    Ali | Unrecorded Date DEAR: BRO/SIS Waxaan aad u raadinayaa warar la xirira sida ay u nool yihiin dadka soomaalida ah ee ardayda ah islamarkaana xaasaska ah ee ku nool maraykan. waxaan ahay nin arday ah oo xaas ah oo doonaya inuu maraykan yimaadee. Ali Samatar, Turkey |
    Anonymous | Unrecorded Date xaaji leen bug ma raadiney? |
    g-gode | Unrecorded Date saaxiib waxaan ku oran lahaa anigu hadii aad aad xaas tahay ha u haajirin ameerika balse isku day yurub waayo single baa ku fiican maraykanka |
    siyaad | Unrecorded Date saxib wadankan dhibaato maleh ee imow haddii aad leen heysato turki iyo yurub way ka fiican tahaye laakiin iska jir haddii xaaskaadu gaalo raac tahay dhibkeeda ayay leedahay |
    Enoughintelligent | Unrecorded Date Salaamad, haddaan kula taliyo America oo dhan maahan ee haddii aad imanayso U.S.A.(United States Of America),anigu talo wax ku ool ah ayaan ku siin karaa oo nolosha iyo tacliinta ku saabsan, balse naagtaada waxba iyo carruurtaada kama odhan karo waayo waxay ku xidhan yihiin dhammaan idinka dadnnimadiinna, wayse jirtaa in dad isku xumaadaa rag iyo dumarba ay jiraan khaladkana raggu yeelan karo dummarkuna yeelan karaan. Haddii aan kaaga warramo US nolosheeda siiba gobalkan aan joognno ee California(Golden State)ama (west coast)anigoo ku salaynay anigu sidaan u noolahay waxay tahay sidan:haddii aad tahay keligaa ama nin aan xaas lahayn noloshu way kafududahay markaad xaas leedahay, waayo waxaadan kafekerayn reer kiradii iyo inaad dad taageerto, weliba waxay kasii xuntahay marka naagtaada iyo carruurtu kaa maqanyihiin oo aad masaariif joogto ah u dirayso Africa.Haddiise aad xaas kaaga wadato oo ay daan carruur lahayn waa okey iyadaana ugu fiican oo waad is taageeraysaan, noloshuna runtii way adagtahay, sidaad isu fahantaanna adiga iyo qoftaadu way adkaanaysaa marmarka qaarkood oo waxaa sababaya daalka badan ee aad mar walba daalantihiin sababtoo ah waa laga yaabaa in aad maali oodhan shaqaynaysaan ama wax barasho ku maqantihiin xataa haddaad dad wanaagsan tihiin waayo noloshaa adag, laakiin waxaad gaadheysaan horummar lataaban karo markaad muddo xanuun sataan oo aad isu sabartaan. Haddii aan tusaale kaasiiyo sidaan u noolahay anigu, qol ayaa ii kiraysan waxaan bixiyaa $400.00 afar boqol dollar American aan cuntadaydu ku jirin, cuntada markaa waxaa kugu filan haddii aad is maamusho ilaa $100.00 boqol dollar American markaadan soo iibsan cuntada bisil oo tax leh ee aad soo iibsato cuntada aad adigu karsanayso ee qaydhin oo iyadu aan taxi lahayn. Inaadan laydhka korontada aadan bixin ayaa laga yaabaa waxay taasi ku xidhantahay dadka aad guriga kaga jitrto ee citizenka ah. Waxaa intaa sii raaca shaqo part time ah ayaad geli kartaa si aad u qaadato unityo badan collegeka ama Jamacadda hadba kaad dooneyso inaad gasho.Haddii aad markaa aad isku daydo inaad fultime shaqayso fultime studentina aad noqoto isku wadi kari maysid oo buunddo xun ayaad keenaysaa, oo in lagaa caydhiyo waxbarashada ayaad halis u tahay, buundooyinkuna meeshan waa qaali oo aad ayey muhim u yihiin.Haddiise aad part time iska shaqayso dawladdu way kugu gacan qabanaysaa tacliinta lacag adiga noloshaada kugu fillanna way ku siinaysaa, oo buugaagta oo qaali ah aad iskaga bixiso isguulka lacagtiisana(tuition) in lagaa daayo ayaa laga yaabaa