Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Warar iyo Ogeysiis News and Notices: Archive (Before mar. 3, 2001): TAHNIYAD MEHER (Cabdi-Maqsad & Nafiis)
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdi Mohamed Gani Faysal

Unrecorded Date
Annagoo kala ah Maxamed Gaanni Carab; Cabdi-Faysal Maxamed Gaanni; Aamina Maxamed Gaanni; Malyuun Maxamed Gaanni; Ubax Maxamed Gaanni; Fartuun M. Gaanni; Shugri M. Gaanni;C/rashiid Haybe Cali oo kala joogna Ethiopia iyo Maraykanka ayaan waxaan hambalyo u diraynaa C/Raxmaan C/hi Cabdi (Afey) iyo Nafiis Maxamed Cumar(Haaguf) oo meherkoodu ka dhacay bishii Feb. magaalada DIRI-DHABA ee Ethiopia. waxaannu leennahay meherkii loo aayo oo aroos wacanna uu xigo AAMIIN.