Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Warar iyo Ogeysiis News and Notices: Archive (Before mar. 3, 2001): AROOS WACAN
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Anonymous

Unrecorded Date
Waxaan dhamaan Soomaalida degan LONDON, iyo agagaarkeeda tahniyad iyo bogaadin u direynaa MOHAMMED IMAN GAASI iyo JIIJO GERWAYNE GAASI oo dhowaan ku aqalgalay Magaladda Jeddah, Saudi Arabia.

Waxaan leenahay guurkiina ha noqdo kuwii isku waara ubad kheyr qabana kala hela Aamiin Aamiin.

MOH. IMAN iyo JIIGA GERWAYNE waxaanu idin leenahay Awguuriyo anagoo kala ah.

Omar Sayid, Nimca Namuuna, Falas Sayid iyo caruurtooda

Walaalayaal guurkiina ha noqdo mid aan ku faraxno dhamaanteen, Aamiin Aamiin Aamiin.
SUJAC99@YAHOO.COM