Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Warar iyo Ogeysiis News and Notices: Archive (Before mar. 3, 2001): ==============FOOLXUMADII WARIS===========
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
I've recently read the book "Desert Flower", didn't buy it though!

Waxaan u maleynayaa inaney asal ahaan aney Somaliyad aheyn, waxaan uga socdaa, hablaha somaliyeed waxa lagu ogaa xishood lakiinse waris waxey dhaafiweyday labadeeda lugood ayadoo waliba meel walba lataagan. Markaas, sidaa darteed, waxaan kula talinlahaa madaama ey xushood deysay, inay sheegato Afrikaanka kale oo ey magaca Somaliyeed noo deyso haduu wanaagsanyahey iyo hadu xunyaheyba.

Madaama eysan arag Somaliya inteeda badan dabeetana ey moodayso Somaliya, baadiyeha ey ku kortay iyo intey joogtay. From gabaree to Londan.
Waxaase nasiib daro ah, sida ey tahay maanta iyo ka ey guursatey ee aan istijoonin, dabo xaarleh fogal dabo xaarleh. Takale, ninkii somaliyeed ey foolxumoda ku sheegtay ayaa kaba qurux badan guriilaha gaalka ah ey guursatey.

Waxeyba tidhi libaax ayaan is aragnay face to face, ka dibna wuu iskaga key tagay, Beenaley foqal Beenaley, libaax haduu wax deynayoo dadkii horeba muu dhameeyeen?

wareysigii eyla yeelatay BBCda ee TV laga tusay cadaan iyo madow, siday isku kala xayd-xaydeysay
ayaaba layaableh. waxaasan waydinayaa Lacag iyo waji keeba wanaagsan?

Qurux inay leedahey bay ismooday, dabo cayuun foqal dabo cayuun.


PS: SOMALIA EXTENDS BEYOND MUQDISHO IYO AGAGAARKEEDA.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Ahmed

Unrecorded Date
Waxay ila tahay Waris Diriye haddii loo fiirsho in wax anaga agteena taboe ahaa oo aan laga hadli jirin ay banaanka keentay ee adduunka oo dhan looga hadlo taasoona aheyd Gudniinka anigoo waxyaalo badan aan kuugu raacsanahay ee ay been ka sheegtay e.g. mar ay timid waddanka Holland barnaamij TV oo wareys lala yeeshay waxay sheegtay in operationka in kintir loo sameeyey si ay naagnimadeeda uga raaxeysto buugeedana waxay sheegaysaa in ninkeeda ay jeclaan ay jeceshahay keli mo 'ogii aan raaxeysi (sex) aan dareemeyn. laakiin waxaan ku taageerayaa inay ka hadashey dhibaato badan ee gabdhaha dumarka saameeyey taasna ay sabab u noqatey in lagaga fikiro maadaama gudniinka diin aheyn keliya hiddo iyo dhaqan ah marka run loo hadlo dhibaatada ay sheegeyso ee heyta dumarka waa run sida marka caadada u timaado ama ay dhalayaan.
mardhowna waxaa soo baxey in dadka Soomaalida ah ee heysta dhalashada Holland ee gabdhahooda dibada lagu soo gudiyo in maxkamad lasoo taagayo .

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

fuad

Unrecorded Date
hi a wpoud like to give some of my opions about somalian super model of waris. I think it is creat job that she in her resent days after been a refugee in Britain. It is true that is not part of our calture a somalian girl to be in the mpoderling industry. So in thta case many people may feel bad. I like to thank about interview she had with doutch tv(holland) that she talk about problem she feel about secumastanc( WAXAN ULAJEEDA GODNIN KA LAKUDAYO KABDHAHA SOMLAITE). it is time for us to stop the KODNINKA. Waris is creat girl but iam sorry about her remarks the that felow somalian guy.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

CiiseRooti

Unrecorded Date
Gabdhaha Imika,Caawa,Beri iyo weligeed beynu gudi so what else ya gotta say

Hadaan Guursado I am gonna tell my lady to try that cloning sh*t so we can have so many girls to Curcumcise. Hada xitaa magalada aan joogo gabdhaha waa lagu gudaa

Clitoris-ka halaga gooyo si aysan u dhiloobin

GUDNIIN FOR LIVE PPL, XUQUUQDIISA WAAN U DHIMAN
yall feminist come and freak on me, biaaaaaaatchs

more infor see this site
http://proGudniin.com/Ciiserooti

peace till next time

CiiseRooti

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
alot of peaple might not agree with Waris; the way she portray her self, all the stories she made up.But the fact is she is taking advantage of the secrecy in our community. But the case of GUDNIIN, I cannot even discribe how bad it is.
just imagine any six years old that you know of.
oo waalidkeed iyo walaalaheed ka waawayn inta isu qabqabteen oo lugaha iyo gacmaha kala jiideen
mindi lagu jarjarahayo, oo sidaa loogama harine
tolniin loogu dhaqaaqay
As I write this topic, I am realy angry not because I am women, but I am human. we,as men should also address this issue because it's happening to our daughters and sisters.

