Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Warar iyo Ogeysiis News and Notices: Archive (Before mar. 3, 2001): Walaalayaal gabadh 19 jir ah ayaan ahay laakiin hal mar ayaan qaldamay oo aan nin la seexday ! Mr right sidaa igu qaadanaya miyuu jiraa?
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Kaltuun

Unrecorded Date
Walaalayaal waxaan ahay gabar 19 jir ah waxaana dhacday in aan habeen ku qaldamay nin! oo aan la seexday! ninkaas oo aan aad u jeclaa wuxuuna igu qiyaameeyay inuu i guursan doono! laakiin wuu iiga baxay Mr right sidaa igu qaadanaya miyuu jiraa?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
maya wax danbe oo ku rabaa ma jiraan......magaratay.. waxaad yeeshaa bal aid/hiv test iska qaad... waxbaa la sheegsheegayaaye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Mr Somali

Unrecorded Date
Haa ee bal soo dir Arrimahaaga oo dhan To Mr Somali.
c/o: weeye@hotmail.com

P.s: Ha xishoon

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

u ciil qabe!

Unrecorded Date
Mar lee maa qaldantay macna ma leh haddaadan dhowr mar qaldamin hal mar waa kugu qaadanaynaa ee bal emailkaada meesha inoo dhig si aan kuula soo xidhiidhno mar qura dhib ma leh hana ka welwelin ha lagu arko hee!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Masayroow

Unrecorded Date
Kaltuun....
Waa lagugu qaadanayaa laakiin mid baa iga talo ah.

Mr right haddaad hesho ha u sheegin arrinta. Isagoo kolleyba og inaadan BIKRO ahayn ayay hadana dhib badan tahay haddaad afka ka sheegto.
Haddii kale murankuba ha yaraadee dib isu tol oo jiririq iska dhig.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

adeer cali

Unrecorded Date
ar kuwaana waryaa gabadhu talo ayay idin weydiisay idinku waxaad rabtaan in aad ku qabataan yaah cajiib
to gabadha hal mar haddii aad qaldan tay iska ilali oo yaan mar danbe lagu sirin ok

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ciyaal buraash

Unrecorded Date
Kaltuun:
Abaayo aniga hadda guur diyaar uma ihi laakiin walaahi inaanan naag u guursan lahayn bikro waaye. Sanadahan danbe dumarka waxaa loo guursadaa waxyaabo ay ugu horeeyaan jacayl iyo is faham.

Waxaan kugula talinayaa inaadan marnaba riqiis iska dhigin ama aadan hoos isu dhigin sababtoo ah mar ayaad nin la seexatay. Taas waa mid adiga iyo Allah sw idinka dhexeysa laakiin waxaan kuu hubaa niman aad u u badan, gaar ahaan kuwa qurbaha waqtiga badan joogay inayan haba yaraatee laba naag ku kala dooranayn midbaa bikro ah iyo mid baan ahayn.

Waxaan kaloo kuu sheegayaa gabdho badan oo bikro ah inay niman la raaxaystaan ayagoo bikranimadooda ilaashanaya marka runtii ninka aaminsan gabar bikro ilaa wa ilaa guurso waxaan u sheegayaa inay adagtahay sida lagu ogaan karo gabar aan waligeed nin arag.

Dhamaan dhalinyarada waxaan u sheegayaa inay xaaraan tahay sex before marriage laakiin for any reason hadaa samaynaysaan "safe sex" wax walba ka hor mariya, waa adagtahay in la sameeyo "unplanned pregnancy" waxaa kaloo jira cuduro aad u badan oo la iska qaado. ani naagtaan guursanayo bikra kasta oo ay tahay waxaan labadayaduba maraynaa STD check.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

xaaji

Unrecorded Date
KALTUUN!

walaal waxaad sheegtay in aad mar qaldantay! hhmm, waxaan u malaynayaa bal inaad eegaysid in raga soomaliyeed kugu qaadan laha adigoo sinaystay iyo in kale oo aad daraasad samaynaysid THIS IS MY OPINION.

hadiise ay daacad kaa tahay oo lilaahi ah waxaan kugula talin lahaa 1---in aadan marka koobaad qiran inaad ku kacday falkaa foosha xun hadii aan caruuri ka iman falkaa aad samaysay oo la qarin karin mooyaane!
2-- inaad ilaah wayne u toobad keentid
3--inaanad waligaa u noqon macsiyo oo aad ka dheeraato.

inta kale akhyaarta kale ayaan u daynayaa inay ka sii amba qaadaan

xaaji

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DR.CONGO

Unrecorded Date
to kaltuun
walaal aduunkaan inta runta kuu sheegaysa ayaa iska yar marka u fiirso mar labaadna yaan lagu sirin don't worry calafkaaga guriguu kugu soo garaacaa qoftiyey alaha kuu fududeeyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kaltuun

Unrecorded Date
walaalayaal aad iyo aad ayaad u mahadsan tihiin fikradihiinana waan dhegaystay oo mar danbe inaan qaldamo lagama yaabo laakiin waxaan doonayay inaan ogaado in ragga soomaaliyeed caynkaa igu qaadanayaan iyo in kale,waxaana iga ballan ah nin danbe oo aanan guur xalaal ah la gelin inaan la seexdo oo uu i qiyaameeyo tani qibrad ayay ii noqotay sidaa awgeed dhalinyarada soomaaliyeed dhamaantiin aad ayaad u mahadsan tihiin,waana ilaahay mahadii cudurna ima helin caruurna igama iman! thanx all of you bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

DR.CONGO

Unrecorded Date
to kaltuun
walaal waxaan ku farxsanahay sida aad fikradaha kala duwan oogu qanacday aadna oogu mahad celisay walaalahaaga som
good luck be strong kaltuun

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cajabo

Unrecorded Date
Salaamu calaykum

Walaal Kaltuun,

Ma ahi nin soomaliyeed laakiin waxaan ku odhon lahaa arintaan akhri. Waa su'aal looga jawaabay gabadh arintaan oo kale ku dhacday. Ninka kuugu qaadanaya waxaa ka muuhimsan Rabbi inuu ku cafiyo. Waxaan qabaa bikrinimada ma aha mid nin loo heeyo waa mid la dhowro si uu Rabbi raali nooga noqdo. Waa inaga xaaran walaal, kolkaa toobad keen. Raalina ahow walaal qalad ha iga fahmin. Waxaan kuu sheegaya Ilahay waxuu kuu qoray mooye wax kale heli maysid marka nin oo dhan iska dhig inta oo Ilahay meeshii khayrka kuugu jiro ha kuugu aadiyo. Aamin.


