We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
SomaliNet Forum Archive | SomaliNet News Archive | Modern Somalia History and more!!!
.
.
We are working on this section. Use the top menu for now.
Ready sections:
Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Dumarka somalidu illa iyo hada lama yaqaan wax ay jecelyihiin,mana sheegaan runta xaga ragoooda,horay baa waxaa loo yiri naaguhu markaad xariir u gogashid bay xanan kuu dhigaan,taasina waa rune ha la gaado.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Waar yaa iska hadle dumarka soomaalidu waxay guu ogyihiin ayaan jirine afxumaanta naga daa maxaa keeney su aashan ma midbaa kugu daadisay mss meel
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Waxaa xaqiiq ah in aany Dumarka Somaliyeed anay ka dhargin raxiisiga (sex). So I doubtly think, They like having sex more. I believe most girls here would agree with me. Dabo Dhilif
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Dabo Dhilif Abowe xishood
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date anonymous dumarka soomaalida waxaad ogaanaysaa waxay jecelyihiin markaad ogaato waxay ragu jecelhihiin. markahore soo xali arinta raga. hadaan sikale usharaxo ama hab xisaabeed waa is le.eg (jacaylka dumarka soomaalidu) =(jacaylka raga soomaalida) marka saaxiib adiga oon qaybtaa xisaabta ogaan ma cabiri kartid dhinaca kaa maqan waad salaamantahay
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date TO SUGE Saaxiib jacaylka dumarka soomaalida iyo xisaabtaad soo tibaaxdey maxaa isku xidhay? TAN kale xisaab laguma weydine sideey kaa noqotey? ku darsoo hadaanad qeexi karin maxaa kugu taaray xisaabta? ma garanayo lagama xishoodee ha ka siiban salaamada. Aan u noqdo ka jawaab celinta su'aashe, waxay ila tahay dumarkeenu waxay jecelyihiin waxyaabo badan waxaana ka mid ah, in runta mooye aan beenta lagula warwareegin, in xil layska saaro wixii dantu ku jirto, in waqtiga lala qaato oo HAPPY laga dhigo, in loola dhaqmo si nadiif ah oo aan dulmi ku jirin iwm. ISMAACIIL GUREY CARDIFF UK
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date To Ismacil Gurey! Waad salaaman tahay balse waxaan umaleeynayaa in eey jecelyihiin beenta. Maxaayeelay waxaan lakulmay gabdho soomaaliyeed oo waqti fiican wadaqaadanay sabaabtoo ah waan beenbadnaa oo runbeeymoodayeen. Balse waan isbedaley oo waxaan go aan sada in aan runta usheego tan ugu heroyso een aan lakulmo okey sanadkiicusbaa ayaan mid lakulmay oo aan happy kadhigey balse ey kahelinba runta.waxan goaan ku gaaray in aan sideydii kunoqday waa eey kaheshay. Marka macalinka sidaa moodeysa maahan habla soomaaliyeed.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date waad salaman tihiin dadka dhamaan raiyiga ka dhibanaya. xumaan nalagu sheego uma jeedo qof walba nin ahina wanaaga ow sameysto ayaa lagula dhaqmaa. marka yaan eeda nalugu soo aadin oo idinkaba waxba ma dhantaan. hadiise been la sheego ragaa u badan marka dadka qarkiis iska hadlaya xaga dumarka ka dhibanaya raigooda. nin walba walaal iyo hoyaa dhashey marka kama shekeyn karo tariiqdooda marka haka hadlina waxiidan runtooda u heyn xaqiiq.
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date Anonymous waan ku gu raac siisanahay waxaad qortay waayo nin kas ta gabar baa la dhalatay in la is caayo ma fiicna laakiin ragayaga badan kood mayaqaanaan taas m-deeq maxaad u tiri naagaha been tay ka helaan horta alaah ka cabso waxaad runta ku wayday beeni ku helimeesid dabo dhilif waxaan ku dhahaa horta alaah ka cabso subxaanalaah maxaad sooqortay wax laguhadlo baa badan xishood qofka haduunan xishoonayn ileen waxuurabuu ku hadlaa hana la is cafiyo
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Unrecorded Date WAXAA KU RAC SANAHEY M.DEEQ , WAXAAN DEGANAHEY HOLAND OO GABDHO AAD IYO AD U BADANI AY DEGAN YIHIIN ,WAXAANA AHEY EDUCATED SHAQEYSTA ,,,,,LAAKIIN ILAA IYO HADA MAGARANAAYO WAXEY RABAAN ,,,HADAAN RUNTABA U SHEEGO WAABA CARARAYAANOO NACASBEYBA KUU MALEYNAYAAN ,MIDKA BEEN LOOWGA AHNA TOBAN ,TOBAN BUU U WATAAYOOO WAAN BA LA YAABAA,, OO ISGAABA KU LEH NAAG ASXAAN HA U FALINOOO MARKAAD YARA XUMEYSO BEYBA KAA HELI ,,,,WAANA RUNTIII,NAAGTA SOOMALI NINKA DAACADA AH MABA JECLA ,,,MAR MARKA QAARKOODNA WAXEY RABAANBA MA YAQAANAAN,. WIIL SOOMALI AH AYAA BOGAN MAR KU SOO QOREY, IN AN ADVICE TO SOMALI MEN , WHEN LOVING YOUR SOMALIWOMEN ,LOVE THEM WITH YOUR HEAD NOT YOUR HEART ,,,,HOW EVER YOU LOVE HER, DO NOT SHOW HER