We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date hadi aad taqaan ninkaas ama aad garaneyso meesha laga helo, igala soo xirii fadlan ciseeye77@hotmail.com markii u dembeyse wuxuu joogey dalka finland.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date walaa waad salaamantahay waxaanse kuu sheegayaa inaan aqaano colaad uuna jooga finland(turkuu) markaa waxaan filayaa inaad ka helidoonto magaalada loo yaqaano turkuu. sidaa iyo nabadgelyo
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, December 20, 2000 - 12:18 am walaal waad salaaman tahay , salaan ka dib ninka aad raadinayso ee la yiraahdo max´uud aadan colaad wuxuu joogaa finland magaalada turkuu waxaana loo yaqaan colaad waalay ama kii waalaa, dadka qaarkii waxay ugu yeedhaan colaad jeesto markuu hablaha la joogo si loo asturo naanaysta waalida sidaas iy nabad gelyo
|