THIS MUST STOP

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
To Anonymous:
waan fahmay waxaad u jeedey, Inkastoo anan akhriyin sheekaddy qorty Waris Dirie (Desert Flower) haddana waxaan guudahaan u fahmay inay tahay inan Soomaaliyeed oo waayahay aragtey ka sheekeysey sidey iyadu u aragtey,lugahan aad sheegtey ay meel walba la taagan way hagaagsantahy (sidaan anigu u arko )Quruxdda hablaheenu leeyihiina Dunidda tusto, waa haybada Ilaahey Subxaanuhu wa tacaala siiyey.
Nin Soomaaliyeedana fool xumo ciddi ku ma sheegi karto ama iyada ama dad kaleba, sabantoo ah waa la yaqaana in midabka, Dhererka, dhismaha,iyo Qorqoraanshahoogu aad iyo u quruxsan yihiin, markaas waxaan filayaa wax inaga inoo tahay DalJire waa inaynu ku faana magaceeda sabatoo ah waa Soomaaliyed wanaag iyo Xumaanba.
Guditaankuna waa dhaqan ceeb ma aha,waa dhaqan keenii waa ineynu ku faanaa oo Gaaladan magaceena Dileysa si walba, Gumeysiggana ah aan la maqlin.
dad waliba waxay leeyihii dhaqan u gaar ah astaana u ah oo lagu gartoo Guditaanku waa keena, ta 2aad maxaa ka wanaagsan in aynu habalheena baro Nadaafadda iyo nolosha hagaagsan?

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

GS4

Unrecorded Date
I agree some point about Waris, but she could do better than that coming up internation TV and talking about between her legs. Man there is alot to talk about if u wanna say something about our country. To waris and all the up coming somali girl... if u are searching a fame please don't put it in between your legs..and all that ••••.
Now we getting educated.. most young pretty girls are not having their thang cut off. So please keep somali, and their people up, not down..••••.
We have already under, I wonder how we gonna support each other and heal each other... peace 4 now..
4 real.. peace and enuff luv' to all my somali people whoever u are whatever u do, and wherer u @
I love u all.. keep it real and stay generous 4 life

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
taas weyna ceeybeeysay ilaah ha ceebeeyee inkaar ayeey qabtaa wasaqada afka huurada leh soomaaliya hadee joogi laheeyd mudankeeda ayaa lamarsiinlahaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

vivace

Unrecorded Date
Waris Dirie didn't lie, she had no reason to. From what i've read, she is very proud of her culture and doesn't bad-mouth it in any way. The fact that she has brought up the practice of FGM- doesn't mean that she is deliberately making the culture look bad.. it's simply a fact - it's wrong and you know it.... i think all you men here are being too defensive, you're too preocupied with your stupid bruised ego's to realise that you're doing wrong. Wake up to reality Guys.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Asalamu caleykum, waa salamantihiin dhamaan. Inkastoon anan aqrin buuga Waris, hadana waxaay ilatahay in wax run ah aay ka hadshay inkastoon aaysan ubaahneeyn in aay sidaas u sii faah-faahiso lakin waa mid u baahan in laga hadlo sababtoo ah hadii aan Somamli nahay waxaan waligeenba isku qaladnaa DIINTA IYO DHAQANKA gudniinka midkiis ayaa diinta qoreysaa not midka Somalida badankeed isticmasho. So nimankiina Somalida ah ee caayda lasoo tagan waxaan idiin dhihi lahaa waa wax run ah oo jira una ubaahan hadii aan somli nahay in aan kawada hadalno. Sidaas iyo nabad gelyo waxaan idiin rajeynayaa qeer Inasha Alah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Cali yare

Unrecorded Date
To pinpoint the truth however bitter it is is not a crime, but to discribe it with the wrong jesture can become a miseducating impact for the truth seekers.