maaddaama aadan aad u shaqayn oo aadan lacag badan samayn marka dib loo eego waxa kusoo gala sannadkii ee taxga(taxreturn)ka aad xarayso. Intaas waxaa soo raaca waxaad u baahan tahay gaadhi aad iibsato, haddii kale socon kari maysid basaskuna fiidkay is taagaan magaaladan aan joognno gaar ahaan tareennaduna way yaryihiin ama dhaxan iyo dad midab takooriin ah ayaa ku dilayaba, magaalooyinka waaweynna sida Los Angels iyo Sanfracisco oo kalene waxaa looga cararaa (crime). Siyaabo kale oo lagu gaadhi karo tacliinta way jiraan sida inaad deyn qaadato dawladdu kusiinayso,laakiin shuruudo adag ayey leedahay oo haddii aad doonto waan kuu sharxi doonaaye isoo weyddii. Soomaalidu ma'aha dad tacliinta jecel ama u dhashayba sideedaba,badankoodu way xammaalaan markaa waa wax yar oo faro ku tirisa inta wax dhigataa badan koodana waan is wada noqaannaa inta wax dhigata waxayna u badan yihiin rag dhallin yaro ah hablluhu waa laba ama saddex magaaladayadan oo wax weli gaadhey heer jaamacadeed (unuversity) majiraan habllaha, hadday jiraanna anigu ma'aqaan. Haddii aad walaal doonayso intaas war sii dhafsiisan meeshan ku dhaaf su'aalahaaga markaa waan kaaga jawaabi doonaa Macbuudka idankii. Magacayga qaaliga ah waxaa layidhaa Xassan weli ama Xassanul Wallaa. Haddii taladaydani wax kugu biiriso, walaal ii sooducee bil asxaanik in ALlaah khayr isiiyo ina guuleeyo aakhiro iyo adduun. Ilaa is arag dambe, jawaab wacan. Bye bye now. |
    gacal maxaad cabdule | Unrecorded Date yahooy wax makuusheegaa mahaan meel maha hadaad iya waalitid cirbad shan sano lagugu duro aad rabtid imaw hadii kale aroy mahaa iska joog oo badarkaaga ruug caanahaaga dhayda ah dhun hadii kale gaal dabagaduud ah aad u shaqeehee isagoo waliba ku dhahaayo karowyahoow xaa noo kaa keenay ku noqo jiqdaa ka timid karood cilan ha ku dhabee! |
    gacal maxaad cabdule | Unrecorded Date yahooy wax makuusheegaa mahaan meel maha hadaad iya waalitid cirbad shan sano lagugu duro aad rabtid imaw hadii kale aroy mahaa iska joog oo badarkaaga ruug caanahaaga dhayda ah dhun hadii kale gaal dabagaduud ah aad u shaqeehee isagoo waliba ku dhahaayo karowyahoow xaa noo kaa keenay ku noqo jiqdaa ka timid karood cilan ha ku dhabee! |
    XAYOW | Unrecorded Date EEBO WAA RUNTAA MAXAA MEESHA KU DHIGAY KU NOQO DAMEERKAADI IYO MOXOGII AAD CUNI JIRTAY MEESHAAN WAX KU YAAL AYAA ISKA YAR. MEEL KASTA OO AAD TAGTAAN NACFI MALIHIDIN.ILLAHAY EBER IDINKA DHIG |
    janaqow jeyte | Unrecorded Date to xayow adiga oo kale waan aqaan dadka caaya ama inkaara maxaa kugu dhacay oo aad la gubatay dhiladii barako cabdoow lagu dhebi jiray aa ku dhashee maxaad wiilka afkaaga uraya ula gelisay adiga iyo kuwii aad qaraabahay deynba ina yaa ku gurna adiga waan ku dhibi doona kiiti aa ku dhalay kaalay noo nuug reerkiina caado ayay ula haayeen shaqadaase |
    NUUR YARE | Unrecorded Date TO.Xasanull Wallaa. WALAAL MARKA HORE HAYR ILAAH HA KU SIIYO , MARKA LABAAD WAXAAN KU FARAXSANAHAY SIDA DAACADA AH EE AAD WALAALKEEN ULA TALISAY . SECONDLY RUNTII ANIGA IYO DHALINYARO KALE OO HADDA U SOO SOCDA MEESHAA IYO QAAR HADDA SOO GAADHAYBA HALKAA WAANU U BAAHANAY MARKAA XASANOW WALAAL HADII AY SUURAGAL TAHAY NOOGU DHAAF HALKAN E MAILKAAGA SI AANU WAXYAABO GAAR AH KUU WAYDIINO, MEESHAN OO AAN LAGU WADAAGI KARIN TALO AWGEED . JASAAKALAAHU KHAYR |
