We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
| | Unrecorded Date English [scroll down] Walaal: Waxaa jirta inaan SomaliNet shaqo culus ka wadno ayaantan taasoo keeni karta inaad la kulanto links- khaldan ama meelo somaliNet kamida oo aan sifiican u shaqaynayn. Shaqada aan wadno waa anagoo SomaliNet aad u balaarinayna kuna soo dari doona qaybo isku xiraya Soomaaliya iyo dadkeeda qurbaha ku nool. Cilmi baaristii aan Somalia ka wadnay way socotaa waxaana aad ugu mahadinaynaa shirkada teleefonada iyo korontada, Aerolite Somalia Telecommunications LTD (Astel)- Olympic oo si sharaf leh noogu gacan qabatay. Olympic oo ah shirkada ugu weyn ee war-isgaarsiinta soomaaliya waxay noogu deeqday inaan Internet-ka isticmaalno e-mail/web intaan Soomaaliya joogno. mar dhow waxaa bilowmi doona qortaalo aan soomaaliya kasoo diyaarinay inaan Internet-ka soo gelino. Waxaan rabnaa waa inaan adduunka tusno inay Soomaaliya wali nolol aad u wanaagsani ka jirto. Meeqa idinka midaa ku riyooda ama isu diyaariya sidii ay waddankii ugu noqon lahaayeen? haddaba wararka soomaaliya naga soo gaara waxaa soo gudbiya shirkado aan Soomaali ahayn oo ka baayacmushtara dhibaatada soomaaliya oo kaliya. Waxaan idiin haynaa warar aad u wanaagsan oo Soomaaliya ku saabsan ee ha sugi waayina. Mahadsnidin. Dear members: We are working on many parts of SomaliNet in order to accommodate and serve better our valued visitors. Because of the hugeness of the site, you may encounter some broken links and odd looking pages temporarily. Please send e-mail to webmaster@somalinet.com if you come across such pages. Our research in Somalia is underway with the help of Somalia's largest telecommunications company, Aerolite Somalia Telecommunications LTD (Astel) better known as Olympic. Asltel provided us with Internet and e-mail access in Mogadishu. Our first field reports on Somalia will be available online within the next few days. Our goal is to fill the gap generated by non-Somali media and the reality on the ground. We already found out that Somalia is leading many third world countries in many different business sectors. Please stay tuned as we prepare our findings. Thanks. SomaliNet Member.
|
| | Unrecorded Date wuuuhuw CAN'T WAIT!!!!
|
| | Unrecorded Date To SomaliNet first let me congratulate you for the fine job you are doing. Since you mentioned that you are going to Somalia, I have an idea. Why don’t you set up a network for the war lords so they can have a Cyber war. They can have a virus attach war, Denial of service attach war, Network break in war, and on and on. On the long run this will be less expensive for all of us. I bet they are going to loot each other’s workstation before they even began the Cyber war. Well it was a thought anyway. Again thank you for the good service.
|