Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Warar iyo Ogeysiis News and Notices: Archive (Before mar. 3, 2001): Baafin
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Muraayo

Unrecorded Date
waxaan halkan ka baafinyaa gabadh soomaaliyeed oo magaceeda layiraahdo Ibaal Aaden Raajac oo markii ugu wardanbaysay laigu war sheegay waddanka Ingiiska. fadlan qofkii warka helo ha ila soo xariiro Email kaygaga. Ugbaad@hotmail.com waa mahadsan tahiin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
wAAD SOO KHALDANTAY EE TAG BOGGA BAAFINTA

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shirshoore

Unrecorded Date
Waxaan halkan ka baafinayaa Nimco Mahamed Salax oo
ku nooleyd h/wadaag daadega dabka ama Ceel Ibraahim, Nimca waxaa markii iigu danbeysey la iigu sheegay Kismaanyo muda hadda laga joogo ilaa 9sano.Marka fadlan waxaan idinka codsanayaa i haddii aad wax war ka heysaan inaad igala soo xiriirtaan emailka shirshoore@goplay.com ama
aabbi6@yahoo.com
waa mahadsantahay

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

QAWDHAN

Wednesday, June 21, 2000 - 08:37 pm
WAXAN RAADINAYAA ISMACIIL AADAN SUGULE OO LA IIGU SHEEGAY MAGAALADA NAIROB DALKA KIINIYA 90.WAXAANAN KAQAYBAQAADANAY RIWAAYADII DUGSIGA SARE EE FARSAMADAGACANTA XAMAR SANDKU MARKUU AHAA
1981. WAXANARAADINAYA QAWHAN, OO AAN ISKU GALAAS AHAAN JIRNAY MUDO LAGA JOOGO 19 SANO.