We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
| | Unrecorded Date war anigu waan yaabay oo waxaan arkay dad badan oo somali ah oo aad moodo in carabtu ay ka xigto dadka kale ee muslimka ah yaa ii sheegi kara sababta? aniga waxaan ku noolan jiray carabta waxaan ogaday in carabtu aad u neceb yihiin SOMALIDA IYO SUUDAN markaan weydiiyana waxay yiraahdeen waa afrikan hadana carab ayay sheeganayan waxaan dhowr mar dagal ku galay in carab iigu yeeray (yaa cabid)means niggar hadda ayaa iga jaahil bixin kara isku sahida carabta waxa inoogu wacan??????
|
| | Unrecorded Date yabayoo idhi.
|
| | Unrecorded Date Waxaa isku qaldaysaa carab iyo islam Somalida waa dad muslimiin ah qof kaxigta diinta islamkana ma jirto in yar oo jahwareertay Carabtana laguxumeeyay yaa waxay mooday diinta islaamka inay leedahay Carab un, sidaa awgeed waxaad ogaataa carab waa ummad leh Muslin iyo Gaalo. Islam waa diin sax ah oo loo soo dajiyay caalamka oo dhan. waan fahmi karaa marxalada aad kala kulantay wadamada carabta,ogow in aanan ahayn carab,american,canadian,european iwm.
|
| | Unrecorded Date Carab diid, walaalkeey/walaashey anbo waa kula yaabanahay,dad soomaali eh oo waxaabo jiro markii aa ku tiraahdid ma soomaali ma soomaali aa tahay idhaha kaa la soo baxaayo,yemen iyo carab sheeganaayo
|
| | Unrecorded Date walaal waat khaldan tahay fikrat khaldan ayaad aaminsantahay sababtoo ah aduunka meelwaliba aad ka jookto waatlakulmaysaa midabtakoorka xataa wadankayna Somalia ee run ahaantii hadii aan ka hadalno xaga carabtinimo Somalia waytahay carab.
|
| | Unrecorded Date TO:Carabdiid marka ugu horreysa carabdiidoow intaanaanan kuu soo jawaabin waxaan kugu qiyaasayaa inaan ku aqaanno ee bal ii soo jawaab haadii aad garato waxa hoos ku qoran 1:caga-jabeey 2:undishe 3:dhuurta 4:daayac
|
| | Unrecorded Date to qoryaweyne saxib waa laga yaaba magacyadan qaar ayaan aqaan marka ii soo dir email sifiican ayaan isu baran dona in sha,alah afeey@aol.com tolk to you later
|
| | Unrecorded Date Salaam......... .....Maxay soomaalidu carab iskaga dhigtaa amase ugu hiilisaa (naagaysaa!...afsoomaali ha la barto ahaa!)?? ....Carab jecliyaa!...Carab jecliyaa! saa waxaa ka dhashay yaa xabiib Rasuululaah Muxammad NNKH... ...Marka qofka neceb carab xaguu usocdaa?... Gaalada ayaa waxay ka faa'iidaysatay dhowr waxma garte ooy u sheegtay inay carab saan iyo saan tahay....Adeer waan ognahay in ummad walba leedahay dad xun, waxma garta ah....Marka inaad taas ummad dhan afar qof eedood dulsaarto waa ceeb.....Iskuna xishoo oo waxaas mar dambe hala soo shirtagin..Sababtoo ah hay'addo missionary ah baa isticmaala!..... Ka waran haddaan dhahno soomaalidoo dhan naagaha masaajidka way ku xoogaan? amase reer hebel dumarkay xoogaan?....Laga yaabee in afar reer hebel ah oo alle iyo aakhiraba aanka cabsanayn inay waxaas sameeyeen laakiinse ma xaqbaa in loo saaro ummad dhan??? Adilee isu jawaab! Salaama
|
| | Unrecorded Date caradiid, doofaar jaahilnimo ay ku daxalaysatay baad tahay marna waxaad cay kula soo taagan tahay sheeqyadii umada muslimiinta ee taqiga ahaa marna carabaa saan eh baad nala dhex wareegaysaa!!!! hadaba maxay kuula muuqataa hadaan ku iraahdo qabiilka aad ka dhalatay waa wada qaniisiin? walaw uu mid kaliya ama labo ay falkaas ku keceen?