    Farhiyo | Unrecorded Date TO,Xasan Aad baad ugu helay sidaad ula talisay ALI,waxaad nin daacad ah adoo kalana boqolkii somalia ah labo ama hal ayaa laga helaa. |
    Geeljire | Unrecorded Date Wacan oo wanaagsan reer Amerika Waad ku mahdsan tihiin sida aad uga warbixiseen nolosha Maraykanka. Anigu waxaan ka mid ahay dadka soomaaliyeed oo Yurub ku nool xoogaa rajo ahina ka hayso dhinaca maraykanka. Marka bal kuwiina og xaaladda Yurub iyo America isu bar bar dhiga oo bal siday idinla tahay noo sheega. Nin yurub wax ku bartay oo shahaado fiican iyo waaya argnimo fiican leh siduu horumar uga samayn karaa USA? Waan ku farxay soomaalida sida sharafta leh u sheekaysanaysa oo wax isu weyddiinaysa. May be we are learning how communicate constructively at last. Kuwiinna caytamaya inkaari idinku dhacday oo ey waalani idiin baxye hawada ka baxa ama wax soo kordhiya. Geeljire |
    jeceel | Unrecorded Date asalaamu caleykum waraxmatulaahi wabarakaatu saaxiibayaal waad salaamantihiin dhamaantiina waxaan ahay nin dhalinyara ah oo na kunool yurub gaar ahaan wadanka Den mark waxaan daganahay hal sano hadaba walaalaheyga soomaaliyeed waxaan leeyahay nin waliba meesha uu kunoolyahay haku aamin qabo ama haisaga noqdo wadankeenii hooyo waayo anaga ayaa qaladka iska leh waayo soomaalida meel walba ay joogaan qaxooti ayey kuyihiin muslin iyo gaalaba wayna naceen .............. wasalaamu caleykum see you again |
    jeceel | Unrecorded Date asalaamu caleykum waraxmatulaahi wabarakaatu saaxiibayaal waad salaamantihiin dhamaantiina waxaan ahay nin dhalinyara ah oo na kunool yurub gaar ahaan wadanka Den mark waxaan daganahay hal sano hadaba walaalaheyga soomaaliyeed waxaan leeyahay nin waliba meesha uu kunoolyahay haku aamin qabo ama haisaga noqdo wadankeenii hooyo waayo anaga ayaa qaladka iska leh waayo soomaalida meel walba ay joogaan qaxooti ayey kuyihiin muslin iyo gaalaba wayna naceen .............. wasalaamu caleykum see you again |
    OMAR | Unrecorded Date WAXAAN LA HADLAYAA DADKA LA BAXAYA MAGACYADA AYSAN LAHEYN EE KU HADLAYA LAHJADA EYSAN GARANEYNIN EE KU CAAYNAYA DADKA INTERNETKA RABANA IN WAX LOO DHIMO DADKA LAHJADAAS KU HADLO OGAADA IN NIILA FAHMAYO INAADAN AHEYN DADKA LUQADAASI U DHASHAY EE KALA DHEXBAXA SAQAJAANIMADA BULSHADA KU WADA HADLEYSA INTERNETKA. CANAANTANI WAXEY KU SOCOTAA DADKA LAMAGAC BAXAY GACAL MAXAAD CABDULLE, XAAYOOW IYO JANAQOW JEYTE |
    oseble | Unrecorded Date Asalamu calaykum waraxmatulahi wabarakatu.salan dabadeed waxan rabaa in aan waxyar ka geysto dadka ku aflagaado INTERNETKA waxan idin leeyahay waa marka hore caqligina iyo cilmigina ayaa wax udhiman tan labaad adinkoon u bislaanin nolosha ayad timaaden qurbo.weliba waxa idiin si dher in aydan ehayn dad xishooda. waxan idin dhihi lahaa in aad iska daysaan Magaca ragga oo aad qadataan magaca dumarka. wasalamu calaykum warax matulahi. |
    Anonymous | Wednesday, June 28, 2000 - 05:57 pm MAGACAYGA WAA FARTUUN TO WIILKA CODSADAY TALADA WAAD SALAAMAN TIHIIN WALAALAYAAL SALAAN KADIB WAXAAN RABAA IN AAN IRAAHDO LABA ARIN 1/WAXAAN KULA TALINAYAA WALAAL KEEN SIDATAN WALAAL HADAAD RABTID IN AAD USA / TIMAADO ADOO XAAS LEH WAY FIICAN TAHAY MAXAA YEELAY XAGA WAX BARASHO IYO XAGA DHAQAALAHA IYO WALIBA XAGA XURIYADA WAY KU WANAAG SAN TAHAY WAANA KUU FIICAN TAHAY ADIGA KU NOOL MEEL ADAG MARKA WALAL KUSOO DHAWAW WALIBA WAAD KA HELI DOON TAA 2 TAN KALE WAXAAN LAYAABANAHAY HADUU QOF TALO WAYDIIS TO MAXAA CAYDA KEENAY MIYAADAN MAQAL / RASUULKA HADALKIISA AHAA CALAYHI SALAATU WASALAAM EE AHAA WAR AMA HADAL MACRUUF KU HADLA AMA AAMUSA SUB XAANA LAAH / WALAALAYAAL CAYDA JOOJIYA IDIINMA WANAAG SANEE |