Assalaamu alaikum.

First of all, before I jump into my problem, I want to give you a little background info. I am 19 years old, and I come from a religious family. I attend college and live on campus. There are no other Muslim girls at my college that stay on campus so all of my friends are Christian. This is my second year at college. Last year was my first time away from home for such a long time. I took advantage of my parents trust. I went to a few parties, I never actually drank, but I did try alcohol. I never felt bad for what I did, I thought it was just a phase I was going through. This year things got out of hand. I met a guy at a dance club.
We were kissing and I let him touch me in places he shouldn't have been. He called me and came over to my room (my roommate had gone home for the weekend) I ended up sleeping with him that night. I didn't really want to and I don't know why I did. I said no at first and he said that was fine but I felt pressured and I gave in. I worry about myself because I think I might do it again, and I know its wrong. I don't know why I feel like this.
I feel so far from being Muslim now. Its strange because I eat only halal meat, and while I don't cover my head, I don't wear shorts or anything like that, and yet I committed a sin like this I asked for forgiveness from Allah, but it didn't feel like it was coming from my heart. I am so confused and I don't know who to talk to. I've told my friends and they don't know what to say. I could never talk to my parents about this and I am afraid to talk to someone from my area in case they recognize me.

Please help me to know what to do next, I feel so lost. Can I ask you also to please keep this or at least my name confidential. Thank you.

********************************************************************

This is a situation that requires honesty with yourself in order for you to be true to Allah.
For when you are true to Allah, He will help you to overcome any obstacle, if He so wills it. Below are a series of steps to help you back onto the right path Insha' Allah.

Step 1: To believe that what you have done is wrong.

Honesty is the firstep to everything. It is linked to sincerity of intentions. That is, you have to believe, without a doubt, that what you have done is wrong. Then when you have achieved this you will find that your intention to repent to Allah will be sincere. Ask yourself now if you think and believe that having sex with that guy was wrong and, therefore, a sin. Truthfully answer this question.

From what we understand of the situation, you do not seem to be able to achieve true repentance. So perhaps you do not truly believe that what you have done is wrong. You may think it but you do not believe it.

To help you to believe that it was wrong, say to yourself every morning, every hour and whenever you feel doubt about your action, "I have committed one of the biggest sins in Islam. I must repent sincerely to Allah for He is Most-Forgiving." When you have really believed this then the next step will come easy to you.

Step 2: To feel sincere regret & repentance over what you have done

As we have said, this step is linked to the first - without believing that you have done wrong, you cannot feel regret, and therefore, repentance. Allah only forgives and helps those who are sincerely regretting and repenting:

"O believers, turn to Allah in sincere repentance that perchance your Lord may grant you pardon for your sins and admit you into Gardens under which rivers flow." [66:8]

Let us now illustrate sincere regret and repentance, and Allah's forgiveness with a well-known true story. Our Prophet (s.a.w) said that from amongst the men of Bani Israel there was a man who had murdered 99 persons. Then he set out asking whether his repentance could be accepted or not. He came upon a monk and asked him if his
repentance could be accepted. The monk replied in the negative and so the man killed him. He kept asking till a scholar said yes but advised him to go to another land where the people were devoted to prayer and worship. So he left for that land but death overtook him on the way. While dying he turned his chest towards that village and so the angels of mercy and the angels of punishment quarrelled amongst themselves regarding him. Allah
ordered the village towards which he was going to come closer to him and ordered the village which he left to go far away, and then He ordered the angels to measure the distances between his body and the two villages. When he was found to be one span closer to the village he was going to, he was forgiven [Bukhari & Muslim]. Note that this story illustrates that:

a) Allah forgave the man, even though he had killed 100 people, because he had sincere repentance.

b) To change your ways you must remove yourself from the source of evil and surround yourself with good practising Muslims (more on this later).

Now, you must reach down to the depths of your soul and find that remorse over what you have done. With this remorse must also come shame. Remember Adam and his wife when they listened to Shaytan and ate from the forbidden tree? Immediately afterwards they felt remorse and shame for what they did. And they said: "Our Lord! We have wronged ourselves. If You forgive us not, and bestow not upon us Your Mercy, we shall certainly
be of the losers." [7:23]. This is the same remorse and shame that you need to feel.

The Prophet (s.a.w) said, "Among the words people obtained from the First Prophecy (i.e. from those Prophets before Muhammad) are: if you feel no shame, then do as you wish." That is, if a person has no shame then she will do whatever she likes - she will commit zina (illegal sex) and have no shame over it. This is why it is important to feel
shame, so that it will stop you from doing that wrongful act again.

Step 3: To ask Allah for forgiveness

When true repentance comes to you, you must ask Allah to forgive you. Below are some Dua (supplications) that come from the Quran and Sunnah:

a) "There is no god but You. Glory to You, I was indeed wrong!" [21:87]

b) "My Lord! I have indeed wronged my soul." [28:16]

c) Other Duas in the Quran are (3:16), (68:29), (2:285-286), (59:10), (23:118), (7:143).

d) Our Prophet (s.a.w) taught us numerous duas for forgiveness, such as: "I seek forgiveness from Allah, besides Whom there is no god, The Eternal, The Self-subsisting and I turn to Him in repentance."

There is no shortage of Duas for forgiveness. Choose from among them (and learn them in Arabic) and also say some of your own. You must say them during prayers, after prayers and whenever you feel true repentance.

Step 4: To remove yourself from the source of evil

Remember the man who killed 100 people? The second lesson from that story is to remove yourself from this evil. In your case, this applies in two ways:

a) Do not ever see this guy again. Tell him that unless he sincerely converts to Islam (if he is non-Muslim) or starts practising Islam (if he is a 'Muslim') and marries you, then the two of you have no business to be together, even for one second.