|
| | Unrecorded Date to kurikoon waxaan filayaa in xaga dembe lagaa maray maxaa yeelay mar waliba waxaad qortaa qanis iyo wax yaabo aanan caado u lahayn hadaba haddii ay kaa dhab tahay oo aad tahay qaniss ilaahay baanu kuu baryi haddii aadan ahayn oo aad tahay nin toosan iska daa waa ceeb in qaniis laga hadlo ileyn waxaanse ku weydiiyay waa maxay jaahilnimada aad igu sheegeysahi miyaad i taqaan mise raggii ayaad kala garan weyday anigu waxaan ahay nin somali ah waxaad sheegeysana ilaahay ayaan ka magan galay marka koley nin weyn baad tahaye qarso cudurka ku haya koley AIDS BAAD U DHIMANE ACUUDU BILAAHI NIN SOMALIYEED OO QANIIS AH ADUUNYO GADOON
|
| | Unrecorded Date SOMALIDU CARAB MA'AHA. HADDAAN ISKA HADLEYNO OO WAR MACNA AAN LAHEYN KU HADLEYNO WAA GOONI, HADAANSE RUNTII KA HADLEYNO WAXAANU OGNAHAY IN SOOMAALIDU CARAB AYNAN AHEYN. HADAAD RABTAAN QORAALADII CARABTII HORE AY QOREEN HALA AQRIYO. DIINTA ISLAAMKA MARKII LA KEENAY SOOMAALIYA CARABTII DIINTA NOO KEENTAY, WAXEY LA KULMEEN AYAA LA HAYAA OO QORAAL AH. MARKA WAXAAD OGAATAAN SOOMAALIDU CARAB MA'AHA EE YAAN CARAB LEYSKU KOOLEYNIN. NINKA DHAHAYOW SOOMAALIDU NABI MAXAMED AYEY KA SOO FARACMEEN, WAXAAD OGAATAA IN EYNAN RUN AHEYN, ANIGOO NABIGEYGA IYO ASXAABTIISA JECEL, WAXAAN KU DHIHI LAHAAY PROPAGANDATA ISKA DAAYEE DIB U FIKIR. SOOMAALIYA MARNABA CARAB MA NOQON MANA NOQON DOONTO. SIDAA IYO NABADEY
|
| | Unrecorded Date Soomalida oo dhan Carab ma ahan.su'aashu waa yaa carab ah.waxaa ah kuawan: :oo iyagu u yimid Soomalia qaab Ganacsi. :oo iyuna u yimid Soomalia qaab diimeed. dadka inta soo hartay ma cadda meesha ay ka yimaadeen laakiin waxaa ladhahaa waxay ka yimaadeen koonfurta Nigeria iyo Ghana. yaa aamisan in Soomalidu idku farac tahay.
|
| | Unrecorded Date to:CARAB DIID SAAXIIB SOOMAALIDU CARAB MAAHA EE WAA DAD MUSLIMIINA CARABTUNA WAA DAD MUSLIMA INTOODA BADANI,CARABTA IYO SOOMAALIDA WAXAA KA DHEXEEYA WALIGOODNA KA DHEXEEYEY XIDHIIDH AAD U DHEER SOOMAALIDU CARAB LAAAN TEED WAXBA MAY NOQOTEET HADAAN CUMAR CARTE QAALIB INGU DARIN JAAMICATIL CARAB 1974TII TAASI WAA KOOW.TA KALE SOOMAALIYA WAXAA LAGA DHISAY KOONFUR ILAA WOQOOYI WAA WAX LAGA SOO SHAQEEYEY WADAN CARBEED TUSAALE AHAAN SAUDI ARABIA.U A E.KUWEIT,QATAR.YEMEN IYO QAARKALOO BADAN MARKAAD LEEDAHAY WAXAAN KU DAGAALAMAY CABID DHOWR JEER HALA YAABIN NINKAA AMA NAAGTAA CABID KUGU TIDHI WAXAA LAGA YAABAA INEEY KUU ARKAYSAY ADOONTA U SHAQEEYSA OO KALE HADAAD JOOGTO WOQOOYIGA AMEERICA WAA LAGA ISTICMAALAA NIGGER YURUB WAA LAGA ISTICMAALAA MARKAA AFKA SPANISHKANA NEGRO WAA MIDABKA MADOOW MARKAA HA ISKU QALDIN CARAB IYO ISLAM IYO NIGGER ANIGU FIKRAD AHAAN WAAN AAMINSANAHAY IN CARABTA INGA DHAXEEYO XIDHIIDH AAD U DHEER FIKRADAADA DIB UGU NOQO SXB SIDAA IYO NABAD GALYO
|