    Gacal | Monday, July 03, 2000 - 04:27 pm TO ALL.. Maxaa Soomaali Muranka Baray..Su'aal ayaa la idin waydiiyay hadii aadan garanaynin maad iska aamustid. Mise LOSER aa ku tahay U.S.A oo ma rabtid in lagu arko.. Saaxiib aniga ayaa degan USA, Gobolka la yiraahdo OHIO, Xaas ayaan ahay, 3Carruur Leh, Aniga iyo Xaaskaygaba waxaan ka qalin jebinay Collegge oo hadda waan wada shaqaynaa, Nolosha USA way dhaantaa Yurub oo aan ku noolaa 6 yrs, Europe waxaa ka tahay markasta Ajnabi adiga iyo Carruurtaadaba laakiin USA and Canada waxaa ku nool dad badan oo kula sinji ah, waana qof walba Kartidiidsa, waxaa USA ku nool oo aan Garanaa, Gabdho Ragii qabay Beerta galay oo ka halaabay, oo intay Dadaaleen Wax bartay oo shaqooyin fiican heesta, marka aniga Gacal waxay ila tahay in aad Dhagaysatid Dumarka Mareykanka degan ee haysta Carruurta Aabayaashood Ciyaal Suuqa Noqdeen, oo iyaga keliya Korsada Ilmahooda, Macaadalaahi Adiga oo aad Haysatid Xaas kugu gacan qabanaysa Waxbarashadaada iyo koriinka Carruurtaada.. Intaadan soo guurin Kaalay oo imoow aragna nolosha ay ku noolyihiin dadka wanaagsan ee Xaasaska ah ama Gabdhaha Ilmaha looga tegey ee Dadaalayo sida ay ku nool yihiin ka dibna Go'aan gaar.. Intaas waa iga talo.. |
    ali | Thursday, July 13, 2000 - 01:56 am dhamaantiin salaan waxaan halkan uga mahad celinayaa, akhiyaarta sida fii can talooyinkooda iigu soo jeediyey. kuwa kale ee ay ka yara xumaatayna waxaan leeyahay dib isu saxa booweyaal. waa wiilkii talada raadinayey. ali samatar. |
    Anonymous | Tuesday, July 18, 2000 - 10:35 pm sAAXIIB WAA SUAAL FIICAN ANIGABA AMERICA WAAN USOO TAHRIIBAY BALSE MAALMAHA HORE AYEEY IIGU XUMEYD OO AAN IS IDHI MAXAA HALKAN KU KEENAY, BALSE SANADKADIB WAAN LAQABSADEY SIDAAS OWGEED KUSOO TALO GAL INEY BILAHA HORE AMEERIKA ISKA ADAGTAHAY GADAAL DANBENA ISFURFURI KARTO,,, INAAD IMAATO AYAAN KUUGULA TALIN LAHAA,, SAAXIIB..... |
    SOMALI | Saturday, November 18, 2000 - 12:27 am walaahi waad wareerteen soomaliyey war puntiland iyo soomaliland iska soodhiiba iyagaa shahaadooyin sare iyo nolol farxad lehba idiin haaye lacag la,aan hadaad kabaqdaan anagaa wax barasho kubareyna kadibna shaqo kusiineyna markaa ogaada somaliyey east and west home is the best place to live.. mida kale nabadgalyada waa balan inaan kafaalo qaadeyno.waxba ha walwalina walaaliniina dhinac karaaca . mida ciyaalkiina mustaqbalka dadkoodey dhaxlaayaan iyo dalkoodii. hadaan yurub ku heysaan gabadhaad dhasho gaalbaa hortaada ku wadanaaya aadan waxba ka oran karin ogow wiilkaad dhashona waxba yurub iyo mareykan kafaa,iidi maayo oo aan aheyn daraag iyo xashiish iyo diin laa,n marka soomaliyey ogaada dalka haloosoo noqdo mareykan yurub haku waalina waa lagu waashaa ogaada dal aadan laheyn oo waliba gaalo waliba khaniis iyo khaniisad warsoomaliyey dalka hooya reer guuraa ayaad tihiin ee dalka dib ugu noqda qaasatan meelaha nabada hadii kale caruurtioin aboqol sano kadibwaa lumaayaan waxayna noqonaayaan NEGROOOOOOOOOOOOOW. TAKE CARE ALQAAYAARII PEACE TALO WACAN |