Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Warar iyo Ogeysiis News and Notices: Archive (Before mar. 3, 2001): Tahniyad Meher, Cabdiraxman A. Abdi (Afey) & Nafis Maxamed Cumar(Haaguf)
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdi M. Gani Faysal

Unrecorded Date
Annagoo kala ah: Maxamed Gaanni Carab,Cabdi-faysal Maxamed Gaani,Aamina Maxamed Gaanni,Malyuun Maxamed Gaanni,Ubax Maxamed Gaanni,Fartuun Maxamed Gaanni,Shugri Maxamed Gaanni,C/rashiid Haybe Cali oo kala joogna Ethiopia iyo Maraykanka ayaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa Cabdiraxmaan Cabdullaahi Cabdi(Afey) iyo Nafiis Maxamed Cumar(Haaguf) oo meherkoodu ka dhacay magaalada Diri-Dhaba ee waddanka Ethiopia,waxaanu leenahay meherkii loo aayo oo aroos wacanna uu ku xigo AAMIIN.