My fellow Somali countrymen/women what waris told the world media was accompanied with painfull past memories of her life, and we've all heard her stories, but nevertheless she protrayed us as a voilent, arrogant, mercyless society and whatever you may add to it.

How waris behaved during her moddelling career was absolutely not part or parcel of our cultural values,i hope you will agree with me in one way or another. She crossed all the tradional barrers and broke the records, but the truth always is laying out there somewhere. If i may remind you!! "do you what kind of state Somalis are in", and with that in mind you should be ready for such cases like waris's to happen more oftenely. Waris as we all know is the unfavorable category of the community but to over came this problem we need rolemodels who can be discribed to be in the right and favorable section of the community.

So my fellow Somalimen/women the steps are ours to take, and do what is best for our community so that we may change the course of our history.

thankx all brothers and sisters

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

MUNA

Unrecorded Date
WAAN KA XUMAHAY WARIS SHEEKA DEEDA BALSE CEEB ALLAHA ASTURO

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

faysal

Unrecorded Date
waad salaaman tahiin dhamaantiin somalida melwalba aad joogtaan.
salaan kadib walaalayaal waxaan filayaa marhadii lajooga wadan shisheeye ma wanaagsana in mujtamaca aan lanool nahay in loo tuso in aan nahay dad dhaqan xun waxaana filayaa in aad nahay daka oogu sharafta badan ee jooga wadamada shisheeye run ahaantii ma aanan akhrin sheega kada warris balse waxaan filayaa arintaan in ay noogu darsan tay midii horay u dhacday taas oo aheed in gabar soomaaliyeed oo lawareysay tiri raga soomaaliyeed mayaqaanaan galmada taas oo run ahaan tii lala yaabay iyadii isna ceebeesay hadaladii ayka tiri meesha balse yaan hadal idinku daaline gabadhii iyada aheed waxaa qabo nin gaal ah oo gadaal lagamaro {khaniis ah} oo caan ah waxaana labadoodiiba lawareystay weekii nasoo dhaafay iyadoo lagu soo hadalqaaday ninka ay mustaqbal kadhiganeyso iyo waxa ay adiinteeda ka qabto iyo waliba dhaqankeeda somaliyeed taas oo dhagaha faraha lagashtay gabadhii iyoda aheed halka ay ku danbeysay iyda oo ku dhaqaaqday wax gabdhaha islamka caado u aheen waxaana filayaa in aad gabadhaa aad garaneysaan waa dhabadhii uu shumiyay michal jacson marka hala yaabina wax walba waa larki lana maqli

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
shukri waad slaaman tihiin dhamaan dadwaynaha soomaaliyeed meel kasto aad joogtaanba waris waxay la tahay fadeexaday TV ka sheegtay inay wanaag ku heleyso hadaba maha sidaa arintu waa badaow timi qurbe mana oga magacu inuu jyahay qaali markaa waxay ila tahay in halkaa lagaga hadho warkeeda mahadsanidin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
shukri waad slaaman tihiin dhamaan dadwaynaha soomaaliyeed meel kasto aad joogtaanba waris waxay la tahay fadeexaday TV ka sheegtay inay wanaag ku heleyso hadaba maha sidaa arintu waa badaow timi qurbe mana oga magacu inuu jyahay qaali markaa waxay ila tahay in halkaa lagaga hadho warkeeda mahadsanidin

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Vivace

Unrecorded Date
As a person who isn't Somalian, I can tell you this....She didn't portray the people as violent... it's the 'practice' that is portrayed as violent, which it is. People don't read the book and say "oh, those Somalian people, they're so violent.." they think "oh, that's a horrendous practice which is violent". FGM is practiced in a number of other countries. Take it from me, there's no reason for your prescious ego's to be bruised guys....

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

FARXAAN

Unrecorded Date
WAXAAD IGA GUDOONTAAN SALAAN QALIYA

wax yaalaha foosha xun ee ay kaga hadashay meelwalba nacalada waris"""""""
sedeenaba waa wax caado inoo ah in dumarka lagudo
somaliya oo kaliyana caado uma aha ee wadamo badan ayey u tahay
lakiin maxaa ku kaliifay inay ka hadasho labadeeda lugood dhex deeda. markii hore ayey san xalaal ku dhalan hadii aay xalaal ku dhalan lahayd sidaa umaysan hadasheen

