We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
| | Unrecorded Date Hallo, marka hore iga gudooma salaan akhyaarta. waxaan ahey ardeyad dhiganeysi iskuulaka Yaasiin Cusmaan loodkii 7aad sanadka 1989. waxaan raadinayee wixii isku kalaska eheyn (7T)ilaa iyo haddana hal gabar ayaan ka arkey. oo aawi maslax, c/latiif, faarax, zeinab, c/laahi...iyo intii dhimanba. hadaad aqrisiin i will love to hear something about u where ever u r y'all. waad idin sugaa bye
|
| | Unrecorded Date Waxaan ku faraxsanahay in aan arko baafinta ay nasoo baafisay gabadha lagu magacaabo,sagal,ee dhiganjiray dugsiga yaasiin cusmaan,inkastoo aan ahaay ardaydii dhiganaysay fasalka 8aad gaar ahaan (8/b),waxaan jeclahay in aan maqlo aqbaartooda ardeydaas intii nool,waxaan kaloo si gaar ah u baafinayaa,saaxibaday kala ah,liibaan shariif muqtaar,ciise,yusuf max`ed yusuf,xuseen jaamac,yaasir,iyo dhamaan intii aanu is niqiin,oo iigu dambeysay muddo dhan 10 sanadood,waxaan rajeynayaa in aanu is maqli doono,haddii alle idmo mahadsanidiin,waan idin sugayaa.
|
| | Unrecorded Date aboowe macaan hadaad 8b dhigan jirtey afcourse waad garan gabar la yiraah sagal, sababtoo ah iyadana waxey dhigan jirtey 8b, iyo waxan ku weydiiyey ma taqaan Tariig, Sanduusa iyagana isku fasal ayey ahaayeen. aniga walaasheeda ayan ahay waxaan dhigan jirey 7t. wiilasha aad sheegeysina mid wuxuu joogaa mareekanka kaa waa yaasir inta kale ma aqaan meel ay ku dambeeyaan. by the way what was ur real name? i will wait ur anwer, byeeeeee
|
| | Unrecorded Date mahadsanid Sagal waxaan ku farxsanahay inaan markale aqbaartaada aan helo,waana mahadsantahay.waxaan kaloo ku faraxsanahay inaan ogaado saaxiibaday oo uu yaasir kamid yahay,haddii aad xiriirtiin oo aad warkiisa heyso fadlan ii soo dir cinwaankiisa iyo meesha laga helo. gabdhaha aad sheegayso ee tariig iyo sanduusa waan aqaan,tariig meel ay ku dambeyso war kama hayo laakiin sanduusa ayaan ku arkay xamar sanadkii 1994,intaa wixii ka dambeyana war kama hayo,fadlan wixii aqbaar intaa dheer igala soo xiriir E-mailkan. shiinka@hotmail.com waana aad mahadsantahay dadaalkaagana halkaa ka sii wad.
|