Skip to main content

 

.

 

 

.

SomaliNet Library

SomaliNet Forums Archives: Before May 2001

Yes, thanks to SomaliNet Communuity, Somalis took advantage of the internet at its infancy!

SomaliNet Forum (Archive): Warar iyo Ogeysiis News and Notices: Archive (Before mar. 3, 2001): Maxaa u xal ah soomalia hadii shirka jabuuti burburo
Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

hassan

Unrecorded Date
waxaan doonayaa in aan fikradan is dhaafsano walaaladay soomalyeed marka waxaan arkay dadbadan oo ka soo horjeeda shirka jabuuti amaba aan xal ba u hayn soomliya inay halkay haysaan dadka ku laayan mooye,marka suaashaydu waxa weeye maxaa u xal ah soomalia iyo dhibkan sidee looga bixi lahaa

Top of pagePrevious messageNext messageBottom of pageLink to this message  

A.SAHAL

Unrecorded Date
WAXAA LOOGA BIXI KITAABKA QURAANKA IYO SUNADA

NABIGA S.C.W OO LA QAATO