WARIS waxaa ku kalifay inay ku hadasho waxyalaha qarkood siday adhi uracaysay ayay timi UK


lakiin waxaa igula yaab badnayd malintii kanisada lagu gursanayey imaan hoyadeed oo tusbax dheer sidataa markay soo hor fadhisay gabadheedi oo diin galo lagu guursanayo waax iri tolow may iska dhigto tusbaxa


ALOOOOOOOOOW SOO HADEE WARIS

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

suxufi

Unrecorded Date
Saxibayaalow yaa wax iiga sheega buugas iyo sheekada goortay dhacday iyo meeshay ka dhacday iyo waliba waris maxay tahy maxay ka shaqeysaa halkay ku nooshahy iyo taarikhdede


waxan kaloo jeclaa in aad ii sheegtan halka aan ka heli karo buuga weris anigoo jooga maraykanka california

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Galbeyte

Unrecorded Date
bye Galbeyte
Dadod ilaah dad ma wadasimin ...........
waxaan ola jeedaa in aan AQLI la sinneyn marnaba
runtii WARIS waan u mahad celinaah.
sida ay GABAR somaliyeed QURUX deed u soo
bandhigtey.sida ay DHIBAATADA gabaadha SOMALIYEED,
ay utacbiirisay oo ay ADUUNKA ugu sheegtey.
sida ay QOF hamileh utahey oo meel tiigsanaaya .
mideeda kale(2)MUSIIBO oo QABIIL iyo GUDNIIN.
kaweyn maa jira hadii SOMALIYA la'eego
labadaasina waxa ay aad wax ugaarsiiyeen waa DUMAR. SOMALIYEED ama gabar SOMALIYEED .
marka ceeb ma'aha in ay labadeeda LUGOOD.
DHEX dooda ka sheekeyso
walala yaal WARIS oo kale waa CALAN somaliyeed
waana MAGAC iyo HANTI somaliyeed
dad kaan buuqa badsadey ma waxaad rabtiin
inay JAAD iyo QABIIL ufariisato.?
oo ay ilowdo QURUXDA ILAAH uhibeeyey
AAD AYAAN OGAXUMAHEY SHAQSIGA QAYRL MUSLIM ka ah
mideeda kale
DIIN LI LAAH WA LEYSA MANAASIR IYO HALAGAA SHEEGO.
byeGalbeyte

SALAAAAMA CALLEY KUM

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

mel.abraham

Unrecorded Date
saaxibayaal sheekada waris wali maan arag oo Australia soomey gaadhin laakiin waxaan hubaa naagaha soomaaliyeed iney ugu basar xun yhiin kuwa miyiga ka yimi ee dabeed magaalo aaney waligeed arag ;la dhex keeney waxay u malayni eney janadii ayeydeed ugua sheekeyn jirtey tahay halkan.
waxaan akhriyey buu laga qorey naag la yidhaah do IIMAAN oo iyaduna ka timi meel ay ku sheegtey MANGO VILLAge waligey ma ma qal iniguye oo maba arag.

waxaan ku talin lahaa wablaha soomaaliyeed iney wax u sheegaan kuwan badowda ah.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

sharay

Unrecorded Date
Waad salaamantihiin dhamaantiin;
mel-abraham;
sxb aniguba Melbourne ayaan daganahay, waxaana ahay ninkii topikan furay. Buugan Waris ay qortayna waxaad ka heli kartaa Victorian Lib amaba Melbourne CBD Book-shops, sida ka weyn ee ku yaal Elizabeth St.

Sxbiyaal dhamaan;
I don't have any problem with what Waris wrote " that's if she authored it, which I personally think did not", but isn't it better to attack your objective as one. If here object of writing this book was to tell the World that we (Somalis) practise the most awful practise in this civilized world, Why sum up the whole Somali culture and let it equall to ••••?

I personally, totally, oppose FGM, and I really support Waris in eliminating this Oldman's stinking Idea.

Peace

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Susdima

Wednesday, June 14, 2000 - 05:46 pm
fariintaan waxay u socotaa ciiserooti, ciiserootiyoy waxaan ka xumahay inaan Emailkaaga aan late aqriyey bal inaan kuu soo jawaabo ayaan still rabaa. Waxaan ka naxsanahay gabadha aad dhali doontid, gudniin ama gudniin la'aan gabadhii rabta inay geedkeda dhigato wax ka celinaayo ma jirto intaas ayaan kuu sheegayaa, mideeda kale gabadhuhu way ku dhaleen wayna kula dhasheen waadna dhali doontaa ee ha ugu wacin bitch mise micnaheeda ayaadan aqoonin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Susdima

