Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Warar iyo Ogeysiis News and Notices: Archive (Before mar. 3, 2001): Barnaamijka Ciidda
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdi

Unrecorded Date
Ciid Mubaarak!

Maamulayaasha barnaamijka raadiyaha Codka Soomaalida "Somali Voice" ee magaalada Ottawa, waddanka Canada waxay dhamaan ummadda Soomaaliyeed ugu bishaaraynayaan in maalinta Axadda oo berri ah iyo Isniinta ay Internetka kasoo daynayaan barnaamij aad u xiiso badan oo loogu talagalay ciida barkaysan.

Maalmaha:
Axad, Janaayo 9, 2000
Isniin, Janaayo 10, 2000

Waqtiga: 6:00 PM - 7:00 PM

Ciwaankan Internet-ka:
http://ckcu.magma.ca/ckcu.ram

Raadiyaha (Ottawa)
CKCU 93.1 FM

e-mail: (idaacadoo socota ama ka hor)
somaliradio@somalinet.com

Tel: (idaacadu intay socoto)
613-520-CKCU
613-520-2528

Haddaa rabtid inaad qof kale u sheegtid, taabo meesha kore ama hoose ee ay kutaal "Saaxiib u sheeg boggaan"

Idaacada sida caadiga ah waxaa laga dhegeysan karaa Internet-ka maalin walba oo axada waqtiga iyo ciwaanka kor ku qoran. Si'aad u dhagaysatid waxaa u baahanyahay in computer-kaadu leeyahay "real audio" hadaadan haysan waxaa laga heli karaa http://real.com Kadibna download ku samee faylka RealPlayer 7 Basic oo lacag la'aan ah.

Abdi