    Rajo | Unrecorded Date Waxaa la yaab leh in maantay magaca Soomaali uu dad badan oo udhashay dhibaato u geysto sababtuna ay tahay dhibaato ay ayaga gacmahooda ku sameeyeen, hadaba waxaa ra'yi iga madaama aynu dhexdeena magaca soomali diidnay ama aynu magacyo kale si qarsoodi ah ula baxayno ama kuwa cusub weli soo socdaan, intaysan magacyadu nagu badan aanu mid cusub raadasano aynu raali ka wadada nahay madaama kii hore "SOOMAALI" uu noo cuntami waayay. Wixii ra'yi, dhaliil, talo ah way inoo furan yihiin lakiin af lagato way reeban tahay si aynu isu fahamno!!! |
    Anonymous | Unrecorded Date KU: RAJO Saxiib waxay tahay in aanu magacu uu dhibkeenin balse dadku ay keensadeen ayagoo alle ka dhigtay dilaaga wayn:QABIIL. magacyadaan localka ah meelna magaarayaan waxay dani iskugu biyoshuban inaan boorka kajafno maga- ceenii hore,kan maanta iyo ka mustaqbal oo ah ka- as ku imaan kara wajiyadaan soo socda: <SOMALIA, GREAT SOMALIA, SOMALI ISLAMIC COUNTRY>. Saxansaxo. |
    CUMAR MAXAMUD | Unrecorded Date SAAXIIB TAASI WAALAGA TASHADAY WAAYO QOWMIYADA KU NOOL NORTH-.EAST SOMALIA WAXAY LABAXEEN MAGAC AAD U QURUX BADAN OO LAYIRAAHDO PUNTLAND MICNIHIISINA UU YAHAY DHULKII UDGOONAA |
    CUMAR MAXAMUD | Unrecorded Date SAAXIIB TAASI WAALAGA TASHADAY WAAYO QOWMIYADA KU NOOL NORTH-.EAST SOMALIA WAXAY LABAXEEN MAGAC AAD U QURUX BADAN OO LAYIRAAHDO PUNTLAND MICNIHIISINA UU YAHAY DHULKII UDGOONAA |
    CUMAR MAXAMUD | Unrecorded Date SAAXIIB TAASI WAALAGA TASHADAY WAAYO QOWMIYADA KU NOOL NORTH-.EAST SOMALIA WAXAY LABAXEEN MAGAC AAD U QURUX BADAN OO LAYIRAAHDO PUNTLAND MICNIHIISINA UU YAHAY DHULKII UDGOONAA |
    maanyo | Unrecorded Date to..cumar maxamuud sxb cumar maxamuud kii ceelgaabta shaashka ku dafi jiray ma ahoo mise mid akle waaye |
    Geesi | Unrecorded Date Maanyo haye,,,,,,,, |
    qanbi | Unrecorded Date waxaa wanaagsan in la fahmo waa maxay dhibaatada haysata soomaali haddii soomaali badantahay kuwii is deberaa waxay ubaahanyihiin inay la baxaan wixii ay rabaan kuwa kalena haku daydaan si hadhow meelo dhexe laysagu yimaado ama magicii hore ha ahaato ama kuwa danbee |
    mohamed | Unrecorded Date WALAALAYAAL HADAL KA AAD TIRAADAY AAD IYO AAD AYOO II GU WANAAG SANAA. SABABTOO AH ANGIGA MARKAAN AAN AADAAYO SCHOOLKA WAXAY CARABTA AY IGU YIRAAHDAAN YAA SOOMAALI YAA SOOMAALI MARKA WAXAAN AAN U ARKAA CAAY EREYGAAS SOOMAALI SOOMAALI MA WAX AYAAN SOO MAALI JIRAY ASALKEYGA IN AAN IS KA BADAL NO AYAA NOO WANAAGSAN EREYGA SOOMMAALIII SOOMAALEE MA BADALIKAARNAA AAN IS KU DA DAY NO WALAAL |
    Anonymous | Unrecorded Date WAX AAN LOO JOOGIN IN LAGA DOODAA MA WACNA!! |
    samawade | Thursday, October 26, 2000 - 03:46 am waxay aniga ila tahay in aan katakhusno magaca soomaali oo aan la bax no biiboos sidaas ayay anigu ilatahay sa iirba waxey labexeen koongo |