Skip to main content

.

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Warar iyo Ogeysiis News and Notices: Archive (Before mar. 3, 2001): Arooswacan
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hassan

Unrecorded Date
Waxaano halkan hanbalyo iyo gobaabin uga direynaa, ABDIRAHMAN ISMAACIL YUSUF IYO SABAH CAYDIID oo arooskoodu ka dhacayo magaalada OSLO NORWAY HABENKA SABTIDA 26.2.2000
HANBALYO
HANBALYO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Musti

Unrecorded Date
lo@@@@@@ see waaye yaaqeey wali mala gaarin arooskee, ani waxaa aqaan hambalyo ladiraayo arooska markuu dhaco kadib lakin tan hormaris waaye bee see camal, wax kastaa dhici karo hadii arooska uu baaqdo for what ever the reason mala noqonee hambalyada halii soo celiyo camal ....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
waxaan halkan hambalyo ooga dirayaa saaxiibkey Muxsin Cali Dubad (awqudub)iyo Raxmu Ugaas khaliif Ugaas Gaataa oo meherkoodu kadhacayo magaalda Helasink ee wadanka finland 19/2/2000
waxaana ilaahey ooga baryeeynaa inuu ka dhigu kuwii ubadkheeyr qaba kala hela aamiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

jamaal

Unrecorded Date
waxaan halkan hambalyo ooga dirayaa saaxiibkey Muxsin Cali Dubad (awqudub)iyo Raxmu Ugaas khaliif Ugaas Gaataa oo meherkoodu kadhacayo magaalda Helasink ee wadanka finland waxaanu dhicidoonaa 19/2/2000 hadii uu ale idmo
waxaana ilaahey ooga baryeeynaa inuu ka dhigu kuwii ubadkheeyr qaba kala hela aamiin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

rahman

Unrecorded Date
halkaan waxaan hambalyo iyo bogaadin uga dirahayaa arooska iyo aroosada ola kala dhaho Mahamed Ahmed Warsame iyo Xadiyo Warfaa Elmi oo arooskoodu ka dhachayo magaalada nairobi taariiqdu marka ay tahay 1/4/2000 hambalyo wacan

Sunday, February 18, 2001 - 11:28 am
salaamu calekum ..

waxaan salaamayaa somalida mail walba oo ey joogto

waxaan layahay qoxooti ayaan nu nahay ee fadlan dagaalka nagajoojiya hadaad dagaalka

joojin weysaan ilaah hainacadaabo salaamu calekum intas iyo nabad galyo

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

JIDGADUUD

Saturday, March 03, 2001 - 10:17 am
HALKAAN WAXAAN HAMBALYO IYO BAGAADIN UGA DIRAYAA AHMED SHEEKH XASSAN IYO NEYRUUS ABDI ABUKAR OO NIKAAXOODA KA DHACEY MAGAALADA XAMAR GAAR AHAAN DEGMADA XAMARWEYNE BISHAAN FEB.25KEEDII.
WAXAAN IDIIN RAJEYNAYAA CAAFIMAAD IYO CIMRI IYO CIBAADO SUUBAN.
KUWII ISCALFADA ALLAHA IDIN KA DHIGO WADANKANA ALLAHA IDIIN DEJIYO.
SIDAAS IYO MACASALAAMA.