Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Warar iyo Ogeysiis News and Notices: Archive (Before mar. 3, 2001): BAAFIN!!!!!!
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Assalamu Calaykum!

Waxaan halkaan ka baafinayaa qof magaciisa la yiraahdo Axmed weli Abuukar, hooyadiisina la yiraahdo Faadumo Axmed Geedi, deganaana magaaladda Xamar gaar ahaan degmada Hodan (ka soo horjeedka baar djibouti).

Axmed markii iigu wardambeeysay waxay ahayd 1988, wuxuuna soo aaday Europe.

Fadlan qofkii warkiisa haaya ha iga soo xiriiro

Cali Nuur
LH Sweden

e-mail cali@sahafa.com