Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Warar iyo Ogeysiis News and Notices: Archive (Before mar. 3, 2001): Amoud University
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Fathia Ali

Unrecorded Date
Waxaad ku casumantahay inaad ka soo qaybgashid olole lagu caawinayo jaamacadda Cammuud: Sabtida February 12, 2000 @ 7Pm. at National Rural Electric Cooperative Association Conference Center - 4301 Wilson Blvd (isgoyska Glebe Rd. iyo Wilson Blvd) Arlington, Virginia. For more information call Zahra Abrar at (703)256-7716

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Ubaxo wuu dhadhaa haddii aan biyo lala garab joogin. Waxaan aad ugu raja waynahay in uu Olelahaas noqdo mid mayalku u adag yahay ahaadana mid waligii dhisnaada si loo ilaaliyo inuu UBAXU DHADHIN. "Mar haddaad kacdeed, ha kufina".

Wax qabadka ka ilaasha siyaasadda, waayo dhagax iyo dab la iskuma dhifto ayaa hore loo yidhi.
Guuleysta.