Wednesday, June 14, 2000 - 05:49 pm
fariintaan waxay u socotaa ciiserooti, ciiserootiyoy waxaan ka xumahay inaan Emailkaaga aan late aqriyey bal inaan kuu soo jawaabo ayaan still rabaa. Waxaan ka naxsanahay gabadha aad dhali doontid, gudniin ama gudniin la'aan gabadhii rabta inay geedkeda dhigato wax ka celinaayo ma jirto intaas ayaan kuu sheegayaa, mideeda kale gabadhuhu way ku dhaleen wayna kula dhasheen waadna dhali doontaa ee ha ugu wacin bitch mise micnaheeda ayaadan aqoonin.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdul

Wednesday, July 05, 2000 - 03:39 am
waad salaaman tihiin.
Run ahaantii anigu, markaan akhriyeey buugii waris waxaan u arkey ineey tahay qof aan waxba isku faleeyn sida naagaha iiraanta ee intee wadankooda markeey ka soo tagaan eey yimaadaan wadan gaala ah bedesha dhaqan iyo diinba, ha la yaabina waris waa qof maangaab ah.

Waalidku waxeey nagu leeyihiin xuquuq aa la gudi karin, ineey waalidkeed ceeydo siiba aabeheey waxeey galabsetey inkaar.
Anigu waxaan joogaa sweden naagaha swedisku aad ay ayeey uga heleen buuga oo ay u arkaan ineey sax tahay,

Waxaan ku soo gabagabeeyn lahaa, waris waa qof maangab ah oo ogaatey in lacag lagu helo haddii aad caaydo dhaqankaaga

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Wednesday, July 26, 2000 - 09:47 am
waanka xumahay in aan wax qof shaqsi ahaan uyiri aan ka hor tagno waayo qofku waa xor ma daama aytahay gabar somaliyeed waxaan so gatay boogii ay qortay waxaana umalaynayaa waxay kuqortay uma aan arkin wax wayn ee laga hadlo mushtamaca somaliyeed taas oy qalda badan ay kasheegtay bulshada somaliyeed taas oytahay ianaysan wax habayaraatee aysan ka ogayn tariiqdeena iyo dhaqankeena waan kaxumahay inay somali magaceed ay maanta wadato waxayna xor utahay waxayrabto ianay kuhadasho

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

dhukuro

Sunday, August 13, 2000 - 05:52 pm
Nice Title really

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

•••

Monday, August 14, 2000 - 09:17 am
Weris.. Waa reer baadiyo waa badaw waa sharmuuto iyo wax ka sii badan..

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Warfaa

Monday, August 14, 2000 - 09:20 am
Weris..
Waxay tire waxaan cayrsan jiray [Geri]
Gere, majoogaa Galaado Waa maye Waa been lay cad..
Hadana waxaa aroosay xabashay Gaanays ah.
waa lagu qasaaray taas................

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Sunday, August 20, 2000 - 07:09 pm
About Weris:

I think personally she did a good job on her book and how she talked about the "evil" culture. People are attacking her just because she is a "woman", otherwise if she would have been a man...no one would be saying any harsh things to him. Wake up people, whether we like it or not she is painting a vivid picture about circumcision. After all FGM is brutal, inhumane. How would you like guys if someone cuts a piece of your penis?? We need someone who have guts to expose this wicked nature like Weris. Regardles, whether she is married to a gaal or somali, it is her life and her experience as a teenage who went through what many of us went through. As for Weris: keep up the good work! And as the rest of you: who criticize her: Kharaarka iska daaya!!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

HIlo

Tuesday, November 21, 2000 - 03:47 am
Waris khasaare ayay ku tahay dhamaan Somalida.

Marka wax kasii dabo hadlaaba waa khasaare!

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

arawello

Saturday, November 25, 2000 - 07:24 am
I could not read all of your commonts on the topic. I liked the way cali yarre said it. I will to these Waris was explaoted by the media industri as many other young women from evry where in the world but what made her situation worse is that she was unadeacted and vurnerable. What most of us do not undertand is that waris come from Isl;amic background and the media which is well-know for thier misconception on islam takes advantage of that. If you look at other africans but non-muslims have this kind aff custom but they are not at the front page but the Soamlis are. Why? Please get up and wake up. Do not be the weak point for islam to be hated and primitive. Do not support waris etc.

we are well aware of the problem and as muslims Insha Allah will continue to abolish it.

PS the guy who said you are gonna contunue you do not have place in here.