Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Warar iyo Ogeysiis News and Notices: Archive (Before mar. 3, 2001): Ilatali
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

oseble

Unrecorded Date
waxan layabay dibudhaca somalida

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

ali ahmed

Monday, October 30, 2000 - 01:35 am
waxaan layaabanahay dhigan muslika ee meel kasta lagu daadinayo maxaa sababay maxaaymu isa ga dhi cinwaynay nimanka

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

A A A

Sunday, November 05, 2000 - 11:06 am
Waxaan Layaabay gabdhaha Soomaaliyeed ee surweelka qaata iyo waliba say ugu foolxun yihiin oo aysan isaga warqabin,Iyo siday gabdhaha Soomaaliyeed jalbaabka ugu qurux badanyihiin oo aysan uga war qabin,Waxaan saas uleeyahy,Waxaan ahay nin,waxaanan kafahmi ogahay gabdhaha waxay ku qurux badanyihiin iyo waxa kale,meesha haweenkuba naga fahmi ogyihiin waxaan ku qurux badannahay iyo waxaan ku fool xunnahay!!!.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdullahi mohommud ahmed

Thursday, November 09, 2000 - 01:24 am
walaal hala yaabin dib udhaca soomaaliyeed sabatoo
ah adiga soomaali ah