOSANEYNAA WAXAY GOOSTAANBA WEY WAAYEN. IYAGIIBAA XABBAD DABADA LAGA GALIYEY. WAR ANAGA WAAN IS NAQAAN EE SOOMAALIDA KALE BEENTA KA DAAYA. WALIGEYBA WAAN GOOBI JIREY KARANLE GUSHIISE.