HEARTILY, SHE WILL SEE THAT AS A WEAKNESS, BUT DEAL WITH HER MENTALLY, LOVE HER MENTALLY. MAR ,MAAHA OO LABA MAAHA .......IT HAPPENED TO ME I AM SPEAKING FROM XPERIENCE,,,, SAXXIBAYAAL ,, HA ILA YAABINOOO DHIBAATADII SOOMALIYEED PERSONALGROWTH FINNACIALLY/EDUCATIONALLY IYO WAREERKII YURUBAA LOVE LIFE KEENII DUUGTEY, NAAGIHII SOOMALIYEEDNA BADANKOODII NALA GARAN MAAYAANOOO,,,,,,,,,WAXAANU KU QASBANAHAY INAAN ALOT OF SCARIFICE AANU SAMEYNOOO SI AANU U HELNO TAASINA NIMAN BADAN OON ANIGU KU JIRO WEY WAREERISEY. AN KU SOO LAABTO TII HOREE,, MIDKA YOOOWGA AH E SURWAALKA AAD U MALEYNEYSID WARAABE DHIIRI KA SII BAXAYA WEYBA KA HESHAA , MIDKA MIDKA NEATLY CLOTHED ,SERIOUSMINDED AHNA , OO DAACADA AHNA NACAS BEYBA U ARAGTAA,,,,,,,,,,MARKA NAAG YAN DAACAD LOO NOQON ,,,,,,,ILAA XAD, YAANA WAQTI LAGA QAADIN HADAADAN JECLEEN ,, LAAKIIN MIDAAD JECESHAHAY NINKA SOOMAALIYEEDOW KA JECLOOW MASKAXDA ,,,,DAACADNIMO SAID AH WAXAAD UGU EKAANEYSAAA NACAS,,LOL.......WAA RUN , ANY FEED BACK ON THAT E-MAIL ME AT SAID@HOME.NL ANY WOMEN (SOMALI WOMEN ) INTRESTED IN A REAL SOMALIMAN WITH NO BEATING ABOUT THE BUSH IS FREE TO JOIN ME IN SOLVING THAT,BY ALL
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, July 19, 2000 - 11:28 am To Ismacil Gurey, Walaal, you are so welcome. I like that mentality that you have keep it up brother. To M-DEEQ First of all I personally think that you need to appologize to all of us out there. Seconly, whoever it is that you lied to has a personality of her own and i dont think that feedbak should have any effect on us SOMALIAN QUEENS who seem to have dignity and respect for themselves, and on the other hand would like to be treated with truth and honesty. Hey, STOP BEING A PLAYER COZ' YOU DONT WHEN YOU COULD BE THE VICTIM YOUR SELF. PEACE BROTHERS Anayar
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Thursday, November 30, 2000 - 08:02 am ku:dhamaan waxaan idiin sheegayaa dhalinyaroyahay soomaaliyeed in aan afka la goosan qof suaal xasaasi ah oo muhiim ah soo ban dhigay dhabtiina ah arin u baahan in laga wada hadlo,maxaan sideenaba runta uga baxsanaa anigu waxaan aaminsanaha in halaha soomaaliyeed badelkood jirin laakiin ay badanyihiin dad garaadkoodu liito aqoon fiican aan ula waxa karaamadeedu yahay waxayna noqdeena kuwa sumcada soomaaliyeed hoos udhigey iney no1 ka yihiin,been ma ahaane runa loomaba sheegaba waayowaxaa isaga khaldan waxa fiican iyo waxa xun,raali ahaada 10%fiicaneey waxaa dhacdey in nin aan aqaano oo ajanabi ah i suaalo=gabdh soomaalida waxaa ladhahay kintirka ayaa laga jarey markaasey kacsi ka qaadeen?loool! maxey saas fudeydka ugu yihiin? marka gabdhaha kale ee wadamada kale dhaqankoodii&hidahoodii ku dhaganyihiin,iyakana in dhaqankooda iyo dadkooda laga cararo aaminsayihiin,maxaa soobaxey wecelbadan,euro,afro, arab,china ,mother fucker children back home!! shame on you sis!! peace y,ll
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Tuesday, January 30, 2001 - 07:58 pm dumarka somaalidu waa dul baden yahiin sababto ah waxay hayaan nimanka somaaliyeed waxa yaabo badan ayeey jecal yahiin waxan kamid ah runta loosheego ama lagu dhaqmo laakin yaa laga helayaa taas nin ama raga waxa runta sheega waa yar yahiin waxayna noqdeen badidoodu qarmasuul ilaahey male kale haka siiyo waxay jecal yahiin anaguna waxaan niri amiin
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Wednesday, February 14, 2001 - 09:41 am ma aha i naagaha soomaliyeed markasta tusaaler loo soo qaato mar walba oo la waayo sheeko kaler tan labaad walaal waxay dumarka soomaaliyeed ugu jacilyahiin ninka reerkiisa reunta ku dhaqa iyo waxa ilaah jacelyahay diintu hawgu horayso er markstan ilaa liya xuquuqdeeda markaa taa ogow walaalka soo qoray su aashaw.waxayna nacebyahiin beenaalaha aaminsan beeku xero gali runa ku dhaq ee ogow walaal arintaa hana u gafin dumarka mar waa walaasha mar waa hooyada marna waa xaaskaga haysku dayin in aad hadal macno dara ah aad su aal ka dhigto oo aad dadka waydiiso ee wax fiican ayaa lasoo qoraa oo dadka wax ukor dhinaya maskax iyo caqliba inta kaaga soo jawaabtayna waa in aan wax ku dhaamin adiga ogow taa in su aal laga soo dhogo maxay dumarku jacel yahiin maha figrad saxan bye bye dhamaan inta igu raacsan iyo inta igu diidanba taladayda.,
|
![]() ![]() ![]() ![]() ![]() | Saturday, March 03, 2001 - 04:47 am Saaxiibayaal yaan waxba been laisu sheegin naag oodhan cideydoonto ha,ahaatee waxey jecelyihiin nin lacag leh
|