Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Warar iyo Ogeysiis News and Notices: Archive (Before mar. 3, 2001): Baafin
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

cilmi

Unrecorded Date
waxaan deganah wadanka iswiiden waxaana raadinayaa gabar layiraahdo Suleeqo Ali oo markii iigun wardabaysay joogtay dalka ingriiska.
soomaliyana waxay kadaganayd magalada muqdisho xaafada kasabalbalaare.

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

abdiaziz

Unrecorded Date
waxaaan halkaan ka baafinayaa gabar magaceed la yiraado FARTUUN CABDI MAXAMUUD waxaaa iiga war danbeyse i somali sanadkii 1992 dhamaadkii. aniga baafinaayo waqxaaa magaceyga la yiraadaaa ABDIAZIZ waxaaan deganahay SWEDEN gaaar ahaa gobolka göteborg

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

Abdiaziz

Unrecorded Date
Waxaan halkaan ka baafinayaa gabar magaceyda la yiraado SAFIYO BILE CALI waxaaa iigu wara danbeyse sanadkii 1990 intuu bilaaban dagaaladii somalia. Aniga wax baafinaayo waxaaa deganahay sweden Waxaaa gadhaa leygu sheegey in ay ku nooshahay wadanka USA