There are two reasons for this. Firstly, you want to be as far away from this person as possible. Because the next time he sees you, he will think that you are 'easy' and therefore will have his way with you again.

Secondly, never be alone with any guy because the third presence will be Shaytan. Amr ibn Rabiah (r.a.a) narrated that Prophet Muhammad (s.a.w) said, "Whoever believes in Allah and the Last Day must never be in private with a woman without there being a mahram of hers (a male relation to whom she cannot marry), otherwise Shaytan will be
the third person with them." [Ahmad]. Thus Shaytan will whisper and tempt them with the forbidden. Hence, their sexual desires will be awakened and before they know it, both will be doing things that are not permissible between unmarried people. This has been clearly demonstrated in your case: first being alone together in your room, then the
touching and the kissing and finally, the sexual act itself!

b) Remove yourself from your current living arrangements and surround yourself with practising Muslim friends. The danger with living with non-Muslims and having non-Muslims as everyday friends, no matter how well-intentioned they are, is that they either dray you down with them or they let you pave your own path to hell. However, if you have practising Muslim friends then when they do good, they pull you along with
them to do good. Or, when you become confused and lost, they remind and guide you back onto the right path. Remember, Allah says, "Friends on that Day (of Judgement) will be enemies one to another, except those who have taqwah (fear and consciousness of ". [43:67]

And our Prophet (s.a.w) said, "A person is likely to follow the path of his friend, so look at whom you befriend." [Related by Abu Daud and at-Tirmidhi]

Therefore, start searching around for practising Muslim females to share a flat with. A good place to look is at the University's Muslim Students Association. Or, what about overseas Muslim students? If your parents ask you why you want to move, tell them the truth - that you want to be around Muslims.

Step 5: To never, ever do it again

Finally, never, ever again have sex with anyone whom you are not married to!!! For this is sincere repentance - to regret your action, ask forgiveness and never do it again.

If you truly understand the reasons why zina is prohibited and the punishments for each,you will never ever again commit it.

As to the reasons why it is prohibited, it destroy families, there will be unmarried single mothers, illegitimate children, fatherless children, abandoned children, promiscuous children, promiscuous adults, broken homes, abortions, sexual diseases and many many more, leading to a degeneration of society.

As to the punishment, the Prophet (s.a.w) said, "...when the parties are unmarried they shall receive a hundred lashes and be banished for a year. When they commit fornication after marriage they shall receive a hundred lashes and be stones to death." [Muslim].
These are the punishments in this life but the punishment in the Hereafter is much more horrendous. It was narrated by Samura bin Jundab that Prophet Muhammad (s.a.w) had a dream that two angels came to him and showed him something. From among the things that he s.a.w) saw was a baking oven and in it were naked men and women making horrible noises. He (s.a.w) was later told that the naked men and women in the oven are adulterers. [Related by Bukhari]

Remember, Zina (i.e. adultry) is one of the major sins. It is on the same level as murder. As such, the stigma to offenders and the act itself should both be regarded as repulsive. The companions of Prophet Muhammad (s.a.w) were one of the best believers but among them were some who fell into error. Here is a story of an adulteress, however, like the man who killed 100 people, she had sincere repentance. A woman of Juhaina came to the
Prophet (s.a.w) when she was pregnant owing to fornication, and said, "O Allah's Prophet, I have committed something for which a prescribed punishment is due, so execute it on me." Allah's Messenger (s.a.w) called her guardian and said, "Treat her well and when she delivers bring her to me." And he did so. Then He gave the command
regarding her and her clothes were tied around her body and then He gave command regarding her and she was stoned to death. He then prayed over her. Umar thereupon said, "Do you pray over her, O Allah's Prophet, yet she has committed fornication?" He replied, "She has repented to such an extent that if it were divided among seventy people of al-Madina, it would be enough for them all. Have you found any repentance better than she having sacrificed herself for the sake of Allah the Most High?" [Related by Muslim].
Of course, these days, we cannot hope to reach this level of repentance. But what we can do is try our best to reach our own repentance potential.

These, then, are the five steps that you need to follow to help you onto the right track. Please follow them and, for you will be Allah's Mercy now and in the Hereafter, Insha' Allah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

wfp

Unrecorded Date
way adagtahay in aad hesho wiil soomaliyeed oo kugu qaata abaayo ee xaga Carabta, iyo ajnebiga intaan waqtigu kaadhumin iska raadso iyaga laftoodu way kuguursanayaan laakiin kuu guursan maayaan mustaqbal iyo in aa naaag weligeed lanoolata unoqota
ee nasiibkaa waad heliyee lasoco laakiin waxaan kahadlay anigu dareenkayga layma guursan gabarna ma'ihi caqliga magashee macalimada ga'naga siiso

any way good lucky

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Single Man

Unrecorded Date
To: Kaltuun

Asalaama Caleykum

Walaalo horta waxaad gashey denbi weyn, Allaah u
noqo marka hore, Allaana ogoow wuu dhaafaa denbiga
oo dhan. Abaayo Sharciga Islaamka waa in lagu dhufto 100 Jeedal weliba uu kugu dhufto qof aan
kuu naxeyn. Allaah wuxuu jiri quraanka Dhilaygu
wuxuu guurdsadaa dhilyad, marka taasna ogoow. Mida ah yaa i qaadanaya, calaf ayaad lee dahay
ee ha walwalin, Laakiin wixii oo kale how noqon,
Diinta ku xiran.Soomali ahaan anigu koleyn ka guursadeen qof wax soo aragtay , waxaan ka wadaa
qof Xaaraan lagu cunay.


To: Cajabo

Walaal thanks waxaad soo qortay laakiin maad
tajuntid somali si dadku uga wada faa'iideynsaan.

To: Wtp
Walaal saas how hadlin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

OdayShariif

Unrecorded Date
Cajabo iyo Kaltuun
i'm a 52yrs old father and grandfather with 3wives, i'm looking my 4th wife. if u r intrested in me please leave your E-mails in this page.
Dhalinyarada dooni mayaan gabar aan bigro ahayn laakiin aniga waan iska kiin jafjafanaa Ceebtiinana waan asturaa....Girls i'll help you if you are not virgins. laakiin ii balan qaada inaad siilka edeb u yeeli doontaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Galleyr

Unrecorded Date
Asalaamu Calaykum

Ammin Wanaagsan dhamaantiin


Ku: Cajabo

Gacalo Cajabo, Sidaan wada ogsoon Nahay beni-aadamku amaba ubadka Xaawoodba way Qaldamaan, waxaana jira waxyaalo kala dumwan oo badanaa bulshadu isku qalado kalana ah: Gef, Qalad iyo Xad-gudub.

Gefku waa waxa aan ula kaca loo sameyn, Qaladkuna waa waxa aqoon darrida ku dhaca, Xad-gudubkuna waa waxa ula kaca loo sameeyo ayoo qofku og yahay wuxuu sameynayo inaysan wanaagsanayn amaba ay dambi tahay.

Nabigeenii N.N.K "nabadgalyo iyo naxariis korkiisa ha ahaatee" wuxuu yiri "Dadkoo dhami wuu qaldamaa kuwa qaldama waxaa u wanaagsan kuwa tooba keena.

Cajabo, walaalo, sidaad og tahay weli waa ay furan tahay baabkii toowbadda iyo raxmadda EEBBE, ALLENA wuu u denbi dhaafaa qofkii ka soo noqda denbi uu galay, ALLE u noqo walaalo una toowba keen waanana adaa isugu filan talana RABBI.

ALLOW naga dhig kuwa samaha garta.


NABAD iyo CAANO

Galleyr

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

haaruun

Unrecorded Date
gabaryahay ma ogtahay in niman dad soomali gumaaday ayaa gabdho wanaagsan oo sharafbadan guursadeen ee hadaba ha isku qaldin tan Rabbi aad kagashay oo aan filayo iminka inaad katooba keentay iyo mida calafkaaga:
midkeena kuuma sheegi karo wuxuu calafkaaga noqonayo balse hadaad rabbi utooba keentay oo dadka kula dhaqanto si wanaagsan waxaan filayaa in gabar kaa horeynayn.
anigu waxaan ahay nin somali 32, sadex sano kahor intaan guursan waan macsiyeeysan jiray maalin un baan hanuunay oo aan goo aansaday inaan Rabbi utooba keeno, nasiib wanaag gabar aad ii jecel ayaan lakulmay waana guursaday. marka ogoow Rabbi ayeey naftaadu gacanta oogu jirtaa ee aamin kanabax shakiga.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cajabo

Unrecorded Date
Salaamu calaykum

Walaalyaal!

Waad ku mahadsantihiin waxaad soo sheegteen oo dhan. Laakiin 19 jir ma ahi. Qisadaana aniga iguma dhicin oo waxay ku dhacday gabadh muslimad ah kolkaa meel kale ayaan ka soo koobi gareeyay! Dembiga binu aadunka wuu galaa waan ogahay ee walaashay Kaltuun ayaan rabay inay akhrisato arintaan. Waanada waad ku mahadsantihiin. Nin aan guur ka rabo ma jiro. 100% ayaan isku kalsoonahay. Ilahay khayr ha idin siiyo.

Peace

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Shabeelnaagood

Unrecorded Date
Salaam...
..Nasiib daro in oday sheeganaya inuu jiro 52 sanno inuu u hadlo sida "Odayshariif"....
...Fadlan isku xishoo...Akhlaaqdaadana ilaali ninweyn baad sheeganaysaaye!...
Amaa Galleyr malaha walaal waad ilduuftay oo waxaa isaga kaa khaldamay gabadha sheekadan bilowday Kaltuun iyo midda waaninaysay Cajabo!...
Marka bal iska eeg walaal...

=================================================

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kaltuun

Unrecorded Date
walaalayaal mar labaad ayaan idiin mahadcelinayaa dadka ra'ayigooda wanaagsana halkan ku qoray siiba
mr somali,maseyroow,ciyaal buraash,xaaji,dr congo,
cajabo,singleman,Galleyr,haaruun,shabeelnaagood iyo kuwa kaleba laakiin waxaan la yaabanahay oday weyn oo 52 sheeganaya inuu waxaa ku hadlo anyway aad baad u mahadsan tihiin calafkayga ayaana sugayaa!bye

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Walaal waad salaaman tahay,salaan dabadeed waan la dhacay runtaada laakiin waxaan kuu sheegaayaa in ayan jirin dad badan oo kuu garaabaaya oo aan garanayn dhibaatada ku haysa in ay haysan karto dadka dad ugu sukeeya oo ay ka naxaayaan laakiin waan kuu garaabay o waxaad tahay gabadh soomaaliyeed oo dhibaataysan una baahan in wax lala qabto oo aan u baahnayn in lagu ciyaaro.
Abayo waxaad sheegtay in aad 19 sano ad jiryo laakiin iminka imisad jirtaa? oo xagee ku nooshahay oo waxaan jeclahay in aan wax kula qabto
oo aan is barano ee jawab aan kaahelo.
intaa iyo nabadgelyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Walaal waad salaaman tahay,salaan dabadeed waan la dhacay runtaada laakiin waxaan kuu sheegaayaa in ayan jirin dad badan oo kuu garaabaaya oo aan garanayn dhibaatada ku haysa in ay haysan karto dadka dad ugu sukeeya oo ay ka naxaayaan laakiin waan kuu garaabay o waxaad tahay gabadh soomaaliyeed oo dhibaataysan una baahan in wax lala qabto oo aan u baahnayn in lagu ciyaaro.
Abayo waxaad sheegtay in aad 19 sano ad jiryo laakiin iminka imisad jirtaa? oo xagee ku nooshahay oo waxaan jeclahay in aan wax kula qabto
oo aan is barano ee jawab aan kaahelo.
intaa iyo nabadgelyo.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdulahi

Unrecorded Date
KALTUN
abaayo aniga ayaa kugu qaadanayo ee aan wada
xariirno hana xishoonin
isoo tir emailkaaka

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Qaldaan

Unrecorded Date
Walaal kaltuun adigaa ugu wacan oo talo keen saday
laakiin marka hore anigoo kuu sheegaya inaan ahay nin reer leh,ayaan ku leeyehey in aan haba yaraatee laheli karin haweeney aan nin lasoo seexanin.
xumaanto ugama socdo,laakiin ninka soomaaliyeed marka uu doob yahay waxa uu doonaa gabadh uu lasiitunto,marka uu guursanayana waxa uu rabaa mid aan la taabanin.hadaba kuwii uu soo taabtay yaa guursanaya.waxa aan kuu sheegayaa taydana ha noqotee mid aan lala soo seexanin malaha.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ahmed kismaio

Unrecorded Date
by ahmed
waad salaamantahay horta aan ku weydiiyo,mana wada aqrinin dadka oo dhan waxa ay kuu soo qoreen.
kan aa la seexatey horta xaguu ku danbeeyaa?
sidee u la seexatey, oo aad ma u jeclayd?
inta aadan la seexan ma hubsatey inuu aad ku jecelyahay?
haduu ku dhahay waan ku jeclahay hadda xaguu ka dhacay?
WELI ma isku daydey in isagii aad dib u hesho
oo aad arrin meel isla dhigtaan?
waa ku kaa.
bal horta waxaad ka bilawdaa istaaqfurullah.
oo dadaal badanna ku xigsii.
by

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
to kaltuun
walaal waxaan ahay inan somali ah oo 20 hada galay waxaan kuu sheegayaa in toobada ale marwalba furantahay oo nasiib ayaad leedahay haday kaadhabtahay ood kawaantowday falkiitagay.tanaaasul falxun oo tagayna waa towbad ale ku haleeshiiyay ee ale kuxamdi marka hore. ogowna biniaadam oo dhan waa qaldamaa sheeq iyo shariif labadaba.
hadaad ka walwalayso tolmo kaa furfrantay, xaga ale ayaakaween ee lasoco.tolmaduse madiin ayaa dhigaysa?waa ale kacabse ayuu quraanku ina faray.walaale haka walwalin in aad mr.right heshid waayo,wiil walbo oo caqli leh ma uu xukminaayo past gaagi laakiin xun ama san midaad markaas ku jirtid waaye xukunku.
markaleetana iska alaalle shaydaan yuusan been kuu shegin, oo hadeer guurso hadaad is alaalin karin.oo ilaah kacabso walaale.

by somali boy

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
assalaamu calaykum, salaan ka dib walaal
maadaama ay arrintaasi horay udhacday oo aan
dib loo kabi karin , talo ahaan waxaan ku oran-
lahaa , horta wixii alle kuu qoray ku seegi maayaa
n ,wixii aad calaf ku leedahayna waad heli ee
waxaad ku dadaashaa inaad xag alle u noqotid
toobadu waa kuu furantay markasta in alle kuu
sahlo wanaag kuugu badelo baa dhici karta
ee weligaa alle talada saaro
as salaamu calay kum

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
salaan ka dib walaal mar hadaad qal dantay
toobadu wali waa kuu furantahay
hurdo dambena yey ku dagin
dadka badidoodu hurday raadinayaan ee
ka foojig now , dad aadan wali arkina sheeko
hala yeelan, sheekada badanina hurday keentaa. hurdona habarba korin wayday.
gelyo.nabad

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
salaan ka dib walaal mar hadaad qal dantay
toobadu wali waa kuu furantahay
hurdo dambena yey ku dagin
dadka badidoodu hurday raadinayaan ee
ka foojig now , dad aadan wali arkina sheeko
hala yeelan, sheekada badanina hurday keentaa. hurdona habarba korin wayday
fr; afdabayl2

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Walaal kaltum waad mahadsantahay rayiga aad halkaa ka dhiibatay. Waxaana ilaahay kaaga baryayaa in uu calafkaaga kuugu imaan doono meesha aad joogtid.
XANOW

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

XAMARDAYE

Unrecorded Date
Walaasheeydi cadeed,
Abaayo inan la siro adiga ugu ma horeeysid mana ugu dambeeysid ayaamaa gabdho mar iyo lababa la siray oo laga qabsaday,ha u arkin wax wayn in ay tahay ma maqashay sheeko somali ahayd,in wiil aabihii ku yiri:aabbe naagteeyda waan ka shakiyay oo in laga qabsado ayaan u maleeynayaa oo ay san fiicneen sidaas darteed waan furayaa,aabahiisna yiri maandhoow ina mari waxbaan ku tusinayaahe ee sameey wixi aan ku iraahdo,marki xoolihi la soo hoyiyayna inta wiilki dib u soo dhigay oo dacar soo cabsiiyay,keenay aqalki yirina wiilka waa tacbaan oo waa xanuunsan yahay xakiim ayaana u geeyay oo yiri waa in ay ka tilaabsataa naag aan weligeed si xaaraan ah looga qabsanin,haddiise ay ka tilaabsato naag waxaas soo sameeysay kaw ayuu leeyahay,dhiig ayuuna ma tagayaa wiilka,hadaba hooyadiis iyadoo joogto naag kaleh haloo raadiyo ma dhihi kartaa waa maya,waxaa la yiri wiilki oo dhulka jiifo ayeey hooyadi soo carartaa oo ay tiraahdaa isma hubo inti ay soo gaarin ayeey dib u noqotaa,dhowr jeer markeey noqnoqotay oo ay ka tilaabsan way day ayuu yiri odaygi,isagoo wiilki la hadlaayo ka kac meesha oo iska soo mataji dacarta,sidaas ayaana kuwada qabnaayeh reerkaada dhaqo waxaan ula jeedaa maanta gabar somaliyeed oo aan la dhadhaminin guur ka hor aad ayeey u yartahay qof kugu qaatana ma weeyneeysid ee is adkee,lakiin suuqa horay ha u gelin.
XAMARDAYE

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

WAAYEEL

Unrecorded Date
Waayeel, abaayo qofka bimni aadan kaa waa khaldamaa ama shahwad ayaa qaada marka hadii aadan ciyaal qaadin macna malaha nolo shaaduna waa caadi waad na helaysaa mid ku jecel oo aan ahayn reer baadiyaha kor ku qorqy is tol tol war ga badhu ma mara dilaacdaa doqor reer geel dhaqata ah ayaad tahay ,,,,,,,abaayo is ka ilaali nin dambe inuu ku siro

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

nuur

Unrecorded Date
waxaan mooday, malab, iyo, macaan iyo, inaad tahay, mahiigaan, waxaad noqotey,naag, madow, macnaba , lahayn, iyo,mur, iyo deebaaq.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

M-eeq

Unrecorded Date
To Kaltuun
Marka hore waan kaxumahay in aan jawaab ta kaalasoodaahay.
Cadeey waan arkaa in aad ka xumaatay arintaas balse aniga ceeb uma arko gaba dhamustaqbalka iinoqoneysana marabo ineey ahaato bigro marka waxaan kuu rajeynayaa in aad arintaas ka welwelin .
waxaa tala iga aha iskukalsoonow oo soomalida hadalkooda waxba ha u qaadan.
Nasiib wacan.
Hadii aad cawinaad u baahantahay igala sooxiriir. Momeda@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MUSTAFA

Unrecorded Date
Kaltuumo

abayo macanto horta runtii sidan akhriyay haddii aad tahay waxad tahay boqoradii gabdhaha addunka aad iyo aad ayaana ugu farxayaamar haddii aad ka towbad keentay kana walwashay halmar oo qoysatay adigoo waliba dhadhamiyay shaydanka macankisa,abayo ma ogtahay in malayin gabdho somaliyed ah ay manta ku kacan falkas si joogto ah iyagoo sabab uga dhigaya jacayl aanan jirin iyo dhaqan ayan diintenu qabin oo westernka aan ka dhaxalnay,runtii waxaad tahay gabar uu ilah u doortay hanuun ee abaayo macanto ku soco jidka xaqa ah ilahna u noqo mardanbana yaysan ku sirin jacaylka aan ku dhisnayn mabadi'da diinteena iyo dhaqankena carbeed,hana ka walwalin calafkaga wallahi hadii manta aan guur u diyar ahaan lahaa kuma dhaafayn anigoo waliba ku faraxsan lakin da'daydu waa 17 jir

Hana la yaabin hadii aan kuu shego in aniga naftayda ay gabar caddan oo 19jir ah iga qoysatay waliba si u dhow qasab lakin ilahbaa i soo hanuuniyay maanta waxan leeyahy mustaqbal waxbarsho oo sareeya waligayna jacayl iyo beentisa waqti isagama lumin soooo good luck Boqoradda

any more JABIRW@HOTMAIL.COM

NABIGU WUXUU YIRI S.C.W."ATTOWBATU TAJUBBU MAA QABLAHAA"TAWBADU WIXII KA HORREYAY WAY BAABI'INAYSAA

BOQORADDA GOOD LUCK

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
mr,johannesburg,sa.
kaltuun.
Walaal waxaan ku dhihi lahaa sidan samee , first- waligaa hala socodsiin qofna sirtaada haba ahaatee hoyadaa, teeda kale ma ogatahay dhagaystow in ay jiraan maanta wax yaalo aan lays waydiin qarnigaan kujirno ,so waxaan lee yahay illaahay too bad ukeen hana u noqon macsi danbe maxaa yeelay waa wax-xun macsidu, in taas ayaan ku dhaafay irinkaan ,

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jaahil

Friday, June 16, 2000 - 12:08 pm
you know men(us) and women(them) make mistakes and thats for fact. but once you find mr good, don't tell untill he tells what he did in his hey days then go ahead and tell him. but whats is more important is this if you look this good:jennifers body, witney face, Obrah legs, iman boos. then contact me. you will never leave me again unsatisfied.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, June 17, 2000 - 07:43 am
salaama
waxaan ku farxasanahay inaadan qarsan dhibta kugu
dhacaday waxaana kaa codsanayaa inaadan niyada
iska jabin.
xaga ilaahay u jeeeso tooba yaa rab dheh
waad heli riyadaada.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

zappow

Saturday, June 17, 2000 - 12:50 pm
TO;KALTUUMA,
WAA SALAAMAN TAHAY,WAXAANSE KU WEYDIINAYAA MARKA HORE XAGEE BAAD JOOGTAA OO AAD TALADA UGA BAAHAN TAHAY???!!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Hukumiina

Monday, August 28, 2000 - 01:35 am
Waad salaamantahay waliish.Marka hore anigu qof yar baan ahay balse talo bixintu yaraan iyo weey naan ma kala lahe.Abeeyo dhib malahe hadii aad khaldamtay halmar sababtoo ah qof kasta wuu khaldamee lakiin always remember ceebtaada lamafaahfahiyo ogoona waa laga tusaala qataa khaladkaaga ilaa heyna waalaga baryee in uu kuu
dambi dhaafo.By the way I'm 17yrs old girl living in Australi.hadii aad u bahan tahay any personal advise waad igala soo xiriiri kar taa email keyga
oo ah HasanHukumiina@hotmai.com.au take care sis

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Canbaro

Monday, August 28, 2000 - 10:29 am
Walaal Kaltuun noqo gabar wax barato och dadka xaqdhoorta, ilaaheyna ka baqda. Laakiin xasusnoow raggani Soomali oo kula talinayo iyaga ayaa ka zino badan. Qof dhan ma jiro, haddaad la raaxeesatay nin aad jeceshahay, aniga danbi weyn uma arko- waayo xanta ayaa ka daran- haddeyno nahay gabdho Soomali- dad naga xan badan ma jireen. Marka waxaad xasuusnaata, binaadinka oo dhan ayaa danbi kuwada jira - ilaahey ha nacafiyo, ilaahey waxuu da'wani qaloobta. Nin naag uma guursado ma bikra, oo waxaa jira waxyaalo ka ma'hiimsan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Adnaan

Friday, September 01, 2000 - 09:16 pm
Walaal kaltuun waxaad sheegaysid waxsidaas u culus
ma'aha oo qofkasta qalad waa galaa guurkuna kuma xirna sidaad sheegaysay ee waxuu ku xiranyahay
shaqsiyada iyo sidaay isu fahmaan labada qof
hana niyad xumaanin aniga waan arkay rag badan oo
oranaya waxan guursanaynaa naag aan lataaban taa
sina qalad iyo cadaalad daro ayaan u arka bal yaa
ubaneeyay ninka,!!waxaana kugulatalin lahaa inaad
dadaasho oo aadan dhagta udhigin waxaa jira rag
badan oo waxgarada ayaan filayaa oo rayigan ila
qaba calaf kaagana waad helidonta waxaana kuu
rajaaynayaa nasiib wanaagsaan.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, September 02, 2000 - 06:01 am
GABADH YAHAY HADAAD RUN SHEEGAYSO OO AANAD RAGA SOOMAALIDA TIJAA BINAYNIN HALKA AY KA TAAGAN YIHIIN, NAAG LASOO IS TICMAALAY WAXAY KAYEELI LAHAA YEEN. WAAN KUU SHEEGAYAAYE CID KUGU QAADANYSAA MAJIRTO BALSE WAXAA KUU FIICAN INAAD CEEBTAADA AAD ASTURATO SIDAY DOONTABA HA U DHACDEE. MARKAAN NIN KII ILHAAY UU KULA KULMIYO EE AAD RABTAAN INAAD GURI WADA SAMAYSAAN AAD U SHEEGTO OOD TIRAAHDO "SAKAARO XAAR MUUQ MUUQAN DOONAY AAS AASTAAYE" WALAALOW MA IHI GABADH BIKRAN KHALAD KAASI AYAA DHACAY WAANAN KA XUMAHAY EE HADII UU HADHOW TABA GURIGEENA WAX UDHIMI IMIKABA AAN KALA JOOGNO.HADII WAXTALO OO DHEERAADANA RABTO WAXAAD IGALA SOO XIRIIRI KARTAA ADDRESS KANI
mohammed_72@hotmail.com nabadeey

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

aroos

Saturday, September 02, 2000 - 05:39 pm
waxay ilatay. anigu koley. inaadan ka walwalin arintaa dhacday mar kaliya . ee aad ka war warto inaysan dhicin mar danbe.
subxaana laahiye.. iska ilaali raga xun xun
ee dhex socda xumaanta dumarka walaalahood ah.
diintana baro . . cidna ha u sheegin waxa dhacay .. alaah .s.w.laa u toobat keen salaatu laylna tuko ku ooy ilaahay .. ducaysana ka bari zowj xalaal ah inuu ku
sahlo oo taqi ah ..wabilaahi tawfiiq...

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MANAXE

Tuesday, September 05, 2000 - 04:04 am
ISCEEJI ABAYO MAR HADAD NIN LA SEEXATAY WAA KUU DHAMATAY MARKA HORE INAAD ISMAHARSTAN AYAY AHEED INTAD LA SEEXAN WA KU DHAMATAY BASIIN ISKU SHUB

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

af macaan

Tuesday, September 05, 2000 - 05:57 pm
why don't you do you'r self ?..... manaxe......
maxaa idiga isku ceejin waysay?
oo aad basiin is ku shubi waysay?
waayo ayada is because she sleep a man ?
she made mistake and she come here to help
insead she get insulting? you should all shame of your self.


caljo iyo katuun
sisters you made mistake no big deal everyone do
not only you sister.
but don't do it again
and don't tell any one again ?
please you can't trust anyone ?
good luck sis best wish .


odey shariif
war idageeso odeyahow xun oo xajuusyahow
yaa wax ku fali da aada waa soo dhameysatay
oo waxaad u soo dhigatay gabdhii yar yar
ognay oo ba ay .
war yaa waxaad haysadaa reer iyo ciyaal
oradoo u tag reerkaada meeshan xun wax ku fali majiro .laku ma baa ahno
waxaa laku talkalay dhalanyarda anagoo kale
ah .
ooradoo raaso mid adiga ku la mid ah
wadada ayee jiiftaa.
lakiin noo daa gabdahanaka
odeday sheeydaan baa tahay .
get life man you old ••••

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Awdheere

Wednesday, September 20, 2000 - 02:48 am
Asalaamu caleykum!

Marka hore mahad waxaa iska leh Ilaah, marka xigta walaalaha sida fiican talada uga dhiibtay.

To KALTUUN:
Walaal aniga hada waan ka qancay arinta kugu dhacday maadaama aad garatay xumaanteeda, waxaanse aad ula yaabanahay adiga oo yiri waxaan ka dhashay qoys diineed!...marka sidee bay kuugu ogolaadeen inaad COLLEGE KULA XAROOTO dad ajnabi kaa ah adoo gabar ah???!!!.

Waalid diinta ku fiican iska daaye , aniga oo aan sidaa diinta ugu sii xeeldheereyn ayaa hadana marnaba isoo mareynin inaan gabar soomaaliyeed kula taliyo iney iskuulada noocaas ah aadaan!!!.

Aniga wali ma guursan laakiin that is the way I feel.

Wabillaahi toqfiq.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Luul

Wednesday, September 20, 2000 - 05:44 pm
To Kaltuun

Baby girl your still a flower.

Macaanto waxaas ha u bixin ragana ka iskaga
sheegin,wax kaama halaabin dambi wayn uun baad
qashay,dhibkaaga igu wayn waa danbiga Ilaahay
aad ka qashay,taasna ilaah baa cafiskeeda haya,
sidaada kale wax kaa xumaaday maleh,your not
alone.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FREEMAN

Thursday, September 21, 2000 - 04:00 am
TO: Kaltuun!!!!!!!!
Ha raja dhigin waligaa, maxaa dhacay waxaa laga yaabaa in uu jiro nin ku jecel adiga oo aadan rabin adigu!!!
Mase laga yaabaa in aad heshayba mar hore????


FREEMAN

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HASHI

Thursday, September 21, 2000 - 04:05 am
CAJABO!!!!!
Aad iyo aad ayaad ugu mahadsantahay waanada diineed iyo tan walaaltinimo intaba... Maxaase udiidey dhalinyarada hortaa u jawaabtay inanta soomaaliyeed in ay ugu jawaabaan sidaadooke???
Waa mahad ilaaheey, aad ayaadna umahadsantahay!!!
HASHI:

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Thursday, September 21, 2000 - 04:12 pm
thur sep 21 2000 at 8:00pm to kaltuun;walaal waxaan kugula talin lahaa arintan inaad ka warwerin .sababtoo ah wixii dhacay dhece dibna loma soo celinkarayo.makaa waxaad sameysaa inaan dib laguu dagin.tan hamaqlin dadkan leh lagu guursan mayo because you slept with guy . learn from your mistake.donot repeat the past.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MR.RIGHT

Friday, September 22, 2000 - 05:18 am
ALL OF YOU MEN ARE VERY STUPID PEOPLE. FIRST ASK YOURSELF WOULD YOU MARRY TO THIS WOMEN, IF YOU ANSWER IS NO> THAN YOU ARE JUST FEELING BAD FOR H ER AND YOU ARE THINKING SHE IS A BITCH. AND SHE IS OF COURSE, NO DOUBT.

SHE KNEW WHAT SHE WAS DOING BEFORE SHE TO BED WITH THAT GUY.

MY ADVICE TO YOU IS : GET RID OF THIS LIFE AND GO TO HELL

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

tank

Friday, September 22, 2000 - 12:38 pm
Walaal Kaltuun,

Waxaan kuu sheegayaa adigu weligaa biniaadab cafis ha waydiisan. Cafiska waxa bixiya oo keliya illaahay. Markaa waxaan kugula talinayaa in aad Illaahay u toobadkeentid. Haddii dadkan kula talinaya oo dhan la weydiiyo keen sinaysan ama cid la heli maayo ama aad ayey u yaraanayaan tirada dadka aan sinaysan. Markaa walaal waxba ha ka werwerin in lagu qaadan waayo ee Ilaahaaga aamin oo kii laguu qoray ama sidaad sheegtey Mrrigh markuu yimaado ayadun arintan kala wada hadli doontaan. waxba yaan lagu waalin oo kolba midi ku odhan email noo soo dir iyo faahfaahi warkaaga. Walaal kii ilaahay kuu qoray waad heli doontaa ee waxba ha welwelin oo ha walaacin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Awdheere

Monday, October 02, 2000 - 11:11 pm
Sorry, sorry, sorry... wrong addressed!

Sorry, sorry, sorry... wrong addressed!

Sorry, sorry, sorry... wrong addressed!

Sorry, sorry, sorry... wrong addressed!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, October 14, 2000 - 08:54 am
Abaayo waxba ha is niyad jabin,Wixii illah kuu qoray seegi maysid.anigaba way igu dhacday, laakiin ma´ahay sidaada oo kale, Aniga oo 9sano jira ayaa adeerkay ifara xumeeyey,Waxayna igu noqotay wax wayn,oo si maskaxiyan ah ii saamaysay
Hada waxaan jiraa 20,sano, kamana niyad jabin inaan guursado,marka aan lakulmu "Romio on the white horse" insha allaah!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, October 15, 2000 - 04:23 pm
kaltuun.
baby you still flower.
waa hadii aad run ka sheegtay wixii dhacay laakiin hadii aad mushaaro ku qaadatay baabka kuma jirto laakiin qalad waa dhacaa laakiin waxaa loo bahanyahay inaadan ku laaban balse hadii aad noqotid futo xaar baratay yaa ku celin kara.
wax ku rabana ma leh markaa iyda ah.
hadiise run kaa tahay oo qofka zineystay waajibka u soo maro aad soo martay anigaa ku rabo.
please ila soo xirii.
address or e-mail abdirizakabsa@yahoo.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhowre

Thursday, October 19, 2000 - 05:06 am
kaltuun
su`aasha koowaad waxaa weeye maxaa kugu qasbey inaad la seexato,hadaadse la raaxeysatey maxaa kugu qasbey inaad sheegto.
sida ragga qaar kuu sheegeyn ma jiro nin intaad soomali ah oo intaad u shegto kugu qaadanaya falkaas xun oo aad sameysey.
waxaanse u maleynayaa in aadan sameyn ee aad garan weysey meel aad shukaansiga ka bilowdo.
ee taladeydu waxaa weeye waa lagu maqlaye yaan lagu ogaaan ee is taatikee.
by:dhowre

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Saturday, October 21, 2000 - 07:05 pm
kaltum.
waxa magacag mohammed farhan waxa aan deganahay dalka saudiga ,waxa aan jeclaanlaa in aad e-mailka soo dirtid si aan kula taliyo anigo aad iyo aad u jeclaaday si aad runta u sheegtay
wahan E-mail kagu alimo@aramco.com.sa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sadiiq

Sunday, October 22, 2000 - 04:56 am
runtii waalayab naag lawasay oo sheegeesa waxaa kuuleeyahay ••• jecel yuusan kuqaadin ee keep your •••• so dear cidkurabta malahan ilaa kii kudhadhamiyey me ehees

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Gurey

Tuesday, October 24, 2000 - 03:05 am
Dear Sadiiq.

saxiib ogow in lagu xisaabin dona kalmadaha aad halkan kusoo bandhigtey waayo gabdha walasheen ah waxey na soo weydiisey talo in aad ka dhiibato ayey ahay ama aad iskaga aamusto ee ilaahey utobadkeen saxiib,haddii aad kakululaato hadaladeyda waa walaalkaa uu kuu caqlicelinaayo ee raali iga ahow,tan kaltuun is dhowr marlabaad Galmada sharcidarada ah waad ogtahay in aay xaraan tahay.
BY:Gurey.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

kheere

Wednesday, October 25, 2000 - 01:09 am
Abaayo macaan waxaan ubaahanaha marka hore in aan
ogaado meesha aat kunooshahay.

Markaa kadibna waxyaabo badan ayaan kula qabadoonaa oo ka midah sida kulanka raga iyo gabdhaha sidaan u qeeb sano nolasha

Waxaana igalasoo xiriiri kartaa

kheere@hotmail.com

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

macalinka

Monday, December 18, 2000 - 05:55 pm
LUUL waaku salaamay abaayo waxaan jeclaaday didaad u hadashay abaayo. waxaana jeclaan lahaa inaan ku barto. si xuna ha u qaadan abaayo. salaamu calaykum